Saalax

Road barriers at Sheikh mountain road built by Siad Bare stolen as scrap metal in Somaliland region

Recommended Posts

Xilligaan iyo bililiqo waa ayaandarro. Jidkaas buuraha ah aad ayuu halis u yahay for I remember a tragic accident that happened in that road in late 1980s.

Reer xaafadeena ka guureen ayaa ku baaba'ay, dad badan ayaa kaga dhintay. Daris gurigeena ku dhagan ayee ahaayeen. Alle yarxama. Tacsi weyn ayaa xaafadda u taalay maalintaas. One of the survivors was a boy named Khaalid Qaldaan. I think he lives in Boorama now. Aad ayee ugu baaba'een reerkooda. As a young boy, it was the very first time I ever heard the name Sheekh, I think.

By the way, meesha aad ayee u qurxoontahay, very touristic and I am glad to see mostly jidka waa sidiisa wali oo burbur baahsan kama muuqdo.

  • Thanks 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   
31 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Yes it is very dangerous road indeed. I am surprised there is not many accidents in it. The drivers there learned to drive slow.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   
2 hours ago, Holac said:

Under extreme poverty, I am not surprised people would steal public property.

Those metals were for their own safety.  Waxa jira wax la xado iyo wax aan la xadhin. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

من لا يشكر الناس لا يشكر الله

Siyaad barre allaha u naxariisto, zaciim buu ahaa, wadadaas waa dhisay, waxayna ahayd meesha ugu khatarta badan gayiga soomaalidu degto la'aanteedna labo jamhuuriyadood bay kala ahaan lahaayeen maabta goboladaas ay isku xirto.

Shaqada halkaas gashayna waa shaqo cajiib ah oo aad la yaabayso sida buurta loo dhex mariyay wadada

Sanad ka hor baan maray nasiib wanaag wadadu ma brburin waxayna dhex martaa dhul aad qurux badan, xaqiiqdiina waa shacab wanaagsan way xafideen intii tabartood xaqiraadna ma istaahilaan kuwa hadda soo sawiray waa dadkii xafitay.

Koonfurtana waxaan ku arkay qaar god ka dhex qodaya wadada, si ay  "jay" ama dhagaxa quruuraxa ugala baxaya oo dib u iib gaynaya, hadaad wadadaas martana labada kalyood waa in lagaa badelaa.

Waxaase la yaab leh waxaan u qaatay inay leeyihiin waxaa lagu dayac tirayaa bridge jabay, imaaraadkii ay gacanta ka dhukanayeen biro kale xataa maka waayeen?

Share this post

Link to post
Share on other sites
Saalax   
1 hour ago, gooni said:

Wadooyiinka Somalia badankood wa siidi ay dawladi Siad Bare uga tagday. Inay dhib ku dhis ku sameeyaan iska dhaafe birihi ba la xadaaya xata. :D

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post

Link to post
Share on other sites
gooni   

Saalax

Waa sax wax dayac tir ah maysan helin haba yaraatee, xataa kuwa hargaysa dhex mara.

Balse shacabku waa dad aad wanaagsan wayna xafideen intii Aabe siyaad uga tagay allaha u naxariistee

Markaad garoowe ka tagto ilaa berbera waddadu maysan burburin meelo yar yar mooyee.

Berbara ilaa hargaysa ma hagaagsana balse masaafada muhiimkaa ma xuma.

Koonfurta way adagtahay in biro laga hadlo iyo waddo,2019ka ama waa mucjiso inaadba aragto bir meel ku tiirsan.

Soomaaliya sadex gobol baa ugu dhib badnaa dhanka wadooyinka

Tan sheekh, oo dhib badan laga mari jiray

Bari oo la oran jiray alxamdulilah, ayadana aad aragtay sida looga faaiiday.

Gedo oo loo bixiyay subxaanallah oo aan waxba laga qaban.

Intuba waa buuro iyo gaari waa qardajeex iyo dhib badnaa.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.