Saalax

Recognition in the name of Jesus

Recommended Posts

gooni   

الحمد لله علي نعمة الإسلام 

Siduu sheegayo waa nin xanuunsan jesus caloosha loo dhex geliyayna dawo u noqon mayso

Waa odayga waxa habawga ku gaboobay

Jacaylkaan saa'idka ah oo aqoonsigu sababay "rag" baa ku xisaabtamaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, maakhiri1 said:

If it wasn't Sayidka,  majority would have been Christian .

The irony is so deafening. For the record, Maxamed Cabdille Xassan was a Xabashi lackey. He used to get arms and what not from the Ethiopian leaders. In fact, his eldest son was awarded a Ministerial position in Haile Salase's gov't.

When Somaliland leaders went to Ethiopia to negotiate the return of the Hawd Reserve Area, it was Ina Cabdille Xassan's son sitting next to Haile Salaase laughing at the Somaliland delegation. You should read in Qaybe's Memoir.

 

@salaaxo

Shame on you. A mentally ill young man, he deserves du'a from you. Your desparation knows no bounds.

 

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Diktoore,

Just ignore him. Hadii Bay iyo Bakool 100 dhimato, xataa Reer Koonfurka ayaan soo hadal qaadin. Kolka waxba ha so hadal qaadin, ha ku wareero Somaliland waligiiba. :D

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
7 hours ago, gooni said:

الحمد لله علي نعمة الإسلام 

Siduu sheegayo waa nin xanuunsan jesus caloosha loo dhex geliyayna dawo u noqon mayso

Waa odayga waxa habawga ku gaboobay

Jacaylkaan saa'idka ah oo aqoonsigu sababay "rag" baa ku xisaabtamaya.

 

 

oday 80 jir ah oo gaalo noqonayo xiligas waba waali.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Diinta, waa wada leenahay difaaceeduna waa waajib nawada saaran.

Saalax odaygu waa dadka laftigiisu addict balwadeed leh sidaan ku arkay yurubta bari dhawr iyo sideetankii qaar baa noloshooda ka raadiya kaniisadaha markii balwada iyo qabawga u adkaysan waayaan.

Shacabka waqooyigu alxamdulilah sidaan ku arkay 2013 iyo 2016 waxay u badan yihiin shacab muxaafid ah oo diintooda jecel.

Taariikhda 

Sayidkii meeshii ugu horaysay oo kasoo dego waxay ahayd barbera su'aashii ugu horaysay oo la waydiiyayna waxay ahayd canshuur bixi

Wuxuuna ku jawaabay adinkay idinku waajibtay inaad canshuur bixisaan oo meel fog ka yimid ama wadamo kale.

Indhihiisu waxay qabtaana waxaa ugu horeeyay ciyaal yaryar oo mucatab loo xiray oo gaalo soo dhawayn dhunkanaya.

Waana bilawgii ugu horeeyay ee soomaali ku diido gumaysi

Taariikhdaas  quruxda badan hadaad diidaan, ma cunto kariyaad ku bedelaysaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
8 hours ago, gooni said:

Sayidkii meeshii ugu horaysay oo kasoo dego waxay ahayd barbera su'aashii ugu horaysay oo la waydiiyayna waxay ahayd canshuur bixi

Qof wayn oo caqli leh waxa oo kale rag waa wayn lama soo hor fadhiisto. Caruurta ayaa loogu sheekeeya. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
4 hours ago, Suldaanka said:

Qof wayn oo caqli leh waxa oo kale rag waa wayn lama soo hor fadhiisto. Caruurta ayaa loogu sheekeeya. 

Oo waayo saaxiib taariikhdaas miyaad joogtay adigu? mise qof joogay baad la kulantay?

Sayidku meeshii ugu horaysay oo uu kasoo dego barbera ma ahayd? mise waa been? 

Halgankiisii ugu horeeyay gobolada waqooyi maka bilaabay? mise ayaduna waa been?

Maxay ahayd sababta aysan u jirin asaga ka hor halgan hubaysan oo diida gumaysiga?

Muxuu ahaa manhajkii ciyaalka la bari jiray wakhtigii gumaysiga adoo noo faa'iidaynaya?

