Dalmar1

No Justice in Puntland, as Rape Victim Caasho Family flee from puntland after being threatened to death by Puntland Admin as it send rapists to Europe

Recommended Posts

Dalmar1   

Qoyska Caasho Ilyaas oo Cadaalad daro eersaday Puntland-na ka guuray

 

https://xushmo.com/wp-content/uploads/2019/03/Waan.jpg

 

Fariimo nagu beeray murugo iyo calool xumo ayaa Maanta naga soo gaaray Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, Warbixintaas oo ah in ay Soomaaliya ka baxeen Qoyska Caasho Ilyaas oo aheyd Gabar 12 sano jir ah oo dil iyo kufsi loogu geestay Gaalkacyo.

Qoysaskii dariska la ahaa ayaa MOL u sheegay in Qoyska Caasho markii ay ka quusteen helitaanka Cadaalad sidoo kalane loo hanjabay ay ka baxeen Soomaaliya waxayna galabta faarujiyeen Gurigii ay daganaayeen.

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Qoyska Caasho ay u safreen dalka Itoobiya, halkaas oo ku sii nagaan doonaan ilaa bilooyin sida ay u sheegeen dad daris la ah.

Gaari nuuca Xamuulka qaada ayaa shalay galab ka raray dhamaan xubnihii qoyska iyo wixii agab ah oo ay heesteen waxayna ka gudbeen Xuduuda Soomaaliya iyo Itoobiya. Arintaan ayaa murugo ku abuurtay dadka reer Gaalkacyo.

Dadka ku nool Waqooyiga Gaalkacyo ayaa MOL  u sheegay in qoyskaan ay ka niyad jabeen markii Madaxweyne Deni uu sii daayay dalkana ka dhoofiyay laba nin oo kufsiga ku eedeesnaa laba kalane xabsiga lagu sii haayay sidoo kale qoyskaan ayaa waxaa soo wajahay Cabsi kadib markii dhowr jeer loo hanjabay.

Lama oga cidda u hanjabtay sidoo kalane ma jirto cid ka caawisay baaritaanka arintaan.

Waxay Soomaaliya uga baxeen sidii ay ku badbaadin lahaayeen nafta dhallaanka kale ee u harsan iyo sidii ay ilaabi lahaayeen uur ku taalada xanuunka badan oo ay dhibkii loo geestay Gabadhooda Caasho Ilyaas.

 

WhatsApp-Image-2019-04-23-at-4.15.01-PM-300x168-1-1.jpeg

Picture of Caasho Family fleeing Puntland as they fear from being killed and raped further more as the Threatening statements send to them stated, "keep your minority/langaab mouth shut or face another Caasho situtation", so instead the family fled from their home and state puntland.

Indeed being a minority in Puntland is a death sentence as no justice will be ever be served to it's victims.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Wali baaritaano yaan ku jirnaa bay leeyihiin si wax la hubo loogu cadaalad sameeyo.

Dadka qaarkiisna waxay leeyihiin wiilashu laandheere bay noqdeen cid kaloo lagu badelo, wali lama hayo. allahu aclam 

Waa in layska samraa haday cadaalad aduunka ku waydo maalinta xisaabta qiyaame baysan waayeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.