Suldaanka

Xaliimo Soofe is not happy

Recommended Posts

gooni   

Xalimo soofe? hadii ay tahay islaantii buraanburi jirtay oo ee reer puntland waxbaa khaldan.!

Reer soofe qaarkood digsigii hoose dhexe xasuustayda wali way ku jiraan waxay ahaayeen qoys cariiq ah oo aad u dhawrsoon wax barashada jecelaa berigaas.

U malayn maayo inay haday tahay qoyskaan sheegayo ay shacuurteeda ku aadan dawladda, qaabka noocaas ah kusoo gudbinayso hadaan xanuun dhimirkaa jirin ama aysan ahayn soofaysane kale.

Share this post

Link to post
Share on other sites
5 hours ago, gooni said:

Xaliimo Soofe habar Galkacyo joogta oo jaadka cuni jirtay ayaan u aqaanay anigu. :D 

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Freedom of speech hadaad maqasho waa dhaqan gaalo lagasoo minguuriyay ilaahay xad buu noo sameeyay aan ku dhaqano in dhaqan gaalo laga kor mariyaana ma wanaagsana

سورة النسا من قوله: ( أَطِيعُوا اللَّهَ وَأَطِيعُوا الرَّسُولَ وَأُولِي الْأَمْرِ منكم

18 hours ago, Suldaanka said:

Xaliimo Soofe habar Galkacyo joogta oo jaadka cuni jirtay ayaan u aqaanay anigu. :D 

Aad baan uga xumahay inaan ku khaldo qoys aan aqoon fiican u lahaa

Duqdana allaha soo hadeeyo balwadu waxyaabo badan bay qofka ku qaadaa

Share this post

Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
1 hour ago, Suldaanka said:

Googarad ayu xidhanyay :D 

Allaah caafimaad ha siiyo odayga sida ka muuqata qof  dhamaystiran ma ahan xaga maskaxda.

  • Thanks 1

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.