Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

The seasonal imprisonment and torture of journalists in Waqooyiga

Recommended Posts

It seems the seasonal time la ugaarsado, arrest and torture journalists in Waqooyiga is back. This time it is back to C/maalik Coldoon, according to his Facebook page written by his representatives:

[Kadib xalay markii ay noo diideen ciidamadu in aanu aragno Coldoon annaga oo is leh hubiya jidh dil ay ciidamada police ku u gaysteen oo goob joogayaal noo xaqiijiyeen saaka ayaanu booqanay waxaanay noo sheegeen ciidanku in xalay saqdii dhexe Hargeysa loo qaaday yaga oo noo raaciyey meesha Cabdimaalik laga doonayaa inay Hargeysa tahay sidaa darteed ay gudbiyeen

Waxa idinla hadlaya maamulaha page-ka Coldoon]

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland oo xabsiga dhigtay wariye Coldoon

Wararka ka imaanaya magaalada Burco ee gobolka Togdheer ayaa sheegaya in ciidamada maamulka Somaliland ay xabsiga dhigeen Wariye C/maalik Muuse Coldoon.

Ciidamada ayaa qabtay Cabdimaalik xili la sheegay inuu gaarigiisa ku dhex watay bartamaha magaalada Burco, waxaana la ogeyn waxyaabaha ka dambeeya xariga wariyaha oo muddooyinkii ugu dambeeyay ku sugnaa magaalada.

Qaar kamid ah xubno ka tirsan ehelkiisa ayaa xaqiijiyay in ciidamada booliska ee Somaliland ay xabsiga dhigeen wariye C/maalik, waxaana ay sheegeen inay ka walaacsan yihiin sida loola dhaqmi doono.

Booliska gobolka Togdheer ayaa horey u sheegay in ciidamada Somaliland ay hayeen Waaran kasoo baxay maxkamada magaalada Hargeysa kaasi oo lagu faray inay xeraan Wariye C/Maalik Muuse.

Todobaadyadii la soo dhaafay ayaa waxaa jirtay hadal-heyn ku aadan in Ciidamada Booliska Somaliland ay baadi goobayaan Wariyaha oo dhawan kasoo laabtay qeybo ka mid ah dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo Warbixino uu kasoo diyaariyey.

Ma ahan markii ugu horeysay oo Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon ay ciidamada Booliska Somaliland Xabsiga dhigaan,waxana horay u jirtay in Maxkamada Magalada Hargeysa ay xukun ku riday.

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in Wariyaha Maanta loo wareejiyay magaalada Hargeysa, si halkaasi loogu maxkamadeeyo.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka maamulka gobolka Togdheer oo ku aadan xariga Wariyaha, balse waxaa socda dadaalo ehelkiisa ay sameynayaan.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Coldoon was hiding in burco for months there was a warrant to arrest him for months it's better for coldoon to relocate to the Amisom bunker because he feel he is no Somalilander  and burco is a Somaliland city. He feels not at home in Somaliland  so its better he joins his fan base  the koonfurians i just checked his page majority people on his page are walanweyns .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
5 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

War @Saalax, what was Coldoon doing in Burco?

He was at home. According to sources two close friends of his snitched on him (from the Jeegaan community) on his car location. He also ventured out of his neighborhood. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
18 hours ago, Saalax said:

He was at home. According to sources two close friends of his snitched on him (from the Jeegaan community) on his car location. He also ventured out of his neighborhood. 

He was protected by his tolka miyaa? Tolkiisa Burco mee degaan? So he ventured out to where tolkiisa deganeyn within Burco and they got their chances to arrest him. Weird.

Anyway, his latest arrest and torture will only make him more popular and earn more followers on social media.

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 4/19/2019 at 7:38 AM, maakhiri1 said:

And what is wrong with this idiot?

Waa maxay doqonka aan waxba garan, hadalna joojin, hadana feejignaan oo debinka iska geli?

Tolkiisa amuu isku haleynaaye. I now heard he has been there for weeks, so tolka must have been protecting him until meel cidlo ah lagu helay.

I hope sida ugu dhaqsida badan loo soo daayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.