Tallaabo

Prof. Cali Khaliif Galaydh educating the youth.

Recommended Posts

gooni   

Waxaan hubaa inaysan jirin cid second class citizen ahayd, dawladii kacaankii barakaysnaa ciyaalkana been buu u sheegay.

Siduu ku doodayo hadii la raaco sidee suurta gal u noqonaysaa khaatumo beel bay isu dhiibtay madaxadeena ciidda uma ogola.?!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

@gooni

waa ayaan daro kolka taxi driverku professorka isku so taagtaago. :D 

Ixtiraam ayu kaa mudanyay qof aanad si naba aanad u gaadhayn, hadii noqoto aqoon, hadii noqoto maamul iyo mansab toona.

Wax ka baro oo ka faiidayso.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 2

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   
20 hours ago, Suldaanka said:

@gooni

waa ayaan daro kolka taxi driverku professorka isku so taagtaago. :D 

Ixtiraam ayu kaa mudanyay qof aanad si naba aanad u gaadhayn, hadii noqoto aqoon, hadii noqoto maamul iyo mansab toona.

Wax ka baro oo ka faiidayso.

Awoowe gacaliye,

Dhaqo ceeb maleh hadaad taxi wado iyo hadaad kanguru u qubayso, shaqadu waa masdarka quudkaaga, waana lagu qancaa wixii alle kuu qoondeeyay, muhiimadu waa in kasabkaagu xalaal noqdo waligaa shaqo hoos ha u dhigin.

Usoo noqo mowduuca

Marka ugu horaysa soomaalida waxaa ku yaraa professor'da waxaana loo buunbuuniyay dhawrka jooga si aan caadi ahayn ayaguna waxay isla tageen todoba samo tan ugu saraysa.

Markii loo dhiibo microphone oo wax la waydiiyo meesha ugu horaysa oo ay gacanta saaraan waa laabtooda

Waxayna ka bilaabaan erayga "aniga" wixii ay soo gudbin lahaayeen oo dhan waxaa dhamaysta is xayaysiintooda.

Mushkilada professor'deena haysta waxaa kow ka ah qabka saa'idka ah taasina waxay ku keentay inay u muuqan waydo meesha ay fadhiyaan waxay tahay.

Haddii ardayda mid ka mida waydiiyo maxaa idin fariisiyay dambaska snm cashada ku katsatay waxaa dhici karta inay xanaaqaan oo kursiga ka faniinaan.

Aduunka professor'da ka jira tawaaduc ama isla waynaan la'aan bay leeyihiin wax vadana waan soo arkay.

Qaar baadan ogaan karin aqoontooda sanado badan lagana yaabaa inay meel hoose kula fariistaan ama meel dhexe iyo meel sare intaba, waana inta mujtamaca ay wax u barteen ka koobanyihiin.

Ilmo samatar marna ayagaa is faaninaya  marna maraykanjaa aad ula weyn  ilaahay baa wayne.

Wuxuu ku leeyahay gurigayga waxaa yaal 6000 oo buug aqoontiisana digaag laguma quudin karo.

Intaasoo sano bay idaacadaad furto iyo tv'gaad daawato ka maqlaysay ama aad ka arkaysay ma maqashay waxay soo kordhiyeen aan ka ahayn aragti aad u hosaysa iyo kala qaybin waxaan ahayn.

Shahaadadoodu waa sax ayagaana qaatay lagumana haysto balse cadayn mayso inay wax walba fahmi karaan.

Professor galayr, ma hadal badna sida kuwa kale balse nimanka cashada u sameeyay maysan ahayn inuu socond caass citizen ku sheego dawladii kacaanka, CV'ga lagu qiimeeyo intaysan madaxweyne u noqon snm waxaa ugu horeeya dawladii hore muxuu kasoo noqday.

Si kale inuu wax u qalqaalsadaa igala fiicnayd intuu meeshaas mari lahaa.

Middeeda kale nimankaan u malayn maayo boos ama mansib ay ku qanci karaan inay snm wali yeelatay.

Wasiir snm?

Agaasime guud?

Safiirada itoobiya iyo imaaraaka?

Yaa malayn kara booska ay u qalmaan nimanka ilaahay aqoontaas siiyay?!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

The garaad clan labba nin  oo  mutalalimin ah bay lahayen midna  wuxu aha cali ciise cabdi midina wa  cali khalif  galaydh.   Wa  mahad  allah kol  hadu u caqli celinayo ciyaalka  bintiland  laga dhadhiciyee iyo  darawish iyo baad ahaydeen iyo calan blue iyo waxaas.  This is progress.

Share this post


Link to post
Share on other sites
2 hours ago, gooni said:

Dhaqo ceeb maleh hadaad taxi wado iyo hadaad kanguru u qubayso, shaqadu waa masdarka quudkaaga, waana lagu qancaa wixii alle kuu qoondeeyay, muhiimadu waa in kasabkaagu xalaal noqdo waligaa shaqo hoos ha u dhigin

Dhaqoshadu ceeb maha. Laakin marnaba isma barbar dhigi kartid adiga oo xamaalsha iyo nin maskaxdiisa maalay. Isku derajo maha. 

