Dalmar1

Disgraceful incompetent Farmaajo officially responds to Kenya's harassment with ''Remember our Neighborly Bond''

Recommended Posts

Waxaan iska dhaafee, why adeerkaa Xaaf is in Nayroobi for weeks, an ostensibly 'enemy' country?

Soomaaliya oo sodon sano kooma ku jirtay, dadka luggooyeyna ogtahay waxee yihiin, markee dhaqaaq isdhahdana dadka lugaha iyo gacmaha ku dhagan waa ogtahay. Cadow badan ayee leedahay Soomaaliya iyo dowladeedaba leedahay, including shameless Soomaali ku sheeg, from dying sewage-dwelling secessionists to isbaaro-doon folks. Marka koowaad waa in la ciribtiraa cadowgaan koowaad nagu dhex jiro, sun nagu ah.

Maxee dowladda Soomaaliya sameyn kartaa against Kiikuuyada for now? Only option is diyaaradaha jaadka keeno, a card dowladda will play markii loo baahdo.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

image.png.b2f7cd71546ab29710562083f8958f50.png

News sources are stating out, that cuck Farmaajo is yet again calling Abiy Ahmed non stop, to take him to Kenya again to beg Uhuru for forgiveness and show lenience.

Subxana'Allah this is the kind of man we have as a President, this man farmaajo has broken all hope we had in Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   
13 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Waxaan iska dhaafee, why adeerkaa Xaaf is in Nayroobi for weeks, an ostensibly 'enemy' country?

Soomaaliya oo sodon sano kooma ku jirtay, dadka luggooyeyna ogtahay waxee yihiin, markee dhaqaaq isdhahdana dadka lugaha iyo gacmaha ku dhagan waa ogtahay. Cadow badan ayee leedahay Soomaaliya iyo dowladeedaba leedahay, including shameless Soomaali ku sheeg, from dying sewage-dwelling secessionists to isbaaro-doon folks. Marka koowaad waa in la ciribtiraa cadowgaan koowaad nagu dhex jiro, sun nagu ah.

Maxee dowladda Soomaaliya sameyn kartaa against Kiikuuyada for now? Only option is diyaaradaha jaadka keeno, a card dowladda will play markii loo baahdo.

Xaaf just like Farmaajo waa tuugo, and in my eyes they should both be impeached asap.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.