Che -Guevara

Kenya Denies Somali lawmakers and ministers into Nairobi

Recommended Posts

Dalmar1   

image.png.581e6262dc88b35c1e707703f409597f.png

Kenya oo xildhibaanada iyo wasiirada Soomaaliya ka joojisay Visa-hii ay dalkaas ku gali jireen

 

WWW.CAASIMADA.NET

Nairobi (Caasimada Online) – Dowlada Kenya ayaa sare u qaadday cadaadiska ay ku hayso dowladda Soomaaliya ayada oo diiday in mas’uuliyiinta Soomaaliya ay dalkeeda soo galaan, sida ay sheegeen…

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 5/21/2019 at 6:49 AM, Che -Guevara said:

I am actually convinced now Somalia win ICJ case.

 

They had no case but greed, and ku qabso ku qadimayside, Somalia has  5 similar case before  ,as president. Somalia case is how disputes were being resolved.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Kenyatiga wax waynbaa ka khaldan siyaasadooda.

Senetor, maamul gobeleed  xildhibaan, culumo, ganacsato, aqoonyahan, koligood waxay u diyaar yihiin inay danaha kenya difaacaan

Maxay ugu diidaysaa viisaha dad iskaa wax u qabso ugu shaqaynaya?!!

Wafdigii hargaysa ka yimid wajeer lamasoo marin diyaaradii siday, si toos ah bay nairobi uga degtay waana maamuus gaar loo siiyay jamhuuriyadda habawday.

farxadii ka muuqatay wafdigii balaadhnaa waxaad moodaa inay xajkii joogaan.

Somaalida kenya iyo Ethiopia waa shaqaale aad u firfircoon,  balse soomaali iskood isu duleeyay waxba uma qaban karaan.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

One of those detained so-called senators - Ilyees Cali Xasan - was criticizing and badmouthing dowladda dhexe back in Febraayo against shirkii London ee shidaalka Soomaaliya, talking to Kenyan media while he was in Nayroobi. Hakaa saarto dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Che,

The only thing Somalia needed to do was pass the following two resolutions and sit on them:

1. Somalia will not enter into any international agreements affecting land sea or air until there is a constitution and a government elected according to the Constitution.

2. Any agreements entered in violation of the above will not be accepted and abide d by Somalia.

The rest is all side show and waste of time like today with Kenya, tomorrow with Ethiopia and after tomorrow with Djibouti then with agreements the federal states or some other parties might enter into.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.