Sign in to follow this  
Deeq A.

Dalxa: J/land cashar haka barato tanaasulka Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa ayaa hogaanka maamul goboleedka Jubbaland ugu baaqey in ay cashar ka bartaan tanaasulka dhigooda Galmudug.

Mudanahan ka tirsan Aqalka Hoose ee baarlamaanka federaalka ayaa shaaciyey in ay muhiim tahay in la xushmeeyo madaxda dalka.

Dalxa oo wareysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa tibaaxay in dalku galay isbedel siyaasadeed, loona baahan yahay in aanan la buun-buunin dhibaatada.

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa haatan ku sugan degaanada Galmudug muddo ka badan todobaad, isaga oo halkaasi si diiran loogu soo dhaweeyay.

Codkan halkan ka dhageyso

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warbixin-1.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this