Suldaanka

28 years on, Somaliland still demining Siyad Barre's merciless mining of population centres.

Recommended Posts

A brief history, Halo Trust was one of the first NGOs to arrive in Hargeisa back in 1990s. They demined millions of mines which were planted strategically by Siyad Barre's Somalia National Army in and around urban centres and major nomadic grassing areas. 

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Miinadu waxay ka hartay dagaalkii 77 gobolada soomaaliya oo dhan way ku jirtaa ilaa maanta.

snm wax sidaa u wayn oo miino laysaga difaaco ma'ahayn, taangiyo iyo hub culusna maysan lahayn awoowe.

Inta badan waxaa soo hor mari jiray caruurta iskuulka oo gabdho u badan ayagoo qaylinaya ama dhagaxaan ku tuuraya ciidamada.

Dhawr iyo sideetankii wakhti sidaa u fog ma'ahan hadaad nin yar ahayd, ama aadan dunidaba joogin, warayso dadka aan jaadka cunin.

Siyaad barre carruurta soomaaliyeed abahood yuu ahaa markuu dhunkadana ilkihiisoo dhan yaa muuqan jiray farxad qalbiga kasoo go'day darteed

Wuxuu siin jiray waxbarasho lacag la'aana

Caafimaad lacag la'aana

Waalidiintood oo dabaqada dhexe u badnaa ama shaqaale dawladeed ahaa

Soomaaliya waxay ahayd dalka aduunka ugu quruxda badan.

Waxaad ku wareertay waa dacaayadda iyo sawirada faraha badan, oo snm ugu tala gashay inay aqoonsi ku doonato oo ay lasoo baxday buburkii dawladda dhexe ka dib.

Nimankaan aad muhaahidiinta ugu yeertaan, been kuu sheegi maayee, mid guriga kasoo bixi jiray kuma jirin 90kii ka hor, habro toob bay u badnaayeen.

Dagaal waa jiray balse sidaa uma waynayn, hadii aad doonayso inaad si fiican u fahamto waxaad is waydiisaa

Maxaa gooni isu taagga loogu dhawaaqi waayay 88'kii 89'kii oo waliba dawladdii dhexe sii daciifaysay?

Miinadu dadka ha laga saaro waa shaqo fiican oo waliba sawaab ama ajar badan, balse anti tank yaa snm laysaga difaacay waa sheeko raqiis ah oo aan macno ku fadhiyin..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ceel Bardaale waa Waqooyiga Gabiley, dhanka badda. Xabashida ayaa halkaana laga ilaalinaayay :D

 

 

PAVING A SAFE ROAD TO PROSPERITY IN SOMALILAND

0th April 2017 | Somalia & Somaliland

Ahmed Nuur Aw Nuuh owns a small business in Ceel Bardaale, Somaliland, where he buys milk and vegetables from local farmers to sell at the market in the town of Gabiley. A town that should have only been 23 km away. But landmines were laid on the only road between the two towns during the country's civil war and subsequent conflicts, hindering safe access to food, and forcing authorities to keep the road blocked, prohibiting its use for years. The road was so heavily mined that some were clearly visible. Residents from Ceel Bardaale wanting to visit Gabiley must take an alternate route that stretches 44km around the towns. 

This diversion doubles the journey times and fuel costs for local farmers and traders, preventing residents like Ahmed from providing for their families. 

In August 2016, with funding from Ireland, Germany, and the United States, HALO began clearing the suspected sections of the road using manual demining teams. Shortly after demining began, two anti-personnel mines were found.   

After months of work, HALO was able to reopen the road back to local villagers in late 2016, providing safer access to the vital services of transport and trade for the community and cutting the distance in half for travellers.  By clearing the mines, the cost of bringing goods to markets in Gabiley and even further towns has been reduced, impacting local farmers and traders like Ahmed - whose income supports his ten children.

