Apophis

Farmajo attacks Kismayo

Recommended Posts

gooni   

Farmajo yaa ka masuula wixii kismayo ka dhaca iyo galkacyo, hadana indhaha ma saari karno wax federaalka ka socda lamana shaqayn karno wax is qabta ma'ahan.

Xag-jirku wuxuu ka faa'iidaystaa qaluubta kala jeedda mana laga adkaan karo cadaw kula seexda.

Umad midaysan waxay heshaa dawlad midaysan

Hodan allaha u naxariisto ayada iyo dadkii wanaagsanaa oo u shahiiday wax qabadka dadkooda iyo dalkooda.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Apophis   

This Farmaajo shabab handler was responsbile. It is not the first time.

 

He was also responsible for the attack in Garissa University, where 200 students were shot.

39070463-75E4-4EBD-90B9-860BBE90A027.jpeg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Apophis   
2 hours ago, gooni said:

Allaha u naxariisto intii dhimatay dhaawacana allaha u fududeeyo.

Samafale

Ilmahaan yar meel fog buu kasoo habaabay, kaluun bakhtiyay buu xeebta kasoo doontay.

Waxaan filayaa cascasey inuu ahaa maxamed siyaad barre walaalkii ay isku hooyo ahaayeen waana hoteelada qadiimka ah

Dadka meesha wax ku noqday waa dad isku jir ah sidaan maqlay, wayna dhici kartaa in lays hoos geliyo ama beel target ahayd allahu aclam.

Ciyal booli qaran tarikh toota wax naga galay malaha. We know were thieves and they are dead now.

 

War ninyahow ami Kismayo laika waaya.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Dhoodaan said:

may be alshabaab is profitable business that no one wants to be defeated,  it gives a blank check to failmajo and crew to loot the country and amisom the legitimacy to stay.

And Somali people pay the price.  AS leaders themselves are loaded!

Share this post


Link to post
Share on other sites

إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ‎

"Surely we belong to Allah and to Him shall we return"

may Allah have mercy upon those who died and those injured and destroy the kharijites takfeeris.

We see the same story again - these ISIS, Boko Haram al-Shabab recruits are ignoramuses in religion and are motivated by grievances: Many young Africans drawn to extremist groups know "little to nothing" about religious texts and interpretations, a UN study has found. The survey, the first of its kind in Africa, profiled nearly 500 voluntary recruits to militant groups including al-Shabab and Boko Haram. read this article 

image.png.8e75016219e8e4bb6804cb128e3a78cf.png

Share this post


Link to post
Share on other sites

waa ceeb iyo jaahilnimo inaad madaxweynihi dalka  ku sheegtid inuu ka danbeeyey falkan xun waxbana kama faideysid ,cadoowga umada somaliyeed iyo muslimintoo dhan waa nimanka nabad diidka waxeyna ka faideystaan ineey madaxda wax xun ka sheegan sidii jaahil kasta u kaco 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

 

Somali people are dying left and right , yet no urgency from the leaders. I never understood the idea of recruiting armies for years. Conscription of soldiers usually takes 70 days around the world. Western style professional soldiers will take decades to build. You need tens of thousands of militia and flood the land with soldiers. 

We do not need to pay members of parliament , ministers or the fat , do nothing bureaucrats of Mogadishu we are thousands (5200).The whole government must be mobilized for security and every penny should be spent to the soldiers.

It seems the foreign elements of Al-shabaab is targeting the productive Somalis who are making the difference. If you check the names of those killed in these hotels for the last few years, they were all targeted for being great Somali nationalists.

Ahmed Madoobe is busy with electioneering and dining in Nairobi hotels. There is probably no one to mind the shop in Kismaayo.If these things continue both in Kismaayo and MOgadishu,  it means Farmaajo and company had failed .If the insecurity of Mogadishu continue and security is only in the green zone, they have no reason to run for re-election.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Galbeedi.

Hadii aad dawladda dhexe disho waxaad la mid tahay adigoo ubad meel ku xareeyay hooyadoodna gawracay.

Ubadku waa federaalka markii aad oodda ka qaado ubad hooyadood dhimatay, waxaa dhici karta in "waxar" yar rati caano u doonato oo lagu istaago.

Farmaajo mushkiladu ma'ahan balse waad ku saxan tahay hadii aad la mid dhigto madaxda dalalka idin soo dhaweeyay adigoo kursi jilicsan ku fadhiya.

Ma qabo anigoo caadifad ìyo qabiil ka fog inay soomaaliya soo martay madax ka dadaal badan 30kii sano ee nasoo dhaaftay.

Mucaaradka soomaalidu wax uma dhiso si uu farmaajo uga fìicnaado beri.

Tusaale waxaad usoo qaadataa ma jiro qof ama waxa ay ku sheegaan aqoonyahan u jawaabi kara qof kale asagoon qabiilkiisa aqoon.

Mushkiladda markii lasoo koobo waa qabiilka xukunka haya xagjirka ha iska celiyo ama kursiga ha baneeyo, inteena kalana waxaan la shaqaynaynaa xag jirka si qabiilkaas u fashilo.

Qabiilkii qudhiisana waa wax laysku kabkabay lagama yaabo in qabiil midoobo ana qaran niqdo.

Waa arintaas midda ka dhigtay in 5000 wiil laga adkaan waayo aragtidayda.

10 hours ago, Apophis said:

Ciyal booli qaran tarikh toota wax naga galay malaha. We know were thieves and they are dead now.

 

War ninyahow ami Kismayo laika waaya.

 

Opo,

You shoud learn,  good culture is vey important,  dont let single parents do all jobs.

tacsida iyo arooska isku si dadka looma salaamo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyey weerarkii Kismaayo ee caawa;

“Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun. Weerarkan argagixisanimo ee ka dhacay magaalada Kismaayo waxa uu muujinayaa yoolka cadawga dadka Soomaaliyeed oo salka ku haya in ay meel kasta ku gumaadaan haldoorkeenna iyo guud ahaan dadkeenna.” ayuu yidhi madaxweyne Farmaajo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Farmajoo and his boy Khayre busy fighting Somalia states and not fighting their real enemy alkabab. Your first duty was to fight alkabab and he failed. Khayre did great job on making registration for SNA south somalia and Somalia diin cafiis. beside that no remark here. We as Somalis should first fight alkabab finish them then talk about other things.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Apophis   

In 2013, when Jubbaland was being set up the same people who attacked Kismayo yesterday started attacking Garissa.

Anyone who was there knows what they did, how they were working and how, in the end, they were rooted out.

Yesterday’s attack was planned to decapitate the majority supported Ahmed Madobe. 

It is time to clear all the terrorists from Kismayo, the same way they were cleared in Garissa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

Ninyahow, here in Canada we are really mourning .The death of this brilliant Marxuum Hodan Naaleeye had touched our hearts more than the rest. I felt like losing a  family member , just like the way we felt about late Saada Cali Warsame.

While it is good to be strong, We don't need these Facebook propaganda describing the crime scene in unprofessional manner (Kabteedi waa tan). This ain't  a joke.  

Allah ha u Naxariisto dhamaan.

Raadkii daraad miyaan dib ugu sooo laabtay.

This nightmare has to end. Farmaajo can't fly around like business as usual.We need a new mindset. 

The main question is who is planning these deadly attacks. Why these terrorists are killing the best among us: doctors, teachers, army leaders, nationalist parliamentarians and those who lifting people from the ashes? So far, not one single businessman or warlord is targeted by these evil people.

Somalis every where must mobilize and fight this menace together for our own survival.

I can't say more than that today. Tacsi baa inoo tall.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.