Sign in to follow this  
OLOL

Allah Yaa Raxmah!

Recommended Posts

OLOL   

Waxaan idin sheegeeynaa in gabadhii yareyd ee buradu dhabarka kaga tiil ay ku saqiirtay xamar.

 

ilaahey samir iyo iimaan ha naga wada siiyo ...

 

Qof walba waqtigeeda ma dhaafeyso - gabadhaas dad badan ayaa isku dayay ineey wax u qabtaan laakiin waa laga daahay - laakiin waa saqiirtay oo janadii fardoowsa ayey aaday....

 

waxaa u maleeysaa in dhaqso dad badan eey ku bilaabatay donor fatigue oo maalin kasta internet-ka waxaa la soo geliyaa ilmo soomaaliyeed oo aad iyo aad u jiran- oo dhamaantood tumor iyo wax ka daran qabo- hadda waxaa jira wiil isha cancer ugu so baxay oo ku jira hiiraan.com Koo kalena waxuu ku yaal dayniile oo paralysis ku dhacay....

 

Please kuwaasna hala la tacaala.

 

Gabadhii Austria la geeyayna weli isbitaalkeey ku jirtaa oo daawo aa u socoto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this