maakhiri1

Fanaan BK BIG Fail in Nairobi

Recommended Posts

gooni   

Waagii hore intaan tabliiqa faraha badan imaan heestaanaan aad jeclaan jiray

Waxaad ka baranaysaa dhaqanka iyo luuqada labadaba

Tusaale

Cosob iyo ďhuldoog leh iyo abaar lagu cagaagto waa caddaan iyo madaw

Calcalyada xareediyo omos beer cadaadaay waa caddaan iyo madaw

Cadaysimo daruuriyo caad ìyo xayaabaay. Waa caddaan iyo madaw

Waxaa kaloo ka mid ahayd heestii

Haduu dabku dhaxmoodo maxaa lagu dugsiyaa, ama haday dawo bukooto maxaa lagu dàbiibaa waa sarbeeb xigmadu ka buuxdo

Ma ogtahay curyaankaba caga looma wasyine ayaduna waa xigmadda alle oo aad u qurxoon iyo kuwo kaloo fara badan.

Hees waa inay xigmad dhaqan iyo luuqad hodan ka tahay ama layska aamusaa.

Hadiise ciyaal microphone'ka calyo ka buuxinaya fanaan lagu sheego runtii waa in aas qaran oo qabiiladoo dhan kasoo qayb galaan loo sameeyo.

1 hour ago, Apophis said:

Unlike you, I hold many citizenships, blame your ancestors for leaving you in a dusty town called abudwaq, which is actually originally abdwaq 0gaden land.

Is Farmajo American?

Apo

Waa runtaa walaalo. 

Hadaan waraaqo u doonto afrikaan xafiis fadhiya kan shaaha u kariya yaa iga xiga.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
16 hours ago, Apophis said:

 

Koleyba dhuul *** waa so martay, marka african necbow mise *** necbow, lazima utatupita.

ciilka kuhayo wa kas.

your writing somali improved  masha allah although i did not understand much.

i never ever been an african country, only few days transit in Addis long time ago.
 
Serving kenyan will not make you kenyan.

Somaalida haduu ku dhasho nfd iyo haduu ku dhasho ras casayr waa isugu mid makala jecla, shaqada hoose iska daa ee meel kore istaag.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
On 7/18/2019 at 2:16 AM, Apophis said:

Horta what does he mean when he says “inta afsomaliga ku hadasho”?

 

I remember few years ago president Faroole of Puntland being chastised for saying the same thing. I think it is a symptom of how far our society disintegrated and the bonds which once held the Somali people together broken. The "Somali" identity is close to becoming like that of the Chinese and Latinos which is basically loose association of peoples with some language and cultural identifiers. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.