Saalax

The scale of grudge:boy arrested in Hargeisa suuq, Somaliland region for wearing Somalia jumper

Recommended Posts

Saalax   

Booliska Somaliland ayaa Hargeysa ku xiray wiil ku labisnaa funaanad iyo surwaal midabka calanka Soomaaliya ah.
 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 minutes ago, Tallaabo said:

He was wearing just a blue one 😂😂 I am sure this was just a set up for the camera 🤣

 

 

And if it is real, do you get why I use a cult?

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
Deeq A.   

Hargeysa (Caasimada Online) ― Ciidamada Booliska Somaliland ayaa saaka xabsiga dhigay wiil dhalinyaro ah oo ku labisnaa dhar calanka Soomaaliya ah.

Ciidamada ayaa badhtanka suuqa Hargeysa ka soo xiray wiilkan dhalinyarada ah oo ka tukaameysanay meel dhar lagu gado.

Deegaanada Somaliland ayaa waxa looga diyaar garoowaya xuska 18-May, taasi oo loo badinayo in Xukuumada Biixi u aragtay in wiilkan dhalinyarada ah uu kasoo hor-jeedo dowladnimada aan wali la aqoonsan ee Somaliland.

Ilaa iyo hadda ma jirto wax faah-faahin ah oo Laamaha amaanku ay ka bixiyeen xariga wiilkan dhalinyarada ah ee lagu soo xiray calanka Soomaaliya ee uu ku labistay darteed.

Si kastaba, Maaha markii u horeysay ee Xukuumada Somaliland ay xabsiga dhigto dad ku labisan calanka Soomaaliya, iyada oo muddooyinkii u dambeeyay uu sarre u kacay xariga Xukuumada Biixi kula kacdo dadweynaha ku nool Somaliland.

60149837_2406912719539901_87841827428887 cln.jpg

Caasimada Online
Xafiiska Hargeysa
Caasimada@live.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Sodon sano oo dawlad la'aana waxaa laga dhaxlaa arimahaanoo kale, meel walba oo somaali joogto waxay jecel yihiin in fowdo lagu noolaado.

Allaha umadda soo hadeeyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Saalax, check this page:

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   

Reer Hargeisa waynaga ilbaxsan  yihiin kuye bileys, bileeys. Dhulka uun baan taaban  lahayn hadaan reer Burco nahay!   Somalia calankeedu ha jiro baanu leenahay balse Jamhuuriyadda barakaysan ee tashatay fowdo uma ogolin iyo inan/wiil yar oo $100 loo soo diray, 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
3 hours ago, Dahireeto said:

That is madness. What is next? Don't drive "blue" car?

 

Markas bay ku leyihin ictiraaf ha nala siiyo :D 

Share this post


Link to post
Share on other sites
57 minutes ago, Barwaaqo said:

Reer Hargeisa waynaga ilbaxsan  yihiin kuye bileys, bileeys. Dhulka uun baan taaban  lahayn hadaan reer Burco nahay!   Somalia calankeedu ha jiro baanu leenahay balse Jamhuuriyadda barakaysan ee tashatay fowdo uma ogolin iyo inan/wiil yar oo $100 loo soo diray, 

Barwaaqo, are you saying you would stone him to death? What do you mean by "dhulkan taaban lahayn"?

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

A Court house in Bosaso gets blown up, a Turkish Aid worker and his car gets killed by road side bomb, US drones kill god-knows-what near mountains near Bosaso.

And yet, despite the lost of lives and property, reer Koonfurka are busy on Social Media spending hours talking about a disciplinary case by police  in Hargeisa. 

 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
4 hours ago, Suldaanka said:

A Court house in Bosaso gets blown up, a Turkish Aid worker and his car gets killed by road side bomb, US drones kill god-knows-what near mountains near Bosaso.

And yet, despite the lost of lives and property, reer Koonfurka are busy on Social Media spending hours talking about a disciplinary case by police  in Hargeisa. 

 

Whataboutism in action. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
6 hours ago, Dahireeto said:

Barwaaqo, are you saying you would stone him to death? What do you mean by "dhulkan taaban lahayn"?

 

Daadkan ma sidaas bay caadi ku yihin horta. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.