Sign in to follow this  
Deeq A.

Somaliland Oo Deegaannadeeda Ka Mamnuucday In Laga Daawado Telefishanka Qaranka Soomaaliya Ee SNTV.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa deegaannadeeda ka mamnuucday in laga daawado Telefishanka Qaranka Soomaaliya ee SNTV.

Amar ka soo baxay xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye, ayaa lagu faray shirkadaha Recieverada in ay TVga Qaranka Soomaaliya ka saaraan khadkooda.

64978352_326249104988057_611575073905154

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this