Saalax

Annual Grave digging season starts in Somaliland region for aqoonsii/recognition

Recommended Posts

cadnaan1   

Kkkk why are you guys wasting your time you will never agree on anything but I have to say that you guys are debating without insulting each others, not like the old fool oo meeshan ka caytama.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   
9 hours ago, cadnaan1 said:

Kkkk why are you guys wasting your time you will never agree on anything but I have to say that you guys are debating without insulting each others, not like the old fool oo meeshan ka caytama.

The secessionists are becoming less emotional. Back in the days they would cry if another northerner had different opinion than them. It is in part due to realizing no one is buying what they are selling anymore after 28 years.:D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   
34 minutes ago, Oodweyne said:

It seems that it never occurred to some of the low-born-cretin, particularly of the addled-mind to boot, sort, that the folks from Somaliland, don't actually much care of the "opinion" (of any kind) in which some silly sheegato, and those who are the "defeated lot" of the Somali peninsula, actually peddle to each other.

Why?

Well, who on earth, who is on their right mind will ever bother to "convince" some silly sniffling cat, who in turn keep-on hoping that his "fraudulent" claim of other folks's lineage will pass muster, particularly in any sort of a given and reasonable debating setting.

No, I am afraid, that, won't do.

And it won't do, given that some of the "knuckle-heads-oiks" in which we have in here, will actually be better off in hoping to win the UK's national lottery, instead of hoping that others will take their arguments that seriously.

Although, I must admit that, to keep on chasing them around here of SOL with the view and with the "intend" of demolishing their "nonsense-on-stilts", like the manner Suldaanka and Amigo were doing it on the other thread, is really mighty entertainment to be had. Which in turn is worthy of the price of popcorn alone (as it were). 

Did you take part of the annual grave digging in West Hargeisa/Gabiley for ictiraaf raadis?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   
7 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Saalax, fadlan haku deyan qashinka boosaneerada ku nool for the sake of SOL. I hate to bring out budka weyn to clean the site, but the wretched stench sometimes gets too much.

The secessionists can't help themselves. In every topic they try to get personal after losing arguments. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Lafaha muslinku xurmad badan bay leeyihiin waxaana lagusoo saari karaa fatwa waliba markay aasnaadaan 80 sano ilaa 100 sano oo ay noqdaan (رميم)

Snm meel walba majarafad bay la taagan tahay ayagoo jaahil ka ah shareecada islaamka iyo xurmada mowtida.

Share this post

Link to post
Share on other sites
4 hours ago, gooni said:

Ilaahay wuu karaameeyay binu aadamka. Waana tan keentay in qofka si sharaf leh inta loo maydho, kafan loo xidho, deedna dhanka qiblada loo sii jeediyo. 

Maha in lagu daayo lafaha ayagoon sifihii Muslimka aan la marin, magacyadoodi aan la suntin. Qof walba waa inu kafantiisi iyo wajigiisa oo qiblada eegaya loo sameeya xabaal cusub. 

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Lafahan gaalkii yimaadaba lagu casuumayo in la karaameeyo oo dib loo asturo miyaa loosoo qufayaa awoowe?

See loo kala garan karaa kuwii qaxootigii la laayay iyo kuwii snm?

Ilaa iyo hadase ma la helay dad lafahooda iyo magacyadooda la is waafajiyay?

Dagaalkii ugu dambeeyay oo burco ka dhici jiray oo yaroowe lagu aasaasay dadkii ku dhintay qabuurahoodii xagee ku yaalaan? magacse ma lagu qoray qof kastoo ku dhintay?

Waxa la xisaabinayo waa arwaaxda, qofkii dhinta waa dhintay, xurmad iyo si loo asturo yuu leeyahay. 

