Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Taking 'igu sawir' to another level

Recommended Posts

DB4-A99-BF-98-FA-4-D0-D-ACDB-C4-C19352-B

 

20197126369854735083931955.jpg

What is ninkaan madaxtinimo sheeganaayo really doing in an emergency operating room?

Xataa ma sugi karo inta dhaawacyada - some of them halis ah I am sure -  laga soo saaraayo qolkaas all in the name of photo op iyo istusnimo. Such a shame.

Rabi janadiisa fardowso haka waraabiyo masaakiintii lagu gumaaday hoteelka ku yaalay Kismaayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

See hoteel intaas oo qof ku jirto ilaalo fiican u yeelan waayay, ayadoo ay ogyihiin in xag jirku tolka ka mid yahay wax ka yar 30km u jiraan magaalada?

Waagii hore yaa ka celin jiray inay falkaanoo kale gaystaan?

Waa su'aalo dahsoon oo madaxa kasoo noqonaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.