Saalax

Recognition in the name of Jesus

Recommended Posts

Holac   

So are we to ignore the topic here and distract each other with insult. Grow up guys. 

Back to the topic, what do you guys think about the lost boy speaking there? Is this "Christian" thing a big deal in Hargeisa? Can he actually go back to Hargeisa after saying those things? I wonder. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   

Oodweyne, I could not imagine the dude having any peace in a city like Hargeisa after doing a video peddling fake news about groupies in Hargeisa worshiping Jesus.  I thought the society I knew had changed and I was totally behind. 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

 

Waa Axmed Maxamed Adan Qaybe (Reer Sool/Buuhoodle), Xog-hayeya Dawladda Somaliland ee 1955-1960. Waa taariikh uu ururiyay oo kaga hadlaayay 1960 iyo taariikhdii ku hareeraysnayd midnimodii 60kii.

Originally posted on Awdalnews which was managed by Dr. Bashir Gooth from Borama. Currently the Somaliland Representative to the United States.

6 hours ago, gooni said:

Taariikhdii sayidka hadaad isku daydo inaad inkirto waa adigoo calaacal kor ugu taagay qoraxda.

Sayidku wiil uu dhalay yaa xayle salaase la fadhiyay oo itoobiya la midaysnaa waa sheeko cusub oo aan waligeed la maqlin xataa, xanta soomaalida kuma dhex qarsoonto

 

Quote "

kii May, 1960-kii Maxamed Xaji Ibraahim Cigal iyo saddexdiisii Wasiir ayaa u ambabaxay Addis Abeba, caasimadda Ethiopia. Ujeedada safarkaasu waxay ahayd Boqor Xayle Salassie in laga codsado soo celinta Huad iyo Reserved Areas. Boqorku Qasrigiisii ayuu wafdigii ku qaabiley. Dhinaca midigtiisa waxaa fadhiyay Prime Ministerkii Ethiopia Ato Aklilo Hapte Walde , iyo dhowr Wasiir uu ka mid ahaa Wasiirkii Arrimaha Gudaha uu Boqorku soddog u ahaa. Dhinaca bidixdana waxaa fadhiyey Wasiiraddii Somaliland iyo anigoo Xoghayn ahaan ula socday. Labada geesood dhexdooda waxaa turjubaan ahaan u fadhiyey oo Boqorka ka soo horjeeday, Cabdiraxmaan Sayid Maxamed Cabdille Xasan (Wasiir-ku-Xigeenkii Arrimaha Gudaha ee Ethiopia). 



Soo dhewyntii Boqorku wafdiga soo dhoweeyey ka dib, waxaa hadalkii qaatay Maxamed Xaaji Ibraahim Cigal, waxaanu hadalkiisii ku furay ammaan ballaadhan uu Boqorka ammaanay, wuxuuna isla markaas Boqorka ka codsaday inuu indho naxariis leh ku eego baahida ay qabaa’ilka Somaliland u qabaan Haud iyo Reserved Areas. Saddexdii Wasiir ee kalena hadalkii bay iska daba qaateen iyagoo codkooda ku biirinaya hadalladii Cigal. Dhinaca Ethiopia waxa u hadlay Boqorka oo keliya. Wuxuu yidhi Somalidu waa qowmiyad Ethiopia ka mid ah, laakiin uu Isticmaarku duufsaday. Boqorku wuxuu xusay oo halyeeyo Ethiopian ah ku sheegay Sayid Maxamed Cabdille Hasan, Cumar Samatar iyo Xaaji Faarax Khaled oo isagu galabtaas shirka fadhiyay, oo markuu Boqorku isgalana la xanaaqayay markuu Boqorku dhoosha bidhana farxad muujinayey, isaga oo Boqorka istusayey !!!. Wuxuu boqorku intaas raaciyay Haud iyo Reserved Areas idinka iyo xoolihiinuba waa ku noolaan kartaan, oo hashiinu ilaa Addis-abeba ayay daaqi kartaa, waase dal Ethiopia ka mid ah, gorgortana kama furna. 



