maakhiri1

Fanaan BK BIG Fail in Nairobi

Recommended Posts

27 minutes ago, Barwaaqo said:

Shaqo weyn buu soo qabtay, Mahadsanid BK. Car garo bal noo sheeg guushuu soo hooyey.

Ma Kenya iyo Somalia is haya buu maqley? Must be dumb and make no sense why try to hold show and politicize?

Waxbaa ka raacay. There is no place for seccesionists in Nairobi. Xoogagii ka gubtey ma u ururiseen?🙂

Share this post


Link to post
Share on other sites

So, finally wuu quustay wuu iska noqday asagoo jeebkiisa foorinaayo. Thrice he tried, three times he failed, even after trying to get three different venues.

Markaan camal Reer Xamarka waxee dhahaan: "Asxanto." Aan anigana ugu daree: Haka saarto.

Intuu ku haaye "inta Afsoomaaliga ku hadasho" marka inay meesha u imaanayaan muu sugaaye dhooraha cuqdada miiran. Si fiican ayaa la yeelay, ummadda Soomaaliyeed lacagtooda waa rabaa, waana necbahay si cad waliba. Well, ka xaab xaabi.

I hsd never seen heesaa saan camal loo bahdilay, so let him stay in his little degmo, ilma adeeryaalkiisana ha u gurbaan tumaan.

Now compare this cuqdadle to Nimcaan Hilaac, who is coincidently travelling around Yurub, si wanaagsana loogu soo dhaweynaayo with his Soomaali diplomatic passport.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Heesaa weligiisba qiima ma lahayn, laakiin kan wuu ka sii liitaa. Wixiisa waa Soomaali nacayb, qadiyadda S/land oo keliya ma aha. Asaga, Faysal Cali Waraabe, iyo Oodweyne dhammaantood isku cudur bay qabaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

I am not a fan of musicians and in fact don't listen to music anymore but this is an interesting case of bad PR. It is the most basic of rules in business that one should never alienate one's customers. A musician should sing for Xamar when in Xamar, for Galmudug when in Galmudug, for seccession when in Hargeisa, and for a warlord when in the warlord's house party. The musician's motto should be "loyal only to the dollar". 

  • Like 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
7 minutes ago, Tallaabo said:

I am not a fan of musicians and in fact don't listen to music anymore but this is an interesting case of bad PR. It is the most basic of rules in business that one should never alienate one's customers. A musician should sing for Xamar when in Xamar, for Galmudug when in Galmudug, for seccession when in Hargeisa, and for a warlord when in the warlord's house party. The musician's motto should be "loyal only to the dollar". 

Very bad marketing strategy,  I like some of his songs , hopefully he learned a lesson .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxamed Madax Bakeeri should know not to engage in politics or incite hate speech as an entertainer, he lost a vital market due to his stupidity.

 

His cousin was bullied a few years back for no apparent reason kkk

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   
8 hours ago, Apophis said:

Horta what does he mean when he says “inta afsomaliga ku hadasho”?

 

He hates to say 'Soomaali' due to the connotations that word holds. He thinks secession means giving up soomaalinimo. What a lost fool. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farxiya Kabo Yare oo si fiican uga sheekaysay Nairobi iyo gang ka jira oo dawladda kuwo kujira shuraako kula ah inay baad ka qaadaan fanaaninta, hadii kale carqalad deeyaan. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Suldaanka said:

Farxiya Kabo Yare oo si fiican uga sheekaysay Nairobi iyo gang ka jira oo dawladda kuwo kujira shuraako kula ah inay baad ka qaadaan fanaaninta, hadii kale carqalad deeyaan. 

 

Sii fiican bay Farhia u hadashey, Eebe caqliga ha siyaadsho.

It is clear BK did not do his homework before going to Nairobi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
26 minutes ago, Apophis said:

Calal macna laaan.

 

Nairobi daad ba leh. Hadi la afgaran waayo, si mta rudi nyumbani.

shida iko wapi?

Nairobi belongs to Kenyan, are you saying am kenyan?

There is deference employer and employee.

Fanaan sidiisaba waa goor xun socod macaamiishiisana shaydaankaa ku badan.

Ciyaal waxay sheegayaan aan cidina garanayn Bk Bm hadii lagu sheego waa nasiib daro inteeda le'eg.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.