Meeshii xabaalo dayacan lagu arko waxaa loo noqdaa culimada qiimaha badan ee waqooyiga ku nool, ayagaa fadwoonaya

Ma'ahan inaad gaalo hor boodaan ayadoo loogu dhawaanayo bal in wax aqoonsi soo hadal qaado laga helo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
1 hour ago, gooni said:

Waxa la yidhi abeeso kolka farta u taagtid, fanaxa ayay u booda. Gaalada aad magacowday waa kuwo ku takhasusay jawaabaha su'aalaha aad isweydiisay. Laakin caqligaaga iyo nacabka kaa buuxa ayaan is kantaroolayn, oo nacabka ayaa kaa hadlinaaya adiga oo waliba su'aalsha jawaabteedina aad si khaldan u so qortay.

Lafaha iyo magacooda iyo waliba reerkii ay ka dhasheenba waa la hayaa, waana la is waafajiya. Waana tan khuburada ku takhasustay ee leh cilmigeedi iyo technology'gii ba loo adeegsaday. 

Si waafaqsan shuruucda caalamiga ahna waa loo habeeya oo documenty iyo DNA iyo sawirba waa laga reeba. Deedna shareecada Islaamku siday qabto ayaa loo astura oo loo aasa.

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Soomaaliya goormay caalamka ku shuruuc noqotay?

Ka waran lafaha dadkii ay ka dhasheen hadii la siiyo lafo dad kale oo muslina ama dhagax-buur kasoo jeeda, oo aan ahayn kuwoodii? Mise gaalku wuxuu sheego waa run?

Qarashka ku baxaya DNA ama lagu kala saarayo dad muslina oo dhintay waa hore, intii lawada xurmayn lahaa, maa ceel biyaha laga cabo loogu qodo kuwa iminka haraadka u dhimanaya ceel afwayn agagaarkeeda?

Hadii la yiraahdo lafo reer kaliya ha la karaameeyo waa dhaqan cusub oo aysan soomaalidu shaqo ku lahayn, meeshaad marto dhulka soomaalida lafo bani-aadam yaad ku kufaysaa, waxii dhintay allaha u naxariisto, iska daaya ku dayashada yuhuuda iyo nasaarada waa talo walaalkiin idin jecel.

Share this post

Link to post
Share on other sites
41 minutes ago, gooni said:

Qof kastaa sidu isagu isu sharfo ayaa dadka kalena kuu sharfayaa. Madaama aad sheegtay dhulka kale ee Somalida (ood ula jeedo Koonfurta) waxay cadaynaysa sida aan dadka kale wax sharaf ah kuugu hayn, madaama adigii aad is xaqiraysid oo kaagii kaa dhintay aanad dareen u lahayn inu ahaa qof ilaahay karaamo siiyay oo u baahan in lafahiisa la baylah tiro. 

Kuwa naga dhintay anaga waa shaahid ku dhintay halgan, waana sidii mujaahid loo ixtiraama oo loo qadariya, heer aas heer qaran ah loo sameeya iyo baroordiiq. 

Mida DNA, lafa kasta oo la soo helo DNA ayaa laga qaada, waxaana bixisa hayado u qaabilsan inay document gareeyan xasuuqii ka dhacay goboladda Waqooyi. 

Reerkii qof ka maqanyay ayaguna DNA ayay iska soo qaadi karaan oo lagu match garaynaayo database ka lafaha la helay. Hadii match/iskeenaan waxa loo aqoonsanayaa qofka ciduu ahaa iyo magaciisi. Waa system hore looga istimaalay sida Bosnia, Kurdistan iyo meelo badan oo kale. 

Mida Ogadeenka, uma malaynaayo in dad shacab ah la laayay, aan ka ahayn dadkii hubka sitay ee u dagaalamaayay Afwayne. 

Wixii 1990 ka danbeeyay beesha Ogaden oo Ina Cumar Jees hogaaminayay iyo SNM xidhiidh siyaasadeed ayay lahaayeen. Waana tan keentay in qaxoontiga Ogadenia si nabad ah uga so baxaan oo Ethiopia ku so galaan.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.