Kolka tix galin gaara sii dadka kaa aqoonta badanleh. 

Mida aad ka dhawaajisay ee ah Somaliland wax mansab ah oo qancin kara ma yaalo. Horta si khalad ah ayaa ka fahantay Professora. Kolay iska reer koonfur ayaa tahay oo wax walba indho-hunguri ayaa ku eegaysa, maxaa iguu jira camal

Professoradu maha niman doonaya ama danayna mansab. Waxay hada joogaan heer ay legacy ka tagaan, oo ah inay raarta danbe Qaranku u fadhiistaan oo ka jiheeyaan sida ugu haboon ee Qaran isku dheeli tiran oo hana qaaday u noqon lahayd Jamuuriyadda barakaysan ee Somaliland. 

Waa niman waayo arag ah, uso joogay midnimodii, uso joogay burburkii, uso joogay yabyabkii iyo dib u yagleelkii, xeedhada salkeeda soo taabtay, hada iyo maantana garwaaqsaday in Somaliland wax dhaama aanay jirin, joogin soo na muuqan mustaqbalka dhaw iyo kan fog. 

Kolka waxaan ku leeyay dad aanad kabahooda gaadhi karayn, ha isku dhererinin. Waa talo, hadii kale sidii reer koonfurka lagu yaqaanay idho adayg la so hor istaag dadka. 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
On 3/25/2019 at 11:59 PM, Oodweyne said:

Tallaabo,

Long time no see you, mate. What is cooking? However on a serious point of order, let me say that I could really swore for all I hold dear that some "two-bit-Ethiopian-colonized-cretin" around here of SOL, who usually talk "gibberish-Gudhuu-waffle" in most other days - particularly when he is not using his own mouth to "gyratingly-belly-dance" for the benefit of Villa Somalia's political clique around here - was telling us some time ago, that, this professor was going to legged it away from Somaliland.

And he was saying, to boot, that he will be going back to good Ole USA for good and away from Somaliland.

But, alas, now we see, that, the good professor is actually educating the upcoming youth of our nation, particularly about merit of our constitution and what it's actually trying to do, at least politically. And indeed what it's trying to accomplish it for our nation, socially.

And by the way, that was a good constitutional and historical tutorial on the part of Professor Galeydh, really.

Let this be a lesson to all "Ethiopian's belly-dancers" of SOL, about how they never had it in them the intellectual "wherewithal" to even understand what Somaliland was all about, from beginning to end. Despite their best failing attempt to understand these folks in Somaliland, who this "Gudhuu-boy" and his ilk are not even worthy enough to clean the filthy boots of Somalilanders with their collective enslaved tongue (as it were). 

Mudane Oodweyne, I was absent from SOL but just got distracted some tasks of daily life. 

Anyways, I see that our blessed Bureeqa is leaping from horizon to horizon 😊

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   
2 hours ago, Xaaji Xunjuf said:

The garaad clan labba nin  oo  mutalalimin ah bay lahayen midna  wuxu aha cali ciise cabdi midina wa  cali khalif  galaydh.   Wa  mahad  allah kol  hadu u caqli celinayo ciyaalka  bintiland  laga dhadhiciyee iyo  darawish iyo baad ahaydeen iyo calan blue iyo waxaas.  This is progress.

Xaajiyoow those being educated are not the brainwashed Puntlanders but educated, open-minded, eager-to-learn, not-easily-duped Hargeisa millennials. 

Prof. Galaydh is indeed a wise great public speaker but the only sin he committed in that conference hall was to make a mockery of the recently concluded D!r wayn gathering in Addis Ababa. I guess the good professor forgot his attendance of Boqor Burhaan's caleemosaar🤔

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Suldaan ugaas

Professor'da qaar baa quraac ugu geeyay ciidamada snm jiidda hore ee cadawga soomaliya, ay isku hor fadhiyaan, bilaash qofna wax uma bixiyo saaxiib.

Intaadan badeecadaada iib gayn waxaa la sameeyaa marketing ama suuq gayn marka hore, hadiyado badana waa la bixiyaa, si badeecadaada loo barto.

U malayn maayo inay maraykanka uga yimaadeen inay jamhuuriyadda fii sabiili laah uga shaqeeyaan.

Balse caqabada ugu wayn oo hor taala waxaa weeyaan dastuurka snm firqadiisa kowaad waxaa ku qoran in hogaanka ugu sateeya ay leeyihiin beelihii soo halgamay ayadoo waliba qaar daaqadda laga tuuray oo ay duurka galeen

beelaha soo harayna xaq waxay u leeyihiin in la wado oo aysan waxba wadi karin marka laga reebo kuwo dharbaaxada ogol haday codkooda kor u qaadaan.

Nimankaan soomaaliyadii laga jeclaa way kusoo fashileen  xaq bay u leeyihiin inay snm la gurguurtaan waana ka cadho dhawyihiin islaan walaca.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.