Saalax

Somalia passports made in Hargeisa, Somaliland region

Recommended Posts

Saalax   
5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Maahmaahdii maxee ahayd? Haa, waxee ahayd:

Baqtiga ma cunee fuudkiisaan cabaa.

Wa ariinta tagan meesha.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan awoowe nin daar ku jiraa daruur ma arko

Australia waxaa lagu joogaana waa dhalashadooda markii qaxootiga laga baxo.

Wadamada loo xoogsi tago iyo kuwa loo cibaado tago midna ma aqoonsana basaboorka snm qof iyo labo xakuumada wataan wuxuu soo taago waa layska shaabadeeyaa macno wayn ma leh.

Awoowe dadka kasoo safray gabiley iyo arabsiyo oo gaalkacyo iyo garoowe safka ugu jira nin Australia jooga xaalkooda ma oga.

Hadii hargaysa ka dhex helaan basaboorkii ay xaqa u lahaayeen waa horumar wanaagsan.

Share this post

Link to post
Share on other sites
42 minutes ago, gooni said:

Awoowe,  horta Somalida kolka ay noqoto document, waa cadadood inay urursadaan wixi magac passport leh, sidii collectors urursada asraacda sida Postal Stamps ka oo kale. Kolka qofka Hargeisa ka yimi ee Garowe tagay, waa ula ekoonaatay, wax macno wayn ah samayn mayso. 

Taa badalkeeda, waxa jira kuwo koonfurta ka yimi oo baryo u hor fadhiya xafiiska jinsiyadda Somaliland ee Hargeisa. Ama rumayso ama ha rumaysan. 

It goes both ways. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Saalax said:

Wa ariinta tagan meesha.

That it is as useless as the word 'Bakhti' that was used here by the Janitor. Even Cheeseman's Ministers humiliatingly attest to it.

"One of the Somali ministers, a dual citizen however managed to be allowed into the country upon producing a European passport, Dalsan Media learmt through a source #Somalia"

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan

U malayn maayo qof caqligiisu joogo inuu beel jinsiyad waydiisanayo

Waxaase laga yaabaa wiil iyo hooyadii  lagu khasbay inay waraaqo u doontaan xafiiska snm.

Share this post

Link to post
Share on other sites
7 hours ago, gooni said:

Suldaan

U malayn maayo qof caqligiisu joogo inuu beel jinsiyad waydiisanayo

Waxaase laga yaabaa wiil iyo hooyadii  lagu khasbay inay waraaqo u doontaan xafiiska snm.

Madaama hada Kenya lagu gali karo kaliya passportka Somaliland, waxaan shaki ku jirin in dhawaan queue loosoo geli doono. 

Laakin waa adagyay sida la isku siiyo passportka Somaliland. Waa inaad saxeexa odeyo badan iyo rag magac leh aad kol hore arjiga ka soo buuxiso. :D 

4DCA1B92-FD69-4026-8E86-5793A6817587.jpe

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.