Apophis

The pirates were correct to refuse Farmaajo’s errand boy into North Galkacayo

Recommended Posts

Apophis   

MR Deni was 100% correct to impede Farmaajo’s towel boy in propagating their propaganda into pirateland.

 

We support all those who aim to frustrate the destructive policies of the “madaxyare” in Villa Somalia.

It is a moral duty.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Puntland shacabkoodu wax ma doorto cid kastaa waa la hadli kartaa waa dad xor ah fasaxna dhul iyo dad soomaaliyeed loogama baahna.

Meeqaamka ay sheegayaan ee soo dhawaynta gaarkaa ee maamulka puntland waa mid ku dhisan kala qaybin iyo kala qoqob

Waligeed qurux keeni mayso labo dawladood oo soomaaliyeed oo cutubyo ciidamo ah salaan sharaf ka wada qaadanaya, sidii labo dal oo horay wax dhex mareen oo mar kale iskusoo dhawaaday, dhanka kalena sheegaya inay dawlad qudha yihiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.