Saalax

Spokesman of Caare army who control Northern Sanaag: There is no talks with Sland region

Recommended Posts

Then Caare is done.

Every Somali I spoke to even those far away in NFD or Kililka are fed up with this issue. He is also not good for the federal government. He is not good for Puntland and he is not good for Somalialnd. These are the 3 main players.

End this issue one way or another, is becoming every Somali that has heard about it.

If I were him, this is the only window to talk and go home to Hargiesa or Mugadishu with little left.

Next week or next month will be too late.

 

Body count after some time, loses its meaning.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
19 minutes ago, Barwaaqo said:

 

 

 

That is a old picture from last year in Qardho of Caaqil Axmed Xasan Cali Jiis meeting Caare.  :D 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caarre meeqo bilood ayee ku haayaan beri ayuu isdhiibi doonaa. Secessionists wax aan been ahayn ma'ahee wax kale kama soo harin. Xataa xoolihii dowladda dhexe u fasaxday anagaa fasaxnay leeyihiin. Watch at this clip and listen to this deluded 'wariye' wuxuu iskugu sheekeynaayo:

Safaaradda Waqooyiga iyo daljiraha Waqooyiga u fadhiyo Jidde ayuuba la soo shirtagay. Xataa haddee safiir lahaan lahaayeen Jidde muu fadhin lahaa or Riyaad. Waxooda been wey dhaaftay, tii Trump lagu yaqaanay ayee sii dhaafeysaa.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
11 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Caarre meeqo bilood ayee ku haayaan beri ayuu isdhiibi doonaa. Secessionists wax aan been ahayn ma'ahee wax kale kama soo harin. Xataa xoolihii dowladda dhexe u fasaxday anagaa fasaxnay leeyihiin. Watch at this clip and listen to this deluded 'wariye' wuxuu iskugu sheekeynaayo:

Safaaradda Waqooyiga iyo daljiraha Waqooyiga u fadhiyo Jidde ayuuba la soo shirtagay. Xataa haddee safiir lahaan lahaayeen Jidde muu fadhin lahaa or Riyaad. Waxooda been wey dhaaftay, tii Trump lagu yaqaanay ayee sii dhaafeysaa.

 

 

:D wa la yaabay meelkasta beentooda so baxaysa. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

‘Calaa geelii ba’ay’ , maahmaahdani waxay ku timi;  Oday qurbo   jooga ah baa reer Dan yar geel u dhiibtay , isagoo shuruud kula galay inay manaafacadsadaan , maalintuu u baahdanna uu Geeliisa la wareegayo. Geelaa waxa raaci jiray oo dhaqaalayn jiray wiil Cali la yidhaah oo ku garaadsaday isagoo  geelaa reerkoodu leeyahay. Hadaba maalintii geelii uu la wareegay xaqlihii , Cali wuu murardilaacay oo u qaadan waayey. Sidaasaay maahmaahdu ku baxday . U badi inay reer Burco  ahaayeen.

Hada Saalax muxuu shaqo ka dhigan?

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

@barwaaqo  af soomaaliiga so baro.

 

 

"Jabhadu dalkeedi ayay joogtaa, Muuse Bixi waxaan leeyahay Cali Khaliif Galaydh wixii uu kugu aaminay horta fuli, si cid kale kuu aamini karto, halkaad Cali iyo raggii lamidka ahaa dhigtay, majirto cid kale oo diyaar u ah inaad dhigto"  :D 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.