Dalmar1

Coup is imminent, as farmaajo turns tail and runs like a headless chicken.

Recommended Posts

Dalmar1   

Shirarkii  mucaaradka oo la qaban jiray marka dowlada u hartay bilo ayaa bilawaday sanado ka hor? Farmaajo dareen ma leeyahay? (Faalo)

 

Waxaa ka bilaawday dalka gudahiisa iyo dibadiisaba kulamo ay soo qaban-qaabiyeen siyaasiyiin dhaliilsan geedi socodka siyaasadda Soomaaliya. Waxaa maanta ka furmay magaalada Nairobi kulan ay ka soo qeyb-galeen xisbiyo iyo siyaasiyiin hore.

Kulumada noocaan ah ayaa waxa la qaban jiray  marka ay dowladda u hartay lix bilood iyo wax ka yar.   Magaaladda Nairobi ayaana ahayd goobaha laga soo abaabulo kulamada noocaan ah, kuwaas oo dhamaantood ku guuleystay in ay badalaan  hogaanka dowladihii horay u jiray.

Waxaa muuqata in mucaaradnimada ka bilaabatay magaalada Nairobi ay noqon doonto mid keeni doonta in dowlada Faramaajo hawada ka baxdo. Farmaajo hadii uusan isabdal deg deg ah ku sameeynin dowladiisa si ay u hesho labo-kacleeyn cusub  oo rajo galisa shacabka,  hadii ayan taa dhicin waxaa abuurmi doono mowjado siyaasadeed  oo Farmaajo uusan waxba ka qaban karin:

Maxaa ka dhalan kara shirarka mucaraadka / Ibaheysiyadda oo hadda bilaawday:

  1. Kulamada ka bilaawday magalaada Nairobi waxa uu ku soo aaday iyada oo shacabla Soomaaliyeed ka niyad jabeen dowlada uu hogaamiye Farmaajo, taasi ayaana siisay mucaaradka fursad ay ku dhiiradaan in ay bilaabaan abaabul siyaasadeed
  2. Hogaanka dowladda Goboleedyada iyo isbaheysiyada siyaasadeed oo isku meel ka soo jeestay, arintaan ayaa keeneysa in ay abuuranto awood siyaasadeed oo aan la hor istaagi karin
  3. Xiriirka Dowlada Kenya iyo Soomaaliya oo meel xun maraya ayaa keentay in dowlada Kenya faxas buuxda siiso mucaraadka ks horjeedo dowladda Farmaajo,
  4. Isbaheysiyada isbedel doonka siyaasadeed waxa ay intooda badan ka soo bilaaban jireen magaalada Nairobi.. Farmaajo waa uu garan karaa awooda mucaraadka lagu aasaaso dalka Kenya.
  5. Farmaajo iyo kooxdiisa oo lagala wareegay awooda istcimaalka baraha bulshada, taas oo keentay in shacabku ku dhiiradao in ay dowlada ka soo horjeestaan
  6. Iyo Beesha caalamka oo si dadban uga soo horjeesatay Farmaajo iyo kooxdiisa.
  7. Dhaqaale daro baahday oo heysata dowladda taas oo soo dadajineyso Kacdoonka Shacabka

Shirk ka bilaawday Magalaada Nairobi ma noqon doono mid ku ekaada Nairobi balse waxa uu noqon doonaa mid ku fida dalka gudihiisa iyo dibadiisa. Fursada kaliya ee Farmaajo u hartay waa in uu sameeyaa laba kacleynta dowladiisa taas oo ka bilaabaneyso in uu badalo Ra’iisal Wasaarihiisa,. Hadii uu isbadal imaan waayo waxaan shaki ku jirin in  dowalada uu hogaamiye Farmaajo ayan dhameysay doonin waqtigeeda.

 

https://www.muqdisho.online/shirarkii-mucaaradka-oo-la-qaban-jiray-marka-dowlada-u-hartay-bilo-ayaa-bilawaday-sanado-ka-hor-farmaajo-dareen-ma-leeyahay-faalo/?cn-reloaded=1

Share this post


Link to post
Share on other sites

After all else failed - including countless mooshins, qaraxyo, targeted assassinations, qalalaas abuurid, bannaanbaxyo using poor folks - it is back to square one for the failed opportunists with their outdated, foreign-imported ideas in foreign capital meetings.

We had seen filinkaan dhowr mar, meelna ma gaaraayo. The least they could have done was meeting in Xamar instead of making more profits to fatty Nayroobi hotel owners.

Share this post


Link to post
Share on other sites
10 minutes ago, Che -Guevara said:

If Farmaajo is gone. They will oppose whoever comes after even if it's one of them. 

It's worth mentioning Kenya called Somalia an enemy state.

Sadly, it only means another SFG time wasted. Another alignment, another arrangement of the groups started. Different regions aligning differently again. UAE might have a hand in all of this or may be trying just like in Sudan waiving dollars.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Mucaaradnimadii qiimahay ka lumiyeen hada waxay ku jiraan rafashadii ugu dambaysay,waxa kaliya oo ay doonayaan aqoonyahan dibada ka yimid oo la naf baxa.