Boqorku Wuxuu ka hadlay Eritrea oo ay Dawladda Talyaanigu isticmaarsan jirtay, balse Ethiopia la midowday 1952-kii. Wuxuu ku dheeraaday mashaariicdii uu ka fuliyey isagoo farta ku fiiqaya khaaridad Eritrea oo gidaarka Xafiiskiisa sudhnayd. Isagoo hadalkiisa sii wata, Boqorku wuxuu soo jeediyey in marka hore Somaliland iyo Ethiopia ay midoobaan, dabadeedna ay Somalia wada raadiyaan, (taasoo uu ku sheegay ‘Our Province of Banadir’). Wasiiradii Somaliland hadalkoodii hore ayey ku celiyeen. Halkaas markii la marayey ayuu Boqorku soo jeediyey in biririf la qaato, la iskuna soo noqdo. Hase yeeshee biririftii ka dib,waxaa naloo sheegay in uu wada - hadalkii dhammaday oo hudheelkii aanu degganayn ayaa nalagu celiyey. "

Share this post


Link to post
Share on other sites

So now we are judging Sayidka the actions of his son?it is true one of his son was a minister in Ethiopia,  and that has nothing to do with Sayidka or his struggles. He fathered 100s so who knows where they ended up.

Hal xoqasha rabto geed ay ku xoqoto ma waydo, duulkaan taariikhda ku xussan awoowayashood gaalo raac, bila damiirra,  gumeeystaha u adeega ahaayeen, halka dadka qaar gobanimo u dagaalamayeen, diideyna in sar cadde ugu taliyo dhulkooda.

Sidee meel isla dhigi karaan dad ku faanayaa awoowayaasheey baa ingririis u shaqeeyn jirey oo ku faanaya iyo kuwa leh awoowgeey ama Sayidka la dagaalamay Ingriiska 

Mushkilad Wayn weeye, hadii belo kasta la dhaho wax ka Qora taariikhda, dhashii ama faracii kusoo korey dulmigii gumeeystaha ku hayey dhulkeena , ama ka faaideeystey ,waa khalad in wax laga waydiiyo arimahan.

Ama mid dhoohan oo sida  Guri barwaaqo, sheeko guri la yimaado, mala awaal ah,

TAARIIKHDA soomaalida kufsiga ha laga daayo, mana bedel mayso hadaad ku naxdey ama ku aragtey(qaar baaba ku faanayee)in awoowayaashiin  Ingriiska kabaha usideen oo u ahaayeen house nigger. Qaarna in ay halgankii ummada soomaalida oo dhan  ku tilmaamaan wax kama jiraan ayaa uga fudud in ay qirtaay taariikhda maddow awoowayaashood.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Maakhir

Waxaa jira waxaysan fahmi karin, ilaa abid, oo ah taariikh been ah lama sanayn karo siyaad barre iyo snm midnaba.

Sayidku wuu gubaabin jiray qabiilada, haduu gaalo ku tilmaamo macnaheedu ma'ahan inay ka mid yihiin

Wuxuu uga digayaa waa inaysan calooshooda u furin oo aysan u adeegin sida khaadimka oo kale ayagoo muslina.

Waayo ilaahaybaa noogu sheegay quraankiisa kariimka ah.

(وَلَن تَرْضَىٰ عَنكَ الْيَهُودُ وَلَا النَّصَارَىٰ حَتَّىٰ تَتَّبِعَ مِلَّتَهُمْ ۗ)

Lagama yaabo in gaalo raali kaa noqoto ilaa aad noqoto mid ka mida.

Usoo noqo mowduuca

Hadafka soomaaliya laga lahaa inay gaalo yeeshaan waxaa loosoo maray marxalado badan

Waxaa lagasoo bilaabay in magaca England ama "igllan" soomaalida looga dhigo wax qurxoon oo gabdhaha ay magac uga dhigtaan

Waxaa ku xigay in la aamino in dhulkii ingiriis gumaysto ama cagaha dhigo uu yahay daahir xaq u leh inuu aduunku aqoonsado.

Waxaa ku xigay in xaquuqda dumarka ay ka bilaabato inay iska khafiifiyaan dharka culus ilaa la gaarsiiyo inay qaawanaan ku dabaashaan.

Waxaa ku xigay in loo furo siminaaro sida caruurta loo tarbiyeeyo, xadaanada ama waxa ay ugu yeeraan (kindergarten) kuwa ugu fiican uguna qaalisan waa kuwa ubadka bara dhaqanada reer galbeedka.

Meel naloo daayay ma jirto xafiiskoodana waxay ka furteen meesha laga jecelyahay dhulka soomaslida intay sahamiyeen.

Waa muuqataa inaan snm, waligeed la aqoonsanayn, ilaa caloosha looga afuufo jesus spirit.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
8 hours ago, maakhiri1 said:

So now we are judging Sayidka the actions of his son?it is true one of his son was a minister in Ethiopia,  and that has nothing to do with Sayidka or his struggles. He fathered 100s so who knows where they ended up.

