Deeq A.

Weerar Iyo weerar celin tabliiqi siyaasadeed ah oo ay isku qaadeen gabadh reer Burco ah Iyo Cali Khaliif daawo

Recommended Posts

gooni   

Su'aasha gabadhu waydiisay waxay ahayd, markii qof wayn loo fasiro see adigoo soo noqday wasiirka koowaad ee soomaaliya ugu qancday inaad tuulooyinka u tagto tabliiq siyaasadeed?

Jawaabtiisuna waxay noqotay markii qof wayn fasirto waxaan doonayaa inaan iibiyo ama aysan reer SSC iyo awdal, aysan marti beel u noqon.

Martida markii la fasiro waa sooryo loo fidiyo socoto ama masaafur waxaana maamula dadka martida looyahay ama way ku soori ama way kaa seexan masaafurku  khayaar ama kala doorasho maleh.

Snm calankii awoowayaashii usoo dhinteen bay ku badeleen maro cagaaran gudaha laas-caanood ayagoo waliba ayaga marti loosii yahay.

See ugu gorgortami karaa dhul ay maamusho snm, asagoo gobolkiisii marti ku ah caqli gal ma noqon kartaa hargaysa marti u noqon mayno?!

Wax aan fahmi waayay yaa aqoonyahanada soomaalida ka khaldan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Inanta su'aasha waydiinaysa waxaan u malaynayaa inay ka timid laas caanood, sababto ah, kuwa maroodi jeex ka yimid looma ogola inay xayndaabka reerkooda dhaafaan.

Shacabka SSC intii la doono ha la ordo waan hubaa inaan dhiig cusub lagu shubi karin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.