Dalmar1

1 July Celebration Puntland style as their elders insult Beesha Mogadishu (***) live on TV, while their President Said Deni laughs mocking HAGs

Recommended Posts

14 hours ago, Samafal said:

Erayadaa isku hausataan kuligood waa af carabi. Mid waa ilaalo (xirsi) oo loolajeedo shaydaankaa kaa ilaalin. Waa wax quraafaad ku asal leh. Midna waa waraaq "qardaas". 

Saan maa kaa daacad ah? Afsoomaaligaaga boorka laga jafo u baahanyahay haddaa xirsi ku sheegtay erey la soo deensaday yahay. Xirsi waxaaba ka aragtaa its roots inuu yahay erey Soomaaliyeed. Xir has a lot of words in its roots, sida xirasho, xarig (xirig), xirta, xirxiran, xirsi iyo xir itself oo dhowr micno leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

MMA sxb xirsigu waa wax nooga yimid carabta marka eraygana waa eray iyagu ay isticmaalaan. Sida erayga television aan isticmaalno siduu noogu yimid. Eraygu asalkiisu waa "yaxrisu" . Erayo badan baa farcama sida xaaris, xaras, xirsi. Erayga Soomaaliga s ama siin ma wato. Sida xirmo, xarig, xeero, xargo. Anyway, waxaan waxay ubaahantshay Somali linguist expert which I think me and you midna ma aha. Soomaaliga erayo hodan ah buu leeyahay laakiin sida ludaha kale erayotabal caaro ahna wuu leeyahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waa sax labaduba waa carabi waana sida soomaalidu u taqaano

Balse luuqadda carabiga qudheeda yaa u qaybsanta luuqad hore iyo luuqad dambe

Labada erayba waa luuqaddii carabta ee hore

حرسي ...حرس

Waa xijaabkii iyo sidaan u naqaanay

قرطاس

 .ورقة ملفوفة على شكل قمع ، توضع فيها الأشياء .

Qaamuuska carabiga waa warqad isku laalaaban oo wax ku qoran yihiin

Af soomaaligu waa carabi qadiima 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.