Hal xoqasha rabto geed ay ku xoqoto ma waydo, duulkaan taariikhda ku xussan awoowayashood gaalo raac, bila damiirra,  gumeeystaha u adeega ahaayeen, halka dadka qaar gobanimo u dagaalamayeen, diideyna in sar cadde ugu taliyo dhulkooda.

Sidee meel isla dhigi karaan dad ku faanayaa awoowayaasheey baa ingririis u shaqeeyn jirey oo ku faanaya iyo kuwa leh awoowgeey ama Sayidka la dagaalamay Ingriiska 

Mushkilad Wayn weeye, hadii belo kasta la dhaho wax ka Qora taariikhda, dhashii ama faracii kusoo korey dulmigii gumeeystaha ku hayey dhulkeena , ama ka faaideeystey ,waa khalad in wax laga waydiiyo arimahan.

Ama mid dhoohan oo sida  Guri barwaaqo, sheeko guri la yimaado, mala awaal ah,

TAARIIKHDA soomaalida kufsiga ha laga daayo, mana bedel mayso hadaad ku naxdey ama ku aragtey(qaar baaba ku faanayee)in awoowayaashiin  Ingriiska kabaha usideen oo u ahaayeen house nigger. Qaarna in ay halgankii ummada soomaalida oo dhan  ku tilmaamaan wax kama jiraan ayaa uga fudud in ay qirtaay taariikhda maddow awoowayaashood.

Maakhiri, horta qof macquul ah ayaa tahay. Uma malaynaayo hadii taariikhda runta laga sheego, ay tahay wax khalad ah. 

Mid aan ku xasuusiyo, Somaliland gumaysi kuma jirin. Gumaysi waxa kujiray Koonfurta Somalia. 

Ingriisku Somaliland dusha ayu ka maamuli jiray, hadii la tiriyo ma dhamayn 500 oo qof waxa ka joogay dalka at any given time. 

Dano ha laga lahaa ayaa ka wayn, in lala dagaalamo. Of course, hadii sida koonfurta gumaysi Somaliland ku jiri lahayd waan kuu qiri lahaa oo waa wax laga xumaado ayay ahaan lahayd. Laakin xaqiiqdu sidaa ka fog, hadii aanad is yeelyeelayn ama aanad been taariikhda ka sheegayn.

Dib u jaleec, qarniga laga hadlaayo xaalada gayiga ku suganyay bal qiyaas. Waa qarni aan sharci lagu kala socdaa jirin, Somalidu tahay kuwa ugu awooda yar. Iska daa Somalida, ee qoymiyadaha aduunka ugu waawayn ayaa loo awood sheegtay oo China ka midyahay.

Heshiiskii awoowyaashay la galayn Ingriiska wuxu ahaa heshiiskkii ugu fiicnaa ee lala gali karaayay quwadaha aduunka ee qarnigaa.

Ciidama Ingriiska waxa la keenay ka dib markuu Mad Mullah shufto iyo terrorism ka bilaabay goboladda qaarkood. Intii ka horaysay Ciidan sidaa u badan maba joogin.

Mad Mullah xidhiidh dhaw ayuu la lahaa Dawladda Xabashida ee Menelik... You can easily find articles related to this topic in The Observer Archives, UK's oldest newspaper. 

Somaliland uma baahnayn inay la dagaalanto Ingriiska, sharci ayay la saxeextay, sharcigiina kolkay doonto ayay ka bixi karaysay. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
9 hours ago, maakhiri1 said:

So now we are judging Sayidka the actions of his son?it is true one of his son was a minister in Ethiopia,  and that has nothing to do with Sayidka or his struggles. He fathered 100s so who knows where they ended up.

 

Horta adiga ayaa keenay topic Maxamed Cabdille Xassan in laga hadlo. 

Kolka caruurtii Maxamed Cabdiille Xassan boqorka Xabashida kabo qaad uyihiin, sow ayaa daro maha inaad dad kale aad tidhaa "majority would have been Christian"? 

Besides, when the King of Ethiopia confidently says that "Moxamed Cabdille Xassan" was a Ethiopian Hero, you cannot dismiss it and swipe it under the carpet. He knows the history and the fact that Maxamed Cabdille Xassan never had the Xabashi Kingdom as an enemy. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

In 1945, the British kicked out the italians from Ethiopia, Ex-Italian Somalia and Somaliland. And became the only authority in all of the Somali speaking regions. 

The UK granted Ex-Italian Somalia self-governing autonomy and this is unanimously agreed was the best time for many many years for Koonfurta Somalia. At long last, They were no longer under the thumbs of Italians colony.

