Suldaanka

Somaliland President on State visit to Rep. of Guinea

Recommended Posts

9 hours ago, galbeedi said:

 Suladaanka,

We need an explanation here. Muuse was trying hard to find a foreign audience for the last few months. he even tried Sweden, and didn't work.

Why Guinea , an insignificant country in west Africa.? 

Waar ninku ma mukhalisiin ayaa u soo dhamaysay safarka. 

Madaxweyne dalkiisi nabad ku dhex jooga, isagoo wax danta dalka ku jirto mooye miyu kuba hamiya inu safar uga baxo nimcadaa ilaahay siiyay?

Huuno, shaqadda qaranku waa badantay, xadhkaha la xidhayaana ma yara. Kolka waa halkii Abwaan Qasim ee Arag, maqal, warkana dhaaf!

Share this post

Link to post
Share on other sites
15 hours ago, Suldaanka said:

Wasiirka Qorshaynta Jubbaland takes a swipe at Cheeseman. 

DEG DEG: Soomaaliya oo xiriirka u jartay dalka Guinea.

Caasimada.net 

More to come.  No true blooded Somali will accept SNM as Gooni would say,  to violate the territorial integrity of Somalia.  

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Waxaa laga yaabaa in dawladaan yar ee afrikaanka ah snm isaga dhigtay madaxweynihii soomaaliya oo aysan aqoon badan u lahayn soomaalida burbursanayd 30 ka sano.

Afrikaanku inta badan horay uma seexdo soo jeedkiisaa badan.

Dawladda somaliya ayadaa laga rabaa inay update ku samayso dawladaha caalamka intii ay ka gaarto socdaalo qoraalo safaarado iwm

Xataa dawladaha carabta oo noogu dhaw qaar baa u haysta 21 October  inay tahay maalintii xoriyadda somaliya.

Muse bixi wuxay uga dhigantahay guul uu shacabka kusii maaweeliyo, aqoonsigii intaasoo sano la sugayayna uu soo dhawaaday.

Geni yaa na qaabishay Botswana waa la balansanahay sanadka soo socda, ee waa inaan cadawgeena u midawnaa sida ugu dhakhsaha badan, waa khudbadiisa markuu soo noqdo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   
58 minutes ago, gooni said:

Sxb this Guinea thing is got Kenyan fingerprints all over if you ask me. Kenya is fuming and want to hurt Somalia so they would ask Guinea a non significant poverty stricken country to do what they could not do themselves which is to invvite a regional president as a leader of an independent country.

As you said, Somali government should reach out to all African and other countries and remind them to respect Somalia's territorial integrity and recognised borders. They need a diplomatic offensive so as countries respect them, and know the consequences of interfering the internal affairs of Somalia.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa sidaad sheegtay, samafale.

Kenya waxay si daacada uga shaqaynaysaa sidii ay somaliya u daciifin lahayd, taas waa ajandaheeda koowaad oo u haray ama ha noqoto maamul gobeleed ama snm ama xataa siyaasi khafiifa.

Dawladda soomaaliya xiriirka ay u jartay Gini macnihiisu waa digniin kenya ku socota. 

Gini cilaaqaadkeedu markii horaba ma tirsanayn waxayna u egtahay in koobku buuxo wixii hadda ka dambeeya aragtidayda.

Waxaa kuusoo haray qadiyadda

Sideedaba qadiyadu hadii ay tahay aan badda soomaaliya qaato ama ugu yaraan qayb ka helo, hadii aad diidaan waan idinkala qaybin dhul ahaan iyo dad ahaanba aragtidayda waxay soo dedejinaysaa xalka soomaaliya, qabiilada soomaalida waxaa mideeya duulaan shisheeye sida lagu yaqaan.

Snm misaan wayn ma leh oo aan ka ahayn in laga dhigto 'ul' jaban oo dhabarka looga taabanayo muqdisho.

Waxayna sidoo kale heli karaan maamulo badan oo u dhago nugul, qadiyadda taalana loogu sheegi karo wax fudud ama memorandum of understanding.

Share this post

Link to post
Share on other sites
2 hours ago, Samafal said:

As you said, Somali government should reach out to all African and other countries and remind them to respect Somalia's territorial integrity and recognised borders. They need a diplomatic offensive so as countries respect them, and know the consequences of interfering the internal affairs of Somalia.

What consequences? 😂

The only trick that Somalia has in its hat is 'weep and cry' and put on an innocent hopelessness face. That is all.

C2GNNxhXcAAKJIz.jpg

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   

^

54 minutes ago, Suldaanka said:

What consequences? 😂

The only trick that Somalia has in its hat is 'weep and cry' and put on an innocent hopelessness face. That is all.

C2GNNxhXcAAKJIz.jpg

Somalia is internationally recognised country which is a member and has representatives in the world's international organisations such as UN, AU, Arab league, IGAD. Furthermore, Somalia has friends who might have strategic interest in Somalia so no country would want to have diplomatic fall out with a such country unnecessarily for supporting a small insignificant region of Somalia which does not have any value on world stage as there is no one country in the world that recognises it. Even Western Sahara with its 20 plus countries recognised  has more use than Somaliland though Morocco has absolute control over it.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   

What? Berbera? Are you dreaming? What significance does Berbera has Now? Zero. Your delusion make you see things man. No wonder you have been telling yourselves you are country for 30 years.

Your screwed logic of country is Army, finance? No mate. It is also about alliances, interests, importance of having friendly countries on world stage. Why do you thing Saudi Arabia and UAE, went bananas when Somalia declared a neutral position in regards to Qatar saga? They just wanted to show the world that there many countries on their side than they are on Qatar's side.

Share this post

Link to post
Share on other sites
5 hours ago, gooni said:

Geni yaa na qaabishay Botswana waa la balansanahay sanadka soo socda, ee waa inaan cadawgeena u midawnaa sida ugu dhakhsaha badan, waa khudbadiisa markuu soo noqdo.

Walasaqada tunta dheh.  Waase ballan Illaahay inaan Somalia hal reer jajabineyn,  sidey rabto xaalkeedu ha ahaado. 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Nabar iyo Naxdin oo ku mergatay xidhiidhka ay jareen wuxu yahay. 

- @MofaSomalia: I have cut diplomatic ties with Guinea.

@BBCSomali: Do you have any diplomatic ties with Guinea, e.g. an embassy/consulate, an ambassador...etc? -

@MofaSomalia: No.

😂 🤣

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.