Saalax

Breaking News 2 high ranking police officers killed in Somaliland region

Recommended Posts

Saalax   

Taliyihii policeka iyo taliye ku xigeenkii police eeDeg Gar.adag ayaa lagu dilay Oog iyo Ceel Afweyn dhaxdooda halka dhawac soo gadhay danbi badhihi degmada gar.adag iyo wiil dhalinyaraa oo kaso racay ceel afweyn

Labadan taliye ayaa kaso jeeda Gebilay Iyo Boorame

Labada taliye ayaa dilkoodu la xidhiidha kadib markay ku qabteen degmada gar.adag alle hawnaxariiste Cali Ciid oo ku geeryooday jeelka ceerigaabo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.