Dalmar1

Puntland's Injustices against their Minorities, the 6 Gang rapists of 9 years old Caasho Ilyaas to be taken to Europe to avoid Justice- says father

Recommended Posts

Dalmar1   

DHAGEYSO:Caasho ilyaas Wiilashii Kufsaday oo Yurub loo Dhuufiya !!

Qoyska Caasha Ilyaas oo ahayd gabadhii 12-jirka ahayd ee la kufsaday kadibna lagu dilay magaalada Gaalkacyo ayaa dhaliilay qaabka loo wado baadhitaanka lagu sameynayo dadkii ka danbeeyey danbiga gabadhooda lagula kacay.

Waan.jpg

Aabaha gabadhan dhalay oo lagu magacaabo Ilyaas Aadan ayaa VOA u sheegay inuu dareensan yahay in wadadii laga leexiyay baadhitaanka kiiskan

Listen to her Father speak below in VOA interview

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dalmar1   

images?q=tbn:ANd9GcTz1deCslYXM0D6aQj6Dqn

President triple chin deni is as clannist as his predecessors in defending his fellow clans-men from justices taking course on them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

First of all Dalmar the Audio link does not work. Secondly would you be kind to tell us which minority clan does Caasho's father belong?

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Dalmar haduu daacad yahay kuwii gurceel gabadha yar ku kufsaday buu ka bilaabi lahaa, cadaaladay heshay

Waan dhagaystay waraysiga aabaha wuxuuna u ekaa nin aan cