Saalax

The plane used to indoctrinate secessionist children is getting revamped for May 18

Recommended Posts

Saalax   
2 minutes ago, Ducale said:

Diyaaradu waa xasuus xasuuqi waqooyi galbeed uu ka geystay afweyne. 

 

Just because  tolka ayaan ka muuqan doesn't mean you should hate it. Dal aad kaadida u soo cabtay ayaan xita jaariyad inaad ka noqoto laguu ogoleyn.  Reduced to nothing more than a miserable kabaqaade.

 

Saalaxaw Muuse wuu kaadi tagayaaye Ina Mire iyo suldan cune kabaha usii jeediya ku dhe

 

Yaa maskiin kkk

 

diyaaradu yay xasuuqday marka,  ma reer Gabileyda markasta lafaha so guuraya oo ku waashay ha nala aqoonsado.  That didn't work for past 29 years neither will it work in 2019 ama rinji cusub ha la mariyo ama yaan la marin. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
Just now, Ducale said:

Waxay tahayba,  waa mid macal dhimashadaada la tursanayo wax aliyaaliyo wax lagaa weydinaya aanu jirin. 

 

Ethnic Minority  ayAad tahay adigaana is badaye adkeyso.  Be happy with labada libaaxe profile la aad sudhataan.  Your whole existence iyo worth is reduced to a mere meaningless tittle.  LIBAAX KKKKKK 

 

Libaax kolba dhankii loo rogo iyo dhinacba diideyn. 

War niyohow wa iga taalo lafaha qarabaadada aad kaso guuraysiid galbeedka Hargeisa iyo Gabiley 24sac aqoonsii laguma heelayo. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
5 minutes ago, Ducale said:

Aqoonsigu intuuu maqanyahay lafa la qodo yaad sheegeysaaye xita buuraha gobooyaha habar magaadaanu macdanta ka soo faqaynaa.  

 

Dhabarka anago u jiifnaanu sare u kaadina, dabadeedna  roob Intaanu ku sheegno ayaad ku fooldhaqata. 

 

Tolow kaadida MARYO-ALOOL hadii aad ku weyseysataan Ineydun Daahirtan ma laga yaaba?

Lafaaha qaraabadiina wa lagu wayay aqoonsii 29 sanadood wax iska bedelayana ma jiraan ama sii waasha oo ku haya "Somalia ba na xasuuqday" wa halkeedi. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
2 hours ago, Ducale said:

Saalaxow 

 

Siyaasadaadu coma bey ku jirta , Hantidaadu waa shilimaad, Dhulkaagu wuu ii furanyay, adiguna geed baad iigu xidhantay. Maxa kuu hadhay? Jihad! 

 

 

 

 

29 sano ayaa lagu fashilmay aqoonsiiga iyo lafaha mariyal ee laso fagayo sii aqoonsii loga helo , markasa nin kale ku ledahay siyaasadadu como ku jirta. You have a lack of self awareness abaayo.  :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.