Manoo sheegi kartaa taariikhdii sayidka ayadoo kooban iyo waxaad ka aaminsantahay, hadaad diiday tii kacaanka?

Muxuu beesha dhexe gabayadiisa ugu tilmaamay inay gaalada jecel yihiin sidii kii u ku dhamayn jiray (Nasab hadaad tihiin gaaladaad nici lahaydeene)

Waxaasoo dhan ma sheeko caruurbaa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
4 hours ago, gooni said:

Oo waayo saaxiib taariikhdaas miyaad joogtay adigu? mise qof joogay baad la kulantay?

Sayidku meeshii ugu horaysay oo uu kasoo dego barbera ma ahayd? mise waa been? 

Halgankiisii ugu horeeyay gobolada waqooyi maka bilaabay? mise ayaduna waa been?

Maxay ahayd sababta aysan u jirin asaga ka hor halgan hubaysan oo diida gumaysiga?

Muxuu ahaa manhajkii ciyaalka la bari jiray wakhtigii gumaysiga adoo noo faa'iidaynaya?

Manoo sheegi kartaa taariikhdii sayidka ayadoo kooban iyo waxaad ka aaminsantahay, hadaad diiday tii kacaanka?

Muxuu beesha dhexe gabayadiisa ugu tilmaamay inay gaalada jecel yihiin sidii kii u ku dhamayn jiray (Nasab hadaad tihiin gaaladaad nici lahaydeene)

Waxaasoo dhan ma sheeko caruurbaa?

Awoowe, Taariikhda ha ka sinaysanin. Ingriisku cashuur waxa ugu horaysay ee u ka qaaday Somaliland waxay ahayd dagaalkii kowaad ee aduunka bilowgiisi. Waxa ka so horjeestay cashuurta beesha Galbeedka Burco, waana halka dagaalkii Badarwanaag ee lagu dhaawacay Caarshe Dheere (Abaandulehii Ciidanka Ingriiska ee bariga Somaliland).

Waa kii Abwaan Tarabi ka gabyay ee yidhi

Cishadii la gubay qayradii cobosha yaa laayey

Caarshiyo raggay Dawladii ciir ka qubi weydey

Anagaa ka sii ciidan badan cidi ma kaa yeeli

 

Halka Qamaam Bulxan amaan u tiriyay Caarshe oo dhaawac ah.

Ninkii cududlaa ciyaari karee,

Caleen iyo ubax carfoon badanaa

Caarshoo mudan caawa loo sidaye

Ninkii calanleh ba cawayn karayee

Ingriis cududiisu weynaa

 

Horta arinka Cashuurta halkaa iska dhig.

 

Waxaad tidhi "Halgankiisii ugu horeeyay gobolada waqooyi maka bilaabay? mise ayaduna waa been?"

He was a cheap hack of the Sudanese Mahdi, who did un upraising against Turkey/Egyptian rulers a decade earlier.  Ina Cabdulle Xassan wuxu ku riyooday inu Mahdigii Sudan oo kale sameeyo. Waa ba arin fiican, laakin qabyaalad ayu dabada la galay. Waana ta keentay in laga takhaluso.

Maxamed Cabdille Xassan was Ethiopian lackey. 

Waxa daliil u ah, wiilkiisi u wayna Maxamed Cabdiile Xassan ayaa u sheegay madaxdii Somaliland 1957 in damaca Haile Salaase yahay inu qowmiyadaha Ethiopia mideeyo, Somalida wuxu u arkaayay in qowmiyad ka mida tahay Ethiopia. Haile Salaase afkiisa ayaa laga hayaa inu yidhia "Maxamed cabdille Xassan wuxu ahaa halyay Ethiopian ah". 

Su'aal adiga kugu soo noqonaysa, sheeg sababta aanu Maxamed cabdille Xassan waligii u weerarin Ethiopia? Xabashidu waxay joogtay Godey

Maxay ahayd sababta aysan u jirin asaga ka hor halgan hubaysan oo diida gumaysiga?

Halganku maha timir aad tukaanka ka soo iibsanayso. Waxay u baahantay wax yaabo badan in qofku ka fekero.

