SeaFaringSomali

This old woman is shameless

Recommended Posts

I have nothing to say against this elder woman, kaliya shaqsi ahaanteeda iyo sharafteeda ayee u gafeysaa, not Soomaaliya ee degantahay iyo Soomaalida ee ka tirsantahay.

However, it was in the name of Soomaaliya in sidaan sharafta leh loogu soo dhaweeyo meel walba. Calankaas baluuga ee huwaneyd dartiisa lagu soo dhaweeye:

lkjljljl.jpeg

EDNA-EG.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Islaantaan allaha soo hadeeyo
20 jirkeedii iyo 70 jirkeedii way isu dhaqan egtahay.

Waxay kasoo horjeedaan xag jirka snm, ingiriis yaa gumaystay gobolada waqooyi sababtoo waxay aaminsanyihiin inay ingriiska wada dhasheen 

Protected by British ama (محميةبريطاني) macnaheedu waa nala ilaalin jiray ee nalama gumaysan.

Ingriisku wuxuu ilaalin jiray ugaadha iyo kaymaha ay ku noolyihiin gorillaha dalalka aduunkoo dhana wuu soo gumaystay.

Arintaasu waxay keentay inay diidaan 26ka Jun oo ahayd maalintay xoreebeen ayagoo ka jeclaaday inay adeegsadaan waa   nala xanaanayn jiray.

Ingriisku waa ogyahay inuu kula dagaalamay waqooyiga soomaaliya diyaarado kuna waayay saraakiil magac làhaa berigaas.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   

 

On 7/28/2019 at 1:21 AM, Ducale said:

We fought against the British koley dabadhilifnimada *** asturi meyso. British ayaanu ku jihaadnay iyo fake nostalgia waa niyad iskudhisida ***.  Odeygeydun ku faantaan the mad mullah, waxaad ogaataan inuu yahay taariikhda umada soomaaliyeed ninka kaliya ee nin kale private part'kiisa u qushuucay oo u gabyay.

You didnt adress the issue  of lamenting and boasting in regards for british colonialism.. Instead you chose to miscredit thousands of somalis who simply died in northern somalia for fighting british colonialism. 

 

image.png.2ad78be3a28f14ce3dfa3fbfa488285d.pngA picture says more then a thousands words.  

Share this post


Link to post
Share on other sites

Edna adan is a great activist humanist she has done more for people than you guys did. 

The English were somaliland but we were never colonised never have whites gave birth in our land. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.