Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Cali Mahdi iyo daartiisa cusub

Recommended Posts

On 10/5/2019 at 5:35 PM, Che -Guevara said:

Are you just visiting?

'Dalxiis' waaye nooh. happy0001.gif

Habeen hore ra'iisul wasaaraha daqiiqado isku dhaafnay. We were at this nice restaurant called Guryo Samo. We left at around 7:40pm and he arrived at around 8pm.

We actually encountered his motorcade on the road.

Here is a clip from that night.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Muqdisho guuxa xeebta ku cashee wa nasiib fiican Mr maskiin cid kastaa ma heli karto.

Balse waa isoo martay iguma cusba in kastoo wakhtigaasu aad u fogaa allaha idin xafido dhamaantiin.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 10/6/2019 at 8:25 PM, gooni said:

Muqdisho guuxa xeebta ku cashee wa nasiib fiican Mr maskiin cid kastaa ma heli karto.

Balse waa isoo martay iguma cusba in kastoo wakhtigaasu aad u fogaa allaha idin xafido dhamaantiin.

 

Aamiin, widaay. Xamar waa heersare, inkaarqabayaashiina afka duubnaa meel ayaa la saaray maadaama jidadkii laga wada xiray, isgoys walbana askar joogto, qaarkood tayadooda iyo xirfadooda sareyso. Alloow Xamar nabad waarta ka dhig.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I have never been more eager to pay VAT taxes in Muqdisho than at any other place ever. I have paid VAT at many commercial transactions in Muqdisho, including a visit to the Pizza House, a wonderful place. At five percent, it is very low tax rate. In Nayroobi, it is 16%.

image-9763.jpg

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
9 hours ago, Dhaqaale said:

Can you walk the streets of Mogadishu without people asking you your clan? Or are you hidden inside the green zone.

Really

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhaqaale   

Muse bihi is not a warlord but a former fighter pilot who defected in 1985 to the SNM. The SNM fought the Kacaan government to help the **** take back their country from the illegal union in 1960.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 10/13/2019 at 8:15 PM, Dahireeto said:

maskiin, I heard canjeelo with beer (liver) is nice in Mogadishu. 

Haa, widaay. Laakiin aroortiiba waa lagu kala kacaa beerka ariga. Before 6am la helaa kaliya, after that waala dhameystaa.

Xataa Islii waa saas, hoteelka aan joogay maqaayadiisa ayaa ku dhihi jiray beerka ariga ii dhiga, weyna ii dhigi jireen otherwise by 7:30am waaba lagu kala kacaa oo wey dhamaanaayaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.