Sign in to follow this  
Deeq A.

“Waa Laga Khalkhalay Oo Waxa La Yidhi Ciidammada Intaa Leeg Ee Ay Somaliland Waa Samaysatay Halis…” Taliyaha Ciidanka Militeriga, Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Taliyaha ciidanka militeriga, Sarreeye gaas Nuux Ismaaciil Taani ayaa ka warramay barnaamijka carbiska dhallinyarada ee shaqo qaran oo muddo bilo ah ka socday deegaanka Darar-weyne ee dhinaca waqooyi Bari kaga beegan caasimadda Hargeysa oo uu maanta Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi si rasmi ah u soo xidhay wejiga koowaad, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this