 

som_case_study_map.jpg?width=540&height=

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Halo Trust iyo Danish Demining Group (DDG) labadu ba shaqo aad u qiimo leh ayay ka sameeyeen Somaliland. Maanta Somaliland waxay leeday hayad u gaar ah oo dhanka miino saarka ah oo aqoon dheer u yeeshay sida loo helo, loo saaro, loona qarxiyo.

 

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Waqooyiga gabilay dhanka badda xiga hadii miino lagu aasay waxaa aasay waa snm sababtoo dawlad miino uma aasto dad iska garab rarato ah

Si fiican u dhagayado adeerkaa asagaa taariikhda ku baraya

Waydii goormaa ugu dambaysay erayga umadda soomaaliyeed 89kii?

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

@gooni

"Waqooyiga gabilay dhanka badda xiga hadii miino lagu aasay waxaa aasay waa snm sababtoo dawlad miino uma aasto dad iska garab rarato ah"

Afwayne kuwii wakiilka uga ahaa waqooyi waagaa, ayaa ahaa kuwo aan dawladnimo waxay tahay garab maray oo reernimo iyo aargoosi gamuuray dib ugu noqday. Hadaba canaasiirtii is biirsatay waxay xisaabta isu gaysteen ku heleen inay dadka dhulka iska leh ka rarri karaan oo kuwo aan dhalan ku beeri karaan. Waa caqliga canaasiirtii Afwayne isku maaweeliyeen.

Waxyaabaha qosolka badan, Hargeisa waxa dhacday mar kali ah inay ku so dareereen Qaxoontigii 1977ka so qaxay Ethiopia, waxyaabaha ugu yaabka badnaa waxa ka mid ahaa in reer Qaxoonti ah iska soo ag dego reer kale, yidhaahdo hantida maguurtada ah sida guriga ama fooq ama business, anaga ayaa la wareegayna, deedna Dawlad ku sheegta warqado been abuur ah laga so qaadan jiray. 

Kolka Afwayne dawlad lagu sheegi kari maayo, waxay ahayd qabiil shaad dawladeed xidhan. 

Taariikhda waxa qora kuwa guulaysta, kuwa laga guulaysto taariikhda ma qoraan. :D 

 

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, gooni said:

Si fiican u dhagayado adeerkaa asagaa taariikhda ku baraya

Waydii goormaa ugu dambaysay erayga umadda soomaaliyeed 89kii?

horta siyaasadu dan joogto ah ayay leeday, saaxib joogto ah ma laha. Waa' kasta iyo waayihiisa ayaa la hadlaa, arinku 1989 wuxu taagna Somali inta xalaashaha ah iyo intii xaaran ku naaxa ahayd. :D

Laakin, hal arin ayaa Video aan ka guntaday, waa "In Afwayne laga xoreeyo dhamaan geyiga Somaliyeed" hada Waqooyi kali ah maha!!!. Which is exactly what happened in 2 years. 

Taa ayaa la yidha, kalsooni buuxda. Hadii shalay isago jabhad ah kalsoonida lahaa, maanta oo dawlad iyo dhaqaale iyo xidhiidh intaba aan leenahay, u daahi mayno cadawga. 

 

 

 

 
  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kan  goni waba mid nasakhan  kulaha  dagaalki xabashida iyo somalida aya  minesken kategey.  War  afweyne askartisa aasay anaga oog  ila  1995 mineska walaga gureyey all over hargeisa districts. Gawaadki xuma  eeh afweyne ayaad no amaanaysa  eeh Somali  kala  dilay 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

waxkasta xaawo leh bay noqotay ariintu "waxkasta Siad Bare leh"  but yet lets ignore the fact a large part of those mines were due to inter clan clashes.  daadkan khiyaali jecla. :D

 

 

Exhibit A: Berbera

"Small numbers of mines were laid defensively by the I. Muse Militia before the attack on Berbera. After capturing Berbera, the HY and Earth-Burrowers militias mined approaches to the town to deter a counter-offensive by the Isse Muse militia; this was the first documented use of mines in Somaliland since the fall of the Siad Bare government"

 

Violent deeds live on: landmines in Somalia and Somaliland region, Rakiya Omar, 1993
 

2uzp5e9.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.