Sign in to follow this  
Deeq A.

DEG DEG: Madaxweyne Maxamed Morsi oo geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

Qaahira (Caasimada Online) – Madaxweynihii xukunka laga afgambiyey ee dalka Masar, Maxamed Morsi ayaa ku dhex geeriyooday maxkamad ku taalla dalkaas oo maanta lasoo taagay, waxaa sidaas ku warramay taleefishinka dowladda ee Al-Ahram.

Naga filo faah-faahin dhowaan Insha Allah.

Caasimada Online
Xafiiska Qaahira
caasimada@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this