Sign in to follow this  
Deeq A.

“Wasiir Maxamed Kaahin Maha Nin Reer Ee Waa Nin Qaran”Xildhibaan Mubaarik Bidhi

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Burco) “Wasiir Maxamed Kaahin Maha Nin Reer Ee Waa Nin Qaran”Xildhibaan Mubaarik Bidhi.

Xildhibaan Mubaarik Bidhi Oo Kamida Xildhibaanada Ugu Saamaynta Badan Golayaasha Deegaanka Dalka Ahna Xildhibaan Laga Soo Doortay Degmada Burco Ayaa Ka Markhaati Kacay Kaalinta Muhiimka Ah Ee Uu Qaranka Ugu Jiro Wasiir Maxamed Iyo Halgankii Dheeraa Ee Uu Uso Maray Dibu Xoraynta Dalkani

Xildhibaanka Oo Barta Uu Kuleeyahay Facebookga Ku Baahiyay Qoraal Kooban Oo Kaga Waramayo Miisaanka Iyo Qiimaha Uu Qaranka Ugu Fadhiyo Wasir Maxamed Kaahin Ayaa Waxa Uu Dhigna Sidatani[

Wasirka Arimaha Gudaha Mujaahid Maxamed Kaahin Axmed , nin reer maaha,waa nin qaran.

Waa nin mudan in talo loo dhiiso.waa nin mudan in Dalkan Madaxweyne ka Noqdo mar hadi Saaxibadi dalka Madaxweyne ka noqden AHN Cabdiraxmaan Tuur.Silaanyo.iyo Muse Bixi oo hada Madaxweyne ka ah .

Miyaynan Mujaahid Maxamed Kaahin oo ahaa afarti Sarkaal ugu horeyay SNM u talaba uu ka mid yahay isla markana kaligi ka nool yahay ilaahay Cimrigisa iyo Caafimadkaba ha u barakeeyo anay ahayn inu mudan yahay Madaxweynaha Lixaad Somaliland.

Mujaahid Maxamed Kahin colada Ceelafweyn dadka walaalaha waxaa umada somaliland markhaati ka tahay inu juhdi iyo wakhti badan ku bixiyay siday dadkaasi u heeshin lahaayen.cid ka badsata ma jirto sidu uga hawl galay inu colada dhameeyo.

FB_IMG_15629060116756625.jpg?resize=300%

Mujaahid Maxamed Kaahin waa nin qaran dadka reer Somaliland waa isugu mid]

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this