Mucaaradnimo waxay ka bilaabeen marti baa naloo yahay, hadana waxay ku shirayaan hotel aan la aqoon oo nairobi ku yaal, aaway laandheeranimadii iyo meekhaankii gaarka ahaa ee muqdisho lahayd?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

MP Fiqi:

1. Dawladdu waa fashilantay, dawlad cusub oo KMG ah ayaa ku baaqayna.

2. Shir ayaan ku qabanayna Muqdishu, hadii suurta galiwaydo waxaan ku qaban doona meel kale oo dalka ka mida

 

https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/285327985705020/

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, Suldaanka said:

MP Fiqi:

1. Dawladdu waa fashilantay, dawlad cusub oo KMG ah ayaa ku baaqayna.

2. Shir ayaan ku qabanayna Muqdishu, hadii suurta galiwaydo waxaan ku qaban doona meel kale oo dalka ka mida

 

https://www.facebook.com/sbcsomalitv/videos/285327985705020/

At this level there is no turning back and nothing to repair. That is too bad. Every country has some madness when it makes the useless great and the sincere as useless. The British aggrandizing Sir Winston Churchill is one. He bunkrapted and put into debt the British empire, yet to this day he is considered in England as the greatest.

His racism also contributed to alienation of India.

So much hope placed on Farmaajo and he will leave without anything tangible and visible legacy for Somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Khadafi   

As if sitting one of those dark rooms of Nayroobi is somethin to be pride off. We Somalis have simply faliled to understand what political opposition consists of. Have your ideas and try to sway the people to it. Meaning being an oppositional political does not mean taking litres of gas  and trying to burn down everuthing. Waxaaba iga daran,. The one who sold of Somalias coastline to Kenya  in the doomed MoU agreement is now happily smiling infront of the cameras.   

Yaab!

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
21 hours ago, Apophis said:

Wale rafasho hadey jirto Farmaajo aya rafanaya.

If as a community you care about this failed man, please extradite him from mogadishu asap because we know reer Mogadishu do not mess around when they are abused beyond reason.

 

As I told you before, no D community will come to your aid. Save your man while you can.

Awoowe nimankaan mucaaradkaa waa qabiil soocan oo qas wadayaal u badan.

Haday farmaajo oo anzaloti ku dhashay qabiil ku diideen ama ay ku sheegeen inuu marti u yahay, adeerkaa oo dhagax buur ka yimid ma u malaynaysaa inay biyo u shubayaan?

Dhawr oday  oo aysan caqli badan ku ogayn baa shirkooda ugu yeereen, wax macno uu leeyahay ma jirto waa budo gooni u tuman oo hadana ciid ku daadatay.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
20 hours ago, Apophis said:

Ninka Dagaxbuur ka yimid waa nin sal balaran, reer Mogadishona way is yaqanan. And he will not die in a toilet in Nigeria (he was not even safe in Gedo)

 

so don’t worry about me, I can take care of myself yesterday, today and tomorrow.

It is you who is about to go extinct.

Waxaan qiyaasayaa inaadan u jawaabin sidii reer dhagax-buur iyo goday midna

Waxaan hubaa inaadan shaqo ku lahayn reerkaad af hayeenka isaga dhigayso.

Aan ka gudubno dhaqan beeleedka hadii beelu qiimo leedahay socodkeenaa laga garan lahaa.

Mucaaradka waxaa laga rabaa inuu sadex arimood fahamsan yahay intuusan mucaaradba noqon

Kow waxa diintu ku waajibisay oo ah inuu fitno been iyo naar afuufnimo iska ilaaliyo

Labo inuu wadaniyad leeyahay oo asagoo sharci dejiye xasaanad haysta uusan hotel dal dal shisheeye arimaha dalkiisa uga hadlin.

Sadex inuu iibin karo fikir fiyow oo uu kaga fiicnaan karo dawladda hadda jirta si uu beri hogaamiye loo istaago u noqdo.

Nimankan waxay isku bahaysteen beel waxayna u yeerteen intaysan caqli badan ku ogayn

Beri markay muqdisho ku noqdaan waa xor afkoodu furan yahay

Waxay abaabuli kara gaari gacan layda iyo inta saliidda iibisa.

Beesha caalamka iyo kenya waxay u sheegayaan in loo diiday inay ku shiraan muqdisho.

Hadii aad tahay reer miyir walaal dameeru dhaan raacday ha noqon meel kaligaa istaag waan hubaa inaad dadka ka dheertahay

Nimankan waxay doonayaan

Suuq nadaw, doollar madaw, guri madaw, qarax madaw, ha iska daba galin naftaada ilaasho waa talo walaalkaa ku jecel.

 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

Without shadow of a doubt Farmaajo is done and his fate has already been sealed (read below website of how farmaajo wants now to please reer Galmudug by giving PM post) , so anyway this man Farmaajo waa big fuley he uses helicopters now for his travels within Banaadir and Shabeelooyinka, he does this stealthily to evade Galmudug Troops stationed throughout Mogadishu and S/hoose.

I swear this fuley farmaajo came all the way from USA thinking he could ride HAGs back while attacking Galmudug boys, he has learned so far the harsh bitter truth that there is no such a thing called HAG as it's only Galmudug boys that are HAG and its their xoog/awood and authority that matters in Somalia especially South-central and every others are irrelevant.

 

https://muqdisho.online/deg-deg-rw-kheyre-oo-shuruud-ku-xiray-in-uu-iscasilo-xog/

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
5 hours ago, Apophis said:

No need for long stories. If I were you I would be preparing myself for after Farmaajo life.

 

he is done.

He is great and clean leader we all need him. 

Maybe you need him more than i do,  use your frozen brain, otherwise you will be interpreter forever.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I remember people use to insult/curse Siyasd  Bari but nobody ever asked themselves who will replaced and would that person be any better?

 

Exactly, who do you want ti replace Farmaajo.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cheeseman is between a rock and a hard place. The perfect storm is gathering around him. His phantom government is going to implode like you never seen before, just watch this space.

The IC and AMISom have almost completely written him off now as an incompetent fraud. 

Sheikh Sherif and HSM are currently flexing their political muscles in Mogadishu.  

D5InJekX4AAciTm.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.