galbeedi

Allah Ha u Naxariisto, Mohamed A. Sangub one of the great composers of our times.

Recommended Posts

gooni   
4 hours ago, maakhiri1 said:

 

Faisal Rooble, af soomali maxuu wax ugu qori waayey? 

Wuxuu wax ugu qori waayay waa aqoonyahan.

Farmaajo qalbi dhagax buu dhiibay, singubna aas qaran buu u sameeyay beeshu qaadan mayso weeye dulucda hadalkiisa.

Aragtidayda way ku saxanyihiin soomaaliya waxaa wax lagu qaybsaday qbiil mayd walbaana in qabiilkiisa lala aaso dastuurkaa hadda aan haysano yaa qoraya wax aas qarran la yiraahdo ma jiraan.

Wuxuu ku leeyahay waxaa lagu dhinac aasi lahaa, aadan cadde iyo generaal daa'uud balse farmaajo dartiis yaa jigjiga nagu khasabtay 

Bal munaafaqadda uu maydka la kor taaganyahay fiiri.!

Mar labaad allaha u naxaŕiisto, meeshii lagu aasaba xisaabta qabrigga allaha u fududeeyo, ducadaas yaa u mihiim ah marxuumka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.