FBISOMALIA

PL court free farmaajo boys.

Recommended Posts

GUDDIGII DHISMAHA WADADA BOOSAASO OO XABSIGA LAGA SII DAAYAY


Maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari ayaa maanta xorriyaddooda dib ugu celisay afar xubnood oo ka tirsan guddiga dib u-dhiska wadada bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Saddex xubnood oo guddiga ka tirsan ayaa Khamiistii hore xabsiga la dhigay kadib markii ay dowladda Federaalka Soomaaliya ka guddoomeen lacag deeq ah oo aan soo marin nidaamka Maaliyadda Puntland taasi oo dowladda Federaalku ugu deeqday dib–dhiska wadada bartamaha Boosaaso.

Sidoo kale guddoomiyaha guddiga dib-u-dhiska wadada bartamaha Boosaaso Sheikh Maxamed Macallin Axmed ayaa isna xabsiga la dhigay laba maalmood ka hor isagoo ka soo laabtay safar uu puntland uga maqnaa.

Xubnaha la xiray oo dhammaantood duhurnimadii maanta la horgeeyay maxkamadda derejada kowaad ee gobolka Bari ayaa xorriyadooda dib loogu celiyay kadib markii sida la sheegay wax dembiya lagu waayay.

PUNTLAND POST

Share this post


Link to post
Share on other sites

PL is land of law and order. Next time anyone try to play tricks on the law, PL will not be easy on him, we are not like Jeegaan or South Somalia. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Wax maxkamad la yiraahdo ma jirto awoowe

Waa iidheh ay maamul ahaan lugo uga dhiganayaan.

Nimankanu waa culumo iyo dad maamuus ku dhex mujtamaca puntland.

Puntland markii la fasiro maamulkeeda waa jufo is taqaan oo sii kala jufaysan nin xero taraari kara kuma jiro.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Adeer farmaajo iyo khadar mowduucu ma'ahan

Mowduucu waa dad lagu kalsoonaan karo oo aan xaraanta quudan, oo culimo iyo wax garad u badan, yaa wasiirka kowaad ka codsaday inuu shacabkaa quruxda badan oo ugu gurmashada badan walaalahood, markii wakhti adag la galo, kala qayb qaato dhismaha wadada boosaaso iyo garoonka ciyaaraha gaalkacyo.

labadana jeebkuu gacanta geliyay wixii karaankiis ah waa qaaraan qof walbaa ka qayb noqon karo

Waxayna ka mid tahay barnaamijka isxilqaan oo madaxweyne farmaajo  ku dhawaaqay allaha noo xafidee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
6 hours ago, cadnaan1 said:

Kuwii gaalkacayo ee ayagana lacagta la siiyey maxaa loo xiri waayey Mise reer boosaaso waa looma ooyaan.

Those moneys on galgacayo PL government was there.  

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.