Sign in to follow this  
Deeq A.

Koox hubeeysan oo wiil dhalinyaro ahaaa ku dishay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Kooxo hubeysan ayaa degmada Karaan ee magaalada Muqdisho waxa ay ku dileen wiil dhalinyaro ahaa.

Cabdi casiis Cabdullahi Maxamed ayaa dableey hubeeysan oo aan heeyntooda la garan ay toogteen.

Cabdi casiis ayaa kamid ahaa Dhalinyarada ugu firfircoon ee Degmadaasi waxa uuna halkaasi kulahaa Tima jare uu kasoo saaranjirey Nolol Maalmeedkiisa.

Ciidamada amaanka ayaa goobta soo gaaray kuwaasi oo howlgal ka sameeyay.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhaca dilal qorsheeysan oo loo geeysto dad shacab ah iyo xubno katirsan dowlada Soomaaliya.

Puntland Post

The post Koox hubeeysan oo wiil dhalinyaro ahaaa ku dishay Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this