Saalax

Somaliland region poet Cabdi Good says his life is threatened after he criticized Ismail Omar Gueleh

Recommended Posts

Tallaabo   
10 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Who listens to this marqaanle horta? Waxaaba ugu daran markuu lahaa aqoonyahan ku xeeldheer afka Soomaaliga iyo isirkiisa aan ahay asagoo BTJ soo dhigan. Wuxuu ku maqli jiray marfishyada London uu mooday aqoon.

He is follow by people who would not listen to your niic even if they were paid tons of dollar bills. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
10 hours ago, Ducale said:

Wuxuu  ogyahay  iney suurtagal tahay in hargeysa Dhexdeeda lagu dili karo. Waxa ka hadashiinayaa waa cabsi ku soo dagtay markey sakhradii ka ba'day.  Malintii ku xigtay markuu dib u sakhraamay ayu filimkan soo alifay. 

Orodoo bal adigu kusoo dil aanu ku aragnee. 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Cabdi Good Abees "...maanta hadaan duri u dhinto, Reer Somaliland way garanayaan halka loo raacaayo magtayda..." kaka :D

This reminds me of the classic Great Hargeisa Goat Bubble early 90s, You can listen to BBC Radio version of the story below.

I think this is a good opportunity to bankrupt Djibouti.  Qofkii Hargeisa si natural ah ugu dhinta, IOG ayaa ka danbeeya taa ha la ogaado. Magtiisa Djibouti ha bixiso. :D kakak

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Haduu sidaa u baqayo, markii horeba maysan ahayn inuu highway aado, ama uu ka gudbo heesihii uu dumarka u fasiri jiray.

Sirdoonka wax dila qof kasta iskama dilaan, waa ciyaal yaryar waxa hurdada u diiday.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Koonfurta ayaa dhaqankaa laga yaqaan qofka $20 lagu dilaayo. Somaliland waxaa lagama yaqaan.

Somaliland oo bakhtigu xalaal u yahay 1994kii ayay Djibouti wax ka qaadi kari wayday oo Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal sutida u qabtay. Macadallah, Somaliland oo maanta Qaran taaba galay oo sare u istaagay noqotay.  

Cabdi Good na waa ka guubaabo kali ah. Waa ogyahay inaan Djibouti ku dhici karin inay Somaliland ka abuurto khalkhal. 

Hal Madfac oo Looyacaddo ka liishaano ayaa toos ugu dhacaaya qasriga madaxtooyadda Djibouti. In fact, Reer Djibouti simcard Somaliland leeday ayay wada sitaan, sabatu signal Tower'ka Loyacaddo ku yaal ayaa Djibouti gaadha. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
cadnaan1   

War ducale maxaa isbadalay  maxay tahay anti Somaliland ood maalmahan lasoo baxday adigana group ka saalax maad kusoo biirtay, 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Barwaaqo   
26 minutes ago, Ducale said:

IOG isago qalalan bu idin galaa,  isago qoyan'na wuu idinka soo baxaa. Meeshu idinka galayna wuu  kasoo baxaa.  

Xishood , IOG gob buu la xididay uu rabay inay rabayso caruur gob ka soo jeedda oo abtiyaal fiican. Miyaadan maqal Ninku wuxuu jiifiyo ayuu soo toosiyaa” Yacni naagtaadu caruur sinjigeedda leh bay dhashaa. Isagaa dan mooday halkaa uu galay. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland dhaqanka  beeleysiga  mataqan waliba  durriyadu wa  isku  hal aragti  siyaasiyan wa  cilmiyan . Ducaale wuxu is leeyahay  somalilanderska ayaan beelo ukalaqeybin kara  yaa  kusheega Somaliland election  season is over. Jabuutina  cidna cadawkuma aha iyadu uun ba isku furtay frontyefarabadan

Share this post


Link to post
Share on other sites
On 4/14/2019 at 6:48 AM, Suldaanka said:

 

I think this is a good opportunity to bankrupt Djibouti.

 

Bad idea.

There is enough for both of you.

If you try to bankrupt each other that is quick way for both to go down.

Remember Djibouti is more strategic and more useful as the closest to the gate. There are also more countries invested in Djibouti than in Somaliland or any other.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.