Sign in to follow this  
Deeq A.

Hambalyo xuska 18’ka May …. Waxa aanu xukumadda ku taageersanyahay Qadarinta Ayaalintani Leedahay

Recommended Posts

Deeq A.   

Qarann-300x169.jpg

 

Dhamaan shaqaalaha Iyo hawl wadeenada shabakada caalamiga ah ee qarannews, waxa ay hambalyo Iyo dabaal Deg u gudbinaysaa dhamaan shicibka reer Somaliland gudo Iyo dibadba. Anaga oo Ku hambalyaynayna xuska 18ka May oo Ku beegan maalinta Bari ah.

Waxa aanu xukumadda Iyo xisbiyada Qaranka ku garab taaganyahay mawqifkooda ah weynaynta maalinta 18ka may oo ah maalin qaran

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this