Dalmar1

1 July Celebration Puntland style as their elders insult Beesha Mogadishu (***) live on TV, while their President Said Deni laughs mocking HAGs

Recommended Posts

Dalmar1   

Soomaaliya Waa Taa Maamul Gobaleedka *** ee Garowe, Beesha Mogadishu Clan Ku dhex caayay madal Xafladii 1 july ugu dabaal dagayeen Sacab iyo qosol laysku darayaa ,Oday Qabyaaladiista ah tolkii dhex jooga cidkale qabyaalad ku caayay sow waali maaha . Dani waaba qoslayaa!. Soomaali waa taas

Share this post

Link to post
Share on other sites
7 hours ago, Dalmar1 said:

Waryaa Dalmar ***, wax kale oo aad sheegtid gortaa waydey baad lasoo shir tagtey waa nala caayey, miyaa?

Maskax Canbuulo waaxid! 😆😆😆

Share this post

Link to post
Share on other sites
galbeedi   
6 hours ago, gooni said:

Magaca beesha hadii la sheego cay ma'ahan awoowe

I do not see direct tribal insult, but I also didn't see national celebration and unity which is the symbol of July 1 from this foul mouthed elder.

" Qabaa'il yar yar oo Koonfurta dega oo qardhaasa wata"

That statement by this elder and the vulgar laughing of the leader Mr. Deni makes this a tribal feast not a national unity celebration. It shouldn't happen.

Share this post

Link to post
Share on other sites
1 hour ago, galbeedi said:

He is Maakhiri, and way out of line, like many Somali elders,  holds racist beliefs.

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

1 July iyo qabyaalad in laga hadlo wax isgalaayo ma ahan at least waxay aheed halka maalin ee qabyaalad laga nasto inay noqoto laakin waxaa muuqata dad inay weli meel bugto  after 30 years.

  • Like 1

Share this post

Link to post
Share on other sites

Xamar is used to be Somaliwayn capital, but today is represent by one clan. When south somalia stable we will talk the New capital of Somalia.  

Share this post

Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Qardhaas xaala dhahaa? I guess it is a qaldaani word.

Maxaa u taqaan? Against evil eye, ama wadaado u qoraan qof xanuusan si u bogsado, dabcan jaahili. Very common in Africa

grigri-necklace--2.jpeg

Share this post

Link to post
Share on other sites
4 hours ago, maakhiri1 said:

Maxaa u taqaan? Against evil eye, ama wadaado u qoraan qof xanuusan si u bogsado, dabcan jaahili. Very common in Africa

grigri-necklace--2.jpeg

Xirsi aan waligey u aqaanay, saaxiib. Soomaalida dhan inay xirsi ugu wacaan moodaaye.

Share this post

Link to post
Share on other sites
7 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Xirsi aan waligey u aqaanay, saaxiib. Soomaalida dhan inay xirsi ugu wacaan moodaaye.

Labadaba waan u awaan anigu. Markaa adigaa  la rabaa in badsato Soomaaaliga, waa badanyahay.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Qardhaas iyo xirsi waa isku mid

Qardhaas waxaa kaliya oo noqdaa hal macne oo ah qardhaas.

Xirsi wuxuu noqdaa marka laga reebo macnihiisa, magac loo bixiyo wiiĺasha

Waxaa kaloo uu noqdaa (xijaab) marka reer miyiga xooluhu ka lumaan waa loo xirsi xiraa ama waxaa loo akhriyaa quraan si ilaahay uga badbaadiyo bahalada wax dila loona baadi helo.

Muqdisho markii si saxa loo fasiro waa meeshii ay ku xirnayd boqoradda shinida la'aanteedna aan malab la samayn karin.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Samafal   

Erayadaa isku hausataan kuligood waa af carabi. Mid waa ilaalo (xirsi) oo loolajeedo shaydaankaa kaa ilaalin. Waa wax quraafaad ku asal leh. Midna waa waraaq "qardaas". 

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.