Sign in to follow this  
FARIID

SOL: matching names and faces

Recommended Posts

Juxa   

kan cunaqabateen waxba loogama qaado, basuuke lagu garaacaa safaaradiisa.

 

cunaqabateen mugabe wax looga keeni waayay, belo :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
nafta   

^ :D:D waxba kuu dhiman ...basuuka kumalaho :D

 

Tuujiye sawirkiisa markaan fiiriyo markasta waxaa i qabaneyso inaan daamankaas kuuskuusan qanjaruufo kala daalo, aan maroojiyo iyo dacasna ku dhufto ila ee gaduud noqdaan eena bararka intuu ka bato ee dhulka xaaqaan ayaka soo laadlaado.....but that's just an impulse I always know to surpress and just gnash my teeth at the avatar instead.

Oh it's not you Tuuj, it's your avatar, I have got nothing against you, don't think it's personal or something :Dicon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

nafta ani sawirkaaga markaan arko...Aaaaaaaaaaaaaa.....iga tag yaaqee ma dhihi kariyee....laakiin adiga iyo ani sxb fiican aan noqon laheen iyo qofta kale ba...looooool..

 

Wareer badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
underdog   

tuugiye

Anaa Col iga sheegeeyse, saxib, xaladaada wexee mareey in qajaruufo, iyo dhacas iyo basuuke laguu waato.

 

gabdhahaan wax aa ushegtay ma aqaani laakin adba waa ogtahay melahaan kashifaad iyo run sheegow hadaa bilaawdid waxa noqonee wanted sidii xariifki 44gi yuhuuda fornooyiinka sidii rootiga ugugure

 

odegi carabka garka dheeray buuraha oo kijiro boos karaadso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Looooooool.

 

Tuujiye sawirkiisa markaan fiiriyo markasta waxaa i qabaneyso inaan daamankaas kuuskuusan qanjaruufo kala daalo, aan maroojiyo iyo dacasna ku dhufto ila ee gaduud noqdaan eena bararka intuu ka bato ee dhulka xaaqaan ayaka soo laadlaado

Waa iga qoslisay, runtaa waaye, Tuujiye avatar kiisa wuxu u eg yahay atoorihii Bujisbaanjar (Bud Spencer & Trence Hill), waxaa loo maleeyaa inuu qaamo qashiir haayo. :D

 

BOB: markaan arko, I picture nin xoog weyn oo kuusan, just like his avatar. Tuug tuug buu iila eg yahay :DNo offence to BOB.

 

Nafta: Caato, nafta ilkaha ku wado, baad iila eg tahay.

 

To be continued..

Share this post


Link to post
Share on other sites
juba   

Originally posted by Maskax Taabte:

JUBA...maraxaas waa la jecladaa laakiin saanaa?

what does this mean? this form of somali is beyond me!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

LOL..juba do you know the singer named Juba..cabdulqadir Juba.."dobigii aan culay"..lol..

 

bishaaro kaalay adi in aan wax kaa sheego maa rabtaa maa joogtid..intaa sac meesha kusoo sawiratay aa dadka kale sawiradooda ceynee...lol..adi waxaan ku dhihi lahaa "BAL MA CUNTAA?" haa dheh "SIDEE U CUNTAA" hum dheh..lol..get it..lol..

 

nafta waa kuu sheegay ani sawirkaan aa wada tid say lot about you..ar ilaahey intaa ka naxdid labadaan makala fujisidoo ama qamarji ani oo kale ku fasaxdid..see camal adi..haaaaaaaaaay!!

 

Adeer baashe walaahi caadi ma tihid..looooooool..basbas waa ku dhaafay ani, jini ibliis gabdareestay aa la dhahay, insi waaye..lol..beynaka cuudu bilaah..qosolka aa iga dhameysay..

 

UD..sxb kee aniga iyo adiga history aan isla wadanaa when it comes to waxaan oo kale..waana taqaan hoolaheena nooh..gudi gaar ah aan u heynaa gabadhii dirac tuur ama rajasiibo tuur nugu bilowdo..lol..shaafto 41 aa sugeyso..lol..