Xaaladda dhamaadkii 1800 or bilowgii 1900 ee dunida dib u jaleec. Somalidu waa ardaayo madaxa iskula wada jira. Waxa ku hareeraysan Dawladda Ethiopia oo heshiiso waawayn la so gashay Dunida dalalkii kala qaybsaday ee Garmany ku kulmay.

Aduunka ma ahayn sida maanta ee sharciga caalimiga ah kala xadaynaayo dawladaha.  

Mida kale bal wataa Ethiopia maamulsha maanta oo qarnigu yahay 2019 gobolka Bay iyo Bakool, bal orod oo ku jihaad oo ka saar.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Maxaa wiilkan yar ee xanuunsanaya iyo odayga Soomaaliga ah ee masiixinimada doortay wakhtiga la iskaga luminayaa. Miyaanaydun ogay inay kuwan aynu muuqaalkan ku aragno iyo kuwa tirada badan ee nabi maxamad caabuda ay isku mid yihiin oo intooduba mushrikiin yihiin? 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
6 hours ago, Tallaabo said:

Maxaa wiilkan yar ee xanuunsanaya iyo odayga Soomaaliga ah ee masiixinimada doortay wakhtiga la iskaga luminayaa. Miyaanaydun ogay inay kuwan aynu muuqaalkan ku aragno iyo kuwa tirada badan ee nabi maxamad caabuda ay isku mid yihiin oo intooduba mushrikiin yihiin? 

Waa igu adkaatay inaan fahmo waxa ninkaan odayga uu qoray.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan

Taariikhdii sayidka hadaad isku daydo inaad inkirto waa adigoo calaacal kor ugu taagay qoraxda.

Sayidku wiil uu dhalay yaa xayle salaase la fadhiyay oo itoobiya la midaysnaa waa sheeko cusub oo aan waligeed la maqlin xataa, xanta soomaalida kuma dhex qarsoonto

Waan garan karaa in beeshu ay sayidka kula calawday gabayo badan oo ku xagliyay inay ingiriiska jeclaayeen taasina wax qarsoon ma'ahan ilaa iyo maantay muuqataa.

See ku dhacday inaad adigoo aqoontaas leh, aaminto ana rumayso in qabiilkii ingiriis gumaysto xaq u yeelan karo inuu dawlad gaara noqdo?

Soo ma ogid in taariikhda runtaa ah  inuu ingiriisku doonayay inuu itoobiya siiyo gobolada waqooyi midnimada degdegeediina ay arintaasu kow ka ahayd?

Awoowe sayidku iskama gabyin nin qabiilada soomaalida kala yaqaan buu ahaa?

Sayidku qabiilayste shaqo kuma lahayn, wuxuu ahaa dariiqo wadaadaysan cidii xukunkiisa ka hor timaadana xoolahana  waa ka dhici wuuna layn jiray.

Reer barigu, way ka badiyaan sida buuraha loo fuulo somaalida kale xataa degaanada ka buuraha badan, asagaana baqdin darteed ku baray ilaa iyo hadda xataa geella markuu buurta fuulayo way la hadlaan waxay ku yiraahdaan

(Xajiso is banbaani) markaas yuu lugta la raadsan meel fiican si uusan u jabin.

Soo maadan maqlin gabaygii.....ilaacumaan ay xafidern

(Daanyeeri meelaysan korin dani majiirsiisay) 

Dagaaladii uu ingiriisku la galay oo  oo koofil ku dilay, markii ugu horaysayna ay afrika diyaarad lagula dagaalamo, ma siyaad barre, yaa sameeyay? 

Hadaad damacdo inaad wax xaqirto indhaha layskuma wada qabsado xoogaa biririq ah yaa la daystaa si wax isugu kaa dheeli tirmaan.

Midda ugu daran oo ii muuqata waa inaad aqoontiina isugu gaysaan inaad samaysaan taariikh gacan ku rimis ah ama malo awaal lagu dhisay, ka dibna manhajka iskoolada ay ku daraan ayagoon, ku xisaabtamayn dhibka beentu keento.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.