cadnaan1

Go'aan lagu qasaaray

Recommended Posts

gooni   

Sidee bilaa basaboor loogu dhoofaa?

Waa inay basaboor kasoo qaataan buuhoodle ama garoowe hadii snm u diiday jinsiyadoodii

Qof gacan maran oo aan wax aqoonsi ah wadan meeshuu doono ha aado markii horeba khalad bay ahayd.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

Marka aad wadanka gudihiisa Ku dhex safrayso passport uma baahnid taasi ayey maamulka Hargeisa diidanaayeen ayaga oo Ku qasbayey dadka u dhoifaya xamar ama ka imaanaya inad haystaan passport.

But it backfired them oo shirkadihii diyaaradaha Garowe ayey u wareegsadeen ganacsigoodi Hargeisana suuq xumo ayaa Ku dhacday.

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
21 minutes ago, cadnaan1 said:

Marka aad wadanka gudihiisa Ku dhex safrayso passport uma baahnid taasi ayey maamulka Hargeisa diidanaayeen ayaga oo Ku qasbayey dadka u dhoifaya xamar ama ka imaanaya inad haystaan passport.

But it backfired them oo shirkadihii diyaaradaha Garowe ayey u wareegsadeen ganacsigoodi Hargeisana suuq xumo ayaa Ku dhacday.

I agree that was a terrible policy made by ignorant folks. Personally I am against anything which makes people's lives anymore difficult whatever the reason. Anyway, free movement of people within the Somali territories in the Horn of Africa should be guaranteed without the unnecessary requirement of passports, visas, etc. Somali people can hardly travel outside the Horn of Africa, so it is ridiculous to make travel within their territory another hurdle which consumes, money time, and energy. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waa sax,  ticket $120 to Mogadishu weeye , basaboorkuna waa $300 in Hargaisa,  to fly Mogadishu waa $420 from Hargaisa including passport.  so instead of waiting weeks  and getting passport,  they used to take bus to Garowe and fly to Mogadishu with only $150.

Waa classical issue of putting horse BEFORE the cart, waxaan laga fekerin, dhaqaala xumo, rakaabkii oo hoos u dhacay.

Most SL decision  are not based on logic but emotions.

Btw new Somali passport in Garowe is $145.

I was there in late February and flew from Mogadishu to Hargaisa,  it was horrible decision, glad they they came to their senses.

Share this post


Link to post
Share on other sites

This is a result of a long sessions of marqaamid. Nothing new. When the wretched secessionists realized finally it ain't working and more pressure from Soomaali citizens in Hargeysa, markaas ayee garteen dhabta waxee tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
31 minutes ago, maakhiri1 said:

Waa sax,  ticket $120 to Mogadishu weeye , basaboorkuna waa $300 in Hargaisa,  to fly Mogadishu waa $420 from Hargaisa including passport.  so instead of waiting weeks  and getting passport,  they used to take bus to Garowe and fly to Mogadishu with only $150.

Muxuu baasaboorka Hargeysa ugu joogaa sadex boqol doolar?

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

This is a result of a long sessions of marqaamid. Nothing new. When the wretched secessionists realized finally it ain't working and more pressure from Soomaali citizens in Hargeysa, markaas ayee garteen dhabta waxee tahay.

They reason for the reversing their decision was based on economic reason the passenger numbers in Hargeisa airport went down drastically 4 airlines moved to Garowe and also Ethiopian airline direct flight to muqdisho also had effect on Hargeisa airport oo transit badan ayey Heli jireen markii hore oo raaci jiray Ethiopian airline.

Share this post


Link to post
Share on other sites
27 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Muxuu baasaboorka Hargeysa ugu joogaa sadex boqol doolar?

Bal adba garo, alot of taxation.That is why xujaajta/many citizens opt to go Garowe or Buhoodle, even as.there is Office operating in HARGAISA.

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   
1 hour ago, Tallaabo said:

I agree that was a terrible policy made by ignorant folks. Personally I am against anything which makes people's lives anymore difficult whatever the reason. Anyway, free movement of people within the Somali territories in the Horn of Africa should be guaranteed without the unnecessary requirement of passports, visas, etc. Somali people can hardly travel outside the Horn of Africa, so it is ridiculous to make travel within their territory another hurdle which consumes, money time, and energy. 

I m surprised it took them whole year to see the problem, Garowe airport oo suuq la' aan heysay ayey suuq u yeeleen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   
Quote

Anyway, free movement of people within the Somali territories in the Horn of Africa should be guaranteed without the unnecessary requirement of passports, visas, etc

Too much wisdom there. Sadly, many won't understand the importance of what you said. Freedom of movement (as our ancestors did with their camels) is critical for the survival of our language and culture. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Boosaaso garoowe ilaa gaalkacyo waa dhul ku fiican inaad gaari ku marto, dhanka waqooyiga hadii aad garoowe ka aado ayadina sidoo kale

Daal badan yaa maskaxdaada ka baxay siiba markaad daawato dhulkaaga hooyo

Waxaa jirta meelo dhexe oo udhaxeeya burtinle ilaa kal bayrka oo laygu yiri shirkad jarmal ah yaa lacag looga cunay oo wadadiiba laga leexday qarda jeex dheer.

Si kastaba dhulka iyo dadka soomaalidu wuxuu ku qurux badan yahay inaan lakala goobo goobayn.

Snm siday isu leedahay dawlad gaara iska dhig oo soomaaliya daris la ah bay shacabkooda dhabarka ka jabinayaan.

Way fahmi la'yihiin aqoonsigii hadii dibadda laga waayay gudaha hakusoo celin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.