Sign in to follow this  
Mr-Peace

Somali-African marriages

Recommended Posts

BOB   

Juxa qof aan is dhaho maqbiyo darteed u noqo weli ma baran marka maalintaan abaayo macaantaas barto anigaa akhbaarteeda kuusoo gudbinaayo inta ka horeeyso banooniga aa amoore ii ah.

 

 

PS. Arsenal inaa taageerto waaye...and in the world cup waa inaa Holland taageertaa.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ Arsenal in ee taageerto qasab ee kutahay lool... mar hore aa loo xiray funaanad Arsenal ku qorantahay loool...World Cupkana Holland ee taageree...

 

 

BoB, Shaqadaan aad sameyneesid in aan aniga sameeyo waaye maxaa yeelay ragiina kale dhan wili doob aa tihiin loool...

 

ninka ugu horeeyo oo in aan ka gaarno ah waa FuFu! waxaana ku xiga shiikh niikiye kabacdina Adiga! "wahaadaa!!"

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Wax waalan...Fu-Fu muufadiisaa maraq ugu jirto ee adiga is dabar.

 

 

Nuune waa sheydaan waxba kaas hanagu darin... :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Juxa in aa fahantay aan u qabay markee ka hadleysay dumaashi iyo qulufaadkaas loool...Fufu sadex sadex uu ka danbeeyaa iyo qulufaadkaas lool nuune iyo qudbo siirona isku reeb adiga aa soo haray, mid ugaali sameyso aa ka raadinee mareekanka iyo ingariiska! Afrikaan yahoo...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

i dont understand your luqad, meel cidla ah baad kusoo dhacday so wotcha on about ?

 

i will never support arsenal and i hate chelsea marka dufka bax

 

i am into rugby (game of the mighty)

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Juxa:

i will never support arsenal

Juxa come on..sidaa ha dhihin.

 

 

fiiri asxaabta ka waran? ciyaalka xaafada aan sheegooyaa nooh...igu wada salaan usheeg BOB aa idin soo salaamaaye ku dheh.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

if you mean heblaayo, i keep giving her salaan qalalan and let me be good walaal and tell you qof rabta malahan salaan qalalan

 

marka ha i daalin

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

waa filaayay in hindiga badan oo lafiirsanooyo uu waxaan keenaayo...xittaa salaantii waxaa la rabaa inee wax la socoto. :D

 

 

Juxa...adiga qarxiska jooji hee...sir ahaan aan rabay inaa iigu sheegto nooh...waa kan hada Tuujiye yaa meel geenaayo hee siduu rabo uu u fasiranaa hadalka.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

These kind of Threads make me laugh,war heedhe,Nin rag ah ma tihid miyaa waa yaabe?

 

There are more important things to worry about than somali men/women marrying non-somali.waa personal choiceka qofkuu doono ayuu guursan karaa.Dont make somali women as special naagaha kale ee aduunka ayey la mid yihiin.Naagi ninkii sariirta saara ayey ku dal iyo diin tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^loooool... waa sheegaa shangalalax maa la dhihi jiray lool... BoB tacbaan yahoo sakaraadka dhaafay, stop using Juxa!...gacan maran salaan lugu bixiyo reer kismaayo lee ku danbeysaa..sigaar maa calaacasha loogaga damiye kolee....

 

Lakiin BOB UK dhan gabalkoo hilib eh maa ugu socotaa lool...

 

 

Juxa why u hate Chelsea? Masarka halaago dafo maku dhihi karnee!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Juxa kulli fidmo cinda geel adiga waaye...shuf hina! :D

 

 

Tuujiye...adiga waxba ma fahamtid...Juxa waxee ka hadloosaa Ayuuto...adiga waxba ma hubsatid nooh. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Bob, reer Kismaayood run ah matihid, sheegato yahoow iga leexo! Markaa dheheysid naag the only time aan tabo waa markaan jirado, where is your effin' reer Kismaayood swagger? A true reer Kismaayood would've had halshoo on stand by 24/7...Haduu jirado kaliya iska dhaafee, of course mid uu qabo ma'aha yaah! :D

 

Teeda kale Tuujiye in shaambad lagu dhajiyay ma'ogid miyaa, sidee kuwa wili soo taagan ugu dartay?

 

Haatu, labadaan bari fulaynimadaada uma bogin, intee lagaa heystaa? Mise waxaa rabtaa inaan dhoho 'igaarkaas waala taagay' *yacni sixir nooh*...No pun intended@Bob... icon_razz.gif

 

Juxa, @nothing beats well drummed DEAL...Bal iisoo sheeg how you negotiated this deal, ani ilaa iyo hada 'adi iyo gabdhahaaga vacation iska aada' aan ka dhaqaaqi la'ahay...Ana waxaan rabaa deal ah 'adi iyo gabdhahaaga is fiican isku sii barta intuu banooniga kuu socdo' inaan gaaro...

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Kool_Kat:

Bob,
reer Kismaayood run ah matihid, sheegato yahoow iga leexo! Markaa dheheysid naag the only time aan tabo waa markaan jirado, where is your effin' reer Kismaayood swagger? A true reer Kismaayood would've had halshoo on stand by 24/7...Haduu jirado kaliya iska dhaafee, of course mid uu qabo ma'aha yaah!
:D

Iyaah anaa la rabaa in baxar dalaq la isiiyo ka waran? Wareegto Luga Cad...aniga wadaad ayaan ahay oo sheekh caalim ah marka ha i dambaajin ee macalimadda iga qalee nooh istaaqfur-Allah dheh... ;)

 

 

PS. Xuskii Shariif Sheikh Aweys Sheikh Muriidi Sheekh Muunye Shariif Eenoow lacagtiisa ma bixisay? account number ayaan kuusoo qoraa ASAP ee si deg-deg ah kusoo xawil. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Xawil maxaa ladhahaa? Kalmadaha qaarkood vocab-keyga waa hore baan ka saaray...Of course unless oday reer Qardhood ah la caleen saaraayo... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Wareegto Luga Cad

 

Sooma rabtid in reerka loosoo duceeyo oo ilaahay xoolo badan iyo wiilal badan ku siiyo?

 

in albaab walba laguu furo sooma rabtid? in lacag aa hesho oo aad villas ka dhisato Qardho sooma rabtid? hadee halaguu duceeyee lacagta soo xawil oo weliba Dahabshiil soo dhig, Qaran waan is dagaalsannahay, Amalna waa dhib badanyihiin. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this