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Widaay Tuujiye...hadda ma waxaad leedahay aan kala gambisano :D Adeer qootada naga yaree hade ;) Halkoo gabay oo kaaba ahna mar markoo iska soo tuur yaah...did I hear u say sharci aa ka yaal just like the Torontonians would :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^Awoowe gabay daraadiis hadey ayeeyo xataa xarash kuugu qabatay wali masii wadaa. :D ..oo sharci aa ka yaalo maa ku heysaa. :D ..

 

 

tuujis xaaji, waan filan kari waayey odeygaan cadka ah in aad isku dhiibtay.Waraa malax is gali oo noo tif ninka wadaayoow. :D

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Jeego mate,

Sharci aa ka yaal single motherkii Toronto ;) oo hip iska dhigaaya oo sidii teenagerkii u hadlaayay aa lagu yaqaan...adi intee noo wadaa galawyahow :D . Hadda inaa Tuujiye uu soo danaanisid aa keentay miyaa...ilmo Baro = reer dudaayey icon_razz.gif .

 

Awoowe ayeeyadaas xarashka ii gedisay tumeey ahayd waaba mid fariid ah oo wax kala garanaysa e! :D Annigu oday cad ah oo gaboobay oo cadadka bilaha tirsaday inaan ahay sow taan berri hore shaaca ka qaaday oo dadka si caam ah u ogeysiiyey. Maxay tahay sowdigan misana igu yara laadaya oo cilad iiga dhigaya. Nin rag ah iyo da’ kala cararaya waa waxa “ciyaalka xaafada†lagu yaqaan oo lagu gartaa ;) . Soo ma weynaataan...niman yahaw! maansha wiil hoogii yiri waa da’ walba la fil wada darbiyo salaan ah icon_razz.gif .

 

Ahem! odaygan caadka ah yuusan sabaaxo iyo sinsaaryo iyo ruug iyo suxul iyo waliba daliig with jilay kaala daalin ee joogso biiqyahaw :cool: .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa malax is gali oo noo tif ninka wadaayoow.

loooooooooooooooooooooooooooooooool

 

Wax waalan......ahaahahahaha..walaaahi caadi ma tihid..............shiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiidh...

 

xaaji baashe, waa ogtahay ani gabayadeeda dadkaan ma fahmayaane maa iska kee deysid..

 

Wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Shirka waa xiran yahay brother MT...adi rageedii aa tahay. Checkmate soo ma'ha sxb waqooyi aan u wada fiirino issaga. Hadii afjini kasoosidna alaabta campo amxaaro tan luujino ama shaqal dheer ka Kismaayo igula kalaam sxbkii Checkmate haba wareero :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Baashi biijo, :D Hubaal waxaa ah oo uu tuujiye xaaji qudhiisa marag iiga yahay, waayeelka in aan la diririn kuna af naqin. Asxaanka iyo xushmada ugu dadaalo, waxaan u qaban karana u qabto iyagoo raali ah mar waliba. icon_razz.gif

 

Awoowe somaali waxay horey u tiri "Afeef hore la hoow ama adkeysi danbe la hoow" maxaa yeelay war ayaa si go'go'san igu soo gaaray. waxay la haayeen sidey islaantii aad dhowrka sano is wadeen kuugu qarxisay, ninkaad ahaan jirtay ma

tihid, :D Awoowe agoow waa iska xaal aduun waxani. waana iska garanayaa ninka markuu da'aadaada gaaro uu guurkiina is qaban waayaan cidluu iska heehaabaa. awoowe macaan hadey midii aduunka ku seegtay tii aakhiraa ku seegi doonin, 72 xuural ceyn ayaan ilaahey kaaga baryaayaa, adigoo muruqyo gaduudan :D:D

 

Ps:Waad ogsoontahay cirooleyda in aan adiga uun kaa sheegto

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this