galbeedi

Allah Ha u Naxariisto, Mohamed A. Sangub one of the great composers of our times.

Recommended Posts

galbeedi   

image.png.76fac5127881ccd91936d625e61e65e7.png     

 

Ilaah naxariistii janno ha siyee wararka aan ka helayno magaalada Addiis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, ayaa sheegaya in uu maanta isbitaal ku yaal halkaas ku geeriyooday Abwaan Maxamed Cabdullaahi Sangub oo ka mid ahaa halabuurka ugu caansan geyiga Soomaaliyeed.

Marxuumka oo muddooyinkii u dambeeyay ku xanuunsanay magaalada Muqdisho ayaa warar iskhilaafsani ka soo baxayaan sababta loo geeyay magaalada Addis Ababa.

Warar aanaan xaqiijin karin ayaa sheegaya in marxuumka loo qaaday Addis Ababa iyadoo aan lagala tashan eheladiisa lana sii mariyay dalka Sacuudi Arabiya, halka warar kale sheegayaan in Addis Ababa loo geeyay si loogu daaweeyo halkaas.

Si kastaba ha ahaatee marxuumka ayaa ahaa nin si aad ah uga soo horjeeday gumaysiga Itoobiya ee ka amarkutaagleeya dhulka Soomaali Galbeed oo uu dhalasho ahaan ka soo jeedo iyadoo dhawr jeer oo hore oo horjoogayaasha magaalada Jigjiga ugu yeedheen in halkaas uu yimaadana uu ka diiday.

Abwaanka ayaa ka mid ahaa abwaanada qaranka Soomaaliyeed ee hoboladii Waaberi isagoo sameeyay ruwaayadihii ugu caansanaa abid iyo heeso aad u tiro badan.

Marxuumka ayaa kaalinta uu banneeyay ay adagtahay in la helo abwaan buuxin kara.

Haddii aanu nahay bahda WardheerNews waxaanu qoyskii, ehelkii iyo guud ahaanba ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyaynaynaa geerida naxdinta badan ee ku timid abwaan Sangub, waxaanan marxuumka Eebbe uga baryaynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo.

WardheerNews.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilaahay ha u naxariisto. 

Has he been rested yet? I heard there was some confusion and dispute over his body and whether the body be repatriated to Mogadishu or to Jigjiga. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

البقاء لله

Ma dhinte waa alle, allaha u naxariisto

Muqdusho qabuuraheedu waa buuxaan, iima muuqato wax dhulka soomaalida mayd, loogu kala doorto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   
11 hours ago, Suldaanka said:

Ilaahay ha u naxariisto. 

Has he been rested yet? I heard there was some confusion and dispute over his body and whether the body be repatriated to Mogadishu or to Jigjiga. 

AUN to the great man

As for his resting place it doesn't matter, but I sense that he would have loved Mogadishu as resting place, again AUN to the Muslim.

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

2 hours ago, maakhiri1 said:

Jigjiga lagu aasey, qof aad gabayada loo fududeeyey buu ahaa

He was from a family of poets from both father's side and mother's side. His own maternal uncle was renowned Ismaciil Aflow.

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
32 minutes ago, Suldaanka said:

Faisal Rooble's Obituary letter... interesting how Faisal is now an outspoken opposition to Cheeseman. 

WARDHEERNEWS.COM

An Obituary Letter to the Late Sangub

 

I am not sure of last few months, but there was a video sometime ago , Sangub saying he is well treated in Mogadishu .  He was very ill anyway.

Faisal Rooble, af soomali maxuu wax ugu qori waayey? 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.