In fact, the Italian colonisers used to demonstrate on the streets of Mogadishu asking the UK to allow them higher status than the native Somalis. The UK authority in Mogadishu refused and told the former masters that they were now civilians like everyone else. 

In 1952, the UK asked the elders of the now Somali Region of Ethiopia mostly O-clan, to choose if they want to join Ex-Italian Somalia or join Ethiopia. The elders made the Ethiopian choice.

In another historic moment, the UK asked Maakhiri's clan leaders to choose if they wanted to join ex-MJteeniya which was a region separately administrated by Italy. The Maakhiri clan leaders choice was to remain in British Somaliland. 

At least, give credit where credit is due. But because giving credit will discredit their concocted version of history, they won't. 

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Goormu ina calacaal xassan halyey noqday   wuxu leynjiray uun  qabiilada yaryar  eeh waxba iska celin jirin. Kuwa  loomaooyaanka kuwa layidha. Anagu isaguna geela kadhicijirnay. Ingriisku  Somaliland heshiisyo ilaalin  protectorate  bu  lagalay  somaliyaa italianow  wuxu ka  dhigay slaves webiyadu kaga  talaabijiray. Naagahana waka  kudi  jirnay waxana kaga tegey colonial products. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

No clan is more religious than the other .That old myth of demonizing the Somalilanders is absurdly wrong .

 

As for the history part , The Sayyid didn't reach the lofty status many ascribe unto him .He fought the Imperialists but he also decimated many Somali clans .Examples are  the infamous Ilig Daldala,Goonda-Gooye and Xays balaayo

 

If you keenly follow historical patterns of colonial era and beyond ,Somali tribes had similar traits of delusion and fake pride which constantly made the Horn a battlefield characterized by bloody wars  full of miseries and mischiefs .When the adventures and explorers landed on Somali territories the comments and remarks of the natives were full of hate and negativity for the neighboring clans .That regressive culture prevail to this day .Maybe it has something to do with our DNA !

 

Finally, selective quotations of historical incidents won't help change the established historicity. Qamaan Bulxan wasn't a saint nor a ruler  but he was another  old timer best remembered for his poetic excellence .

 

Barkhad Cas poem poem clearly narrated the sad reality of colonization in British Somaliland .What about the historical accounts on YouTube that shows how the natives of Saahil were made to carry officials on their shoulders from Berbera to Shiikh ?

 

Awawgay ninkii adoonsaday
ninkii aabahay indhaha tiray
ninkii anigana i iibsaday
hadaan arkayoonan ka aarsan karayn
hadaanan Aadanow unuunka jarayn
aan ooyee albaabka ii xidha.

Isagoo Iglan joogabuu i diloo
ushuu soo fidshaa i iimaysoo
waataa aramidii i oofa tirtaye
itaal dari aan la eedaadoo
aan ooyee albaabka ii xidha.

Bal oggow isticmaarku abidkii
iriduu marinaayo awr raran
irbadbuu ku dayaa ayaamaa horee
Ragan aan arkayee u abasaxayow
ninowna ha odhan soomaalaan ahee
ordoo magacana ka iibsada.

Libaaxa anayiyo Abaarso ka ciyay
Abu Riin Lo’da joogtabaa urisoo
ooday jebisaa intay u dhacdoo
amsaxuu ka guraa idiilkeede
waakaa isticmaarkii ii daayee
Ragan aan arkayee u abasaxayow
in shaahiyo keegu waa urugee
iimawdee axankaaga weynee.

Ugaadha ninkii gatee urursada
ka soo arkabaa aduun ka baxshee
ninkaa imanaaya awgii waa
kaa isticmaarkii ii daayee
Ragan aan arkayee u abasaxayow
ordoo magacana ka iibsada

Share this post


Link to post
Share on other sites

I want to challenge @galbeedifor an opinion on what life was like under the rule of Buckingham Palace in  British Somaliland Protectorate. 

My opinion, is that, our elders signed the best possible deal with Great Britain in 1880s. 

We know Djibouti under the French rule and Somalia under rule of the Wogs (Midgaha reer Europe). 

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Cabdi Muqtaar said:

Barkhad Cas poem poem clearly narrated the sad reality of colonization in British Somaliland .What about the historical accounts on YouTube that shows how the natives of Saahil were made to carry officials on their shoulders from Berbera to Shiikh ?

 

That never happened in Saaxil. I have seen a picture somewhere in Zeila where men are carrying a white lady on their shoulders. I am not too sure of its authenticity. Probably a one off. Who knows. 

That scenario was a common daily thing in Ex-Italian Somalia. Wabiga ayaa lagaga talaabi jiray. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.