Saalax

Somaliland region: Turkish Government Bans 18th May Celebrations

Recommended Posts

Saalax   

Istanbul,(Qaran news)-The Turkish government has banned the Somaliland community in their country from celebrating the 28th anniversary of the reclamation of sovereignty on the 18th of May.

The Somaliland community in Turkey have always gathered together to celebrate the 18th of May in the past in many of the major cities, such as Ankara and Istanbul, but according to the Somaliland community, pressure on the Turkish authorities to ban the celebrations this year came from the embassy of the weak federal government of Mogadishu.

The ban comes at a time when Turkey wants to be seen as a fair arbiter in any future Somaliland-Somalia talks.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Somaliland oo ka hadashay Sababta Dowlada Turkigu u diiday in 18 May laga Xuso Ankara
 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
According to the Somaliland community, pressure on the Turkish authorities to ban the celebrations this year came from the embassy of the weak federal government of Mogadishu.

Marna waxee leeyihiin dowladda dhexe is 'weak' haddana isla iyagii ayaa qirtay this 'weak' government pressured dowladda Turkiga to cancel. So is it weak or not?

Anyway, why even bother these ridiculous celebrations especially since lagu jiro bisha barakeysan ee Soonka.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
38 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Marna waxee leeyihiin dowladda dhexe is 'weak' haddana isla iyagii ayaa qirtay this 'weak' government pressured dowladda Turkiga to cancel. So is it weak or not?

Anyway, why even bother these ridiculous celebrations especially since lagu jiro bisha barakeysan ee Soonka.

 

Wa contradiction socda. Ta labaad all people from Somaliland region in Turkey are using Somalia passports in Turkey,  Turkey ma aqoonsana wax la daho Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowlada Turkey oo diiday in maalinta Somaliland ee May 18 lagu xuso dalkaas

Waxa maalmihii udambeyay Baraha Bulshada la isla dhex-mareyay warar kala duwan oo ku saabsanaa in Dowladda Turkigu u diiday bulshada reer Somaliland ee dalkeeda ku nool inay xusaan Munaasibada 18-May.

Agaasimaha guud ee Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland, C/naasir Axmed Xirsi oo wax laga weydiiyey arrinkaasi, ayaa wuxuu faahfaahin ka bixiyey arrintaasi, isagoona eedo usoo jeediyey Dowladda Soomaaliya, wuxuuna yiri:

“Waxa ku nool dalka Turkiga jaaliyad iyo ardey u dhashay Somaliland, sanadihii hore ee lasoo dhaafeyna munaasibaduhu si caadiya ayey u dhici jireen oo ay u qabsan jireen, Baraha bulshada waxa ku jira in xaflad ay qabsanayeen ardeyda Somaliland ee wax ka barata dalka Turkiga magaalada Ankara laga joojiyay, iyadoo sababo kala duwan iyo tafaasilado kala duwan laga bixiyey, ardeyduna wey nasoo gaarsiisay cabashadooda oo toos-bey noola soo xiriirtay”.

“Arrintaasi sida ay u gashay Baraha bulshada iyo sidey u dhacday runtii waa labo kala duwan, xaflada ha la joojiye, nidaamkii loo joojiyey iyo waxyaabaha lagu sababeeyay iyo waxay dadku ku fasireen ayaa runtii kala duwan, anaguna ka Wasaarad ahaan waanu ka howl-galnay oo waanu la xiriirnay dowlada Turkiga”.

Wuxuuna intaas kusii daray “Waxay noo xaqiijiyeen in arrintaasi ay ku saabsantahay inayna marin nidaamkii xafladaha iyo isku soo baxyada noocaasa loo mari jirey, waxkale oo sal ku leedahay ma jirto, marka ay arrintaasi dhameystaan, wadadii saxda aheyd ee xafladahaa ogalaanshiyaha lagu siin-jiray, marka ay ogolaanshiyaha helaan ay sidaas ku bilaaban howshii, markaa wax intaas dhaafsiisan ma jiraan”.

Agaasimaha ayaa sido kale waxa uu Dawladda Federaalka Soomaaliya ku eedeyay inay markasta carqalad ku tahay horumarka Maamulkooda, wuxuuna yiri:

“Markasta, wadan-kasta iyo meel-kasta oo la joogo Dawladda Soomaaliya waxay isku deydaa inay carqaladeyso waxkasta oo wanaaga oo ay bulshada Somaliland qabsaneyso meel-kasta oo ay joogto”.

“Turkiga oo qudha maaha, wadamo badanba oo kale wey isku deyday, Laakiin waxyaaba u suuro-galaya iyo waxyaabo aan u suuro-galeyn baa jira, Wadamadaasi waa waddamo sharci leh oo nidaam leh, waan waddamo ogol in dadku xuquuqdooda aas-aasiga iyo cabirka fikirkooga iyaga oo xaflado nabad-galyaa isugu imanaya”.

Wuxuuna hadalkiisa ku soo gaba-gabeeyay Agaasimuhu “Dacwad kasta oo ay geeyaan iyo ka hor-imaansho kasta oo ay ka hor-yimaadan ma badelayso waaqica yaala, laakiin markasta waxaad ogaata Waddan kasta iyo meel-kasta inay Soomaaliya u taagan-tahay inay carqaladeeyan waxkasta oo wanaaga oo Somaliland u soo kordha ama ay qabsanayaan”.

Xigasho  

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 5/6/2019 at 12:54 PM, Saalax said:

 

Wa contradiction socda. Ta labaad all people from Somaliland region in Turkey are using Somalia passports in Turkey,  Turkey ma aqoonsana wax la daho Somaliland.

Waa kuwa markee dalalka Galbeedka imaadaan safaaradaha Soomaaliya safka hore ugu jiro after their looooong tahriib to get sharci aqoonsi isku dhiibaan. Daqiiqadee ka baxaan safaaradana sheeganaayo sheeko baraleeydii lagu yaqaanay. Waxaas waa lagu yaqaanaa. Many of them used to be on this forum, too. Dalka Reer Galbeedka isku dhiibay Soomaaliya dagaalo ka socdo kuma noqon karno, kuna dhiiban wali.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
50 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Waa kuwa markee dalalka Galbeedka imaadaan safaaradaha Soomaaliya safka hore ugu jiro after their looooong tahriib to get sharci aqoonsi isku dhiibaan. Daqiiqadee ka baxaan safaaradana sheeganaayo sheeko baraleeydii lagu yaqaanay. Waxaas waa lagu yaqaanaa. Many of them used to be on this forum, too. Dalka Reer Galbeedka isku dhiibay Soomaaliya dagaalo ka socdo kuma noqon karno, kuna dhiiban wali.

Khiyaali noolka ku badan wa sababtas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.