Sign in to follow this  
Che -Guevara

Alla Hu Unaxariisto

Recommended Posts

Services for Minneapolis shooting victims: Agony beyond words

 

Bundled in parkas, scarves and wool stocking caps to stave off a biting January chill, hundreds of East African immigrants gathered in a snowy Burnsville cemetery Friday to remember three of their own who were shot to death in a south Minneapolis market two nights before.

 

With police still searching for their killers, cousins Abdifatah and Mohamed Warfa were laid to rest side by side along with Anwar Mohammed in a frozen patch of earth overlooking the scenic Minnesota River Valley.

 

The men were shot to death about 7:45 p.m. Wednesday at the Seward Market and Halal Meats, on the corner of E. Franklin and 25th Avenues. Police weren't certain what prompted the crime but were searching for at least two suspects, both believed to be Somali.

 

Hiiraan

Share this post


Link to post
Share on other sites

Allaha u naxariistoAllaha u naxariisto

Allaha u naxariisto

 

d h a m a a n t o o d

 

 

Now, lets hope police find these perpetrators!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abyan   

Inallilah wainaIllahi raajicoon

Allaha u naxariisto

 

Going on about their daily life on monday, looking forward to the year that has just began and buried on saturday.. So sad.

 

Samir iyo iiman Allah ha ka siiyo their beloved and families.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Mid kamid ah gacan ku dhiiglayaashii dilka geystay oo Booliiska Minneapolis gacanta ku dhigeen.

 

Jan 10, 2009 (QOL) Wararka naga soo gaadhay magaalada Minneapolis ee cariga Maraykanka ayaa sheegay in mid kamid ah gacan ku dhiiglayaalkii dilya sadex wiil oo laba kamid ah ka soo jedaan Ogaaadeenya laguna dilay Seward ay maanta Booliisku qabteen, wali waxaa socdo sidii loo soo qaban lahaa kuwa kale ee falka waxuushnimad ah ku dilay Marxuum Mahad Abdi Haji Warfaa iyo Marxuum Abdifatah Haji Abdi Warfaa allaha u naxariistee.

 

Wararku waxay intaas ku darayaa in gacan ku dhiiglaha ay Booliisku qabteen in uu da'diiisu yahay 17 jir iyadoo aysan jirin wax faah faahin oo intaa ka baxsan oo ay Boolisku sheegeen balse waxaa lagu soo waramayaa in lagu raad joogo dambiilayaashii kale ee dilka geystay.

 

Jaaliyadda Soomaaliyeed ayaa arintan qabashad dambiilaha ku tilmaantay arin aad u wanaagsan mar hadii mid kamid ah gacanta lagu dhigay walina wuxuu Booliisku ku raad jogaa sidi lo soo qaban lahaa kuwa kale ee gacan ku dhiigla yaasha ah si loo horkeeno cadaaladda.

 

Maanta ayaa wiilsha la aasay waxaana lagu aasay xabaalaha loo yaqaano Beertii Nabi Adam oo ku taala xaafadda loo yaqaano Bursville, waxaana Janaa'isadii & aaskiiba ka soo qayb galay dad aad ubadan oo ka kala yimid meelo aad u fog-fog. Waxaana ilaahay uga baryaynaa in uu janadii ka waraabiyo Eheladii & qaraabadiina samir kasiiyo.

 

 

Halkan uga tacsiyee

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya gacan ku dhiiglihii loo qabtay dilkii sedexda wiil

 

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa gacan ku dhiiglihii gacanta lagu dhigay iyadoo lagu soo waramayo in gacan ku dhiiglaha la hayo uu yahay Soomaali ka soo jeeda gobolada Koonfureed ee Somalia.

 

Ninkan la hayo ayaanan weli la shaacinin magaciisa waloow aabihii uu ka mid yahay dadka sida weyn looga yaqaano moolka 24 ee Minneapolis.

 

Eedaysanha ayaa daganaa guri aan soo uga fogeyn dukaankii lagu laayey wiilasha, waxaana la sheegayaa in eedaysanahu xiligii la qabanayey uu ku sugnaa gurigiisa.

 

Dhanka kale Booliska ayaa ka shakiyey in da'da u qoran eedaysanaha ay tahay mid sax ah waxaana lagu soo waramayaa in eedaysanaha loo diri doono dhakhtar soo cadeeya da'diisa.

 

Booliska ayaa waxay kaloo sheegeen in lahayo macluumaadka labada gacan ku dhiigle ee maqan ayna ku raja weynyihiin in goor dhow ay gacanta ku soo dhigi doonaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this