Che -Guevara

Nine People Massacred in Galkayo

Recommended Posts

8 minutes ago, Tillamook said:

Lol😁

That there is a classic example of the delusional wet dreams of a cretinous moryan revisionist. Ha ha ha🀣😁😄🀣

Saaxiib, you can b1tch and moan all you like but at the end of the day, Federalism is here to stay. Xaaf is your President and galMudug is your Federal state; and so, all the iljeex and futojeexs of your ilk in the world have no choice but to live under the political federal course that Puntlanders have set for Somalia. No amount of terrorism, anarchy, moryaanimo, and bililiqo; or revisionist history in the world can ever reverse that. 

Just saying.😁

 

spacer.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
19 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Waa ayaandarro iyo masiibo weyn. Waxaa ka masuul ah Xaaf iyo wixii taageersan. Iyagaa baraha bulshada ka waday inay Soomaalida iska hor keenaan, inay Reer Mudug ku kacaan Reer Koonfur Galbeed ku ganacsada Mudug. Wadaadkii Ahlusunna wuu hadlay oo cambaareeyey inteenan dhicin masiibadaan, laakiin Xaaf jaadkiisa ayuu iska cunaayey, hadduuna soo baruurugay.

Reer Koonfur Galbeed waxaa ka codsanaayaa inaynan ka bilaabin aano qabiil gobollada Koonfur Galbeed iyo Jubbooyinka, inkastoo aaba ogahay inaynan ahayn reero qabyaalad. Dadka ganacsiga ku leh deegaanadaas intee saan ku sii jiri lahaayeen ha iskaga noqdaan deegaanadooda nimceysan. Barbaarta inkaarta qabtay deegaanada Koonfur Galbeed badankooda waa laga saaray ee ha iskaga noqdaan.

Ninkii maalin dhaweyd qarxin rabay suufiyada guuriceel waxaa kasoo waday ceelbuur oo baabuurkiisa kusoo qaaday oday reer guuriceel ah oo la shaqeeya shabaabka laakiin waxaa la sheegay wiilka kaliya qabiilkiisa odayga lama sheegin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Very sad.

There has to be more to this than what is public now.

I don't think at this day and age anyone will go after killing people who have never interacted with in the long 30 years war. This is not the 90s where from Moscow to Addis Ababa to Mugadishu where it was in flux and civil wars some with money some with guns.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
19 hours ago, cadnaan1 said:

Ninkii maalin dhaweyd qarxin rabay suufiyada guuriceel waxaa kasoo waday ceelbuur oo baabuurkiisa kusoo qaaday oday reer guuriceel ah oo la shaqeeya shabaabka laakiin waxaa la sheegay wiilka kaliya qabiilkiisa odayga lama sheegin.

Haddee run ka tahay kuwa waxa xasuuqaayo waxee si toos ah u weerari karaan Xarardheere ay Barbaarta heystaan toban iyo dhowr sano.

Waxaa sidoo kale arkaaye Muuse Suudi iyo xulufadiisa shir warbaahin qabtay, lehna dad gobolka Shabeellaha Dhexe ka soo jeedo ayaa lagu xasuuqay. Tolka Muuse Suudi lama dhaafin miyaa xataa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Haddee run ka tahay kuwa waxa xasuuqaayo waxee si toos ah u weerari karaan Xarardheere ay Barbaarta heystaan toban iyo dhowr sano.

Waxaa sidoo kale arkaaye Muuse Suudi iyo xulufadiisa shir warbaahin qabtay, lehna dad gobolka Shabeellaha Dhexe ka soo jeedo ayaa lagu xasuuqay. Tolka Muuse Suudi lama dhaafin miyaa xataa?

Shiidle reer jowhar ayaa ka mid ahaa dadka la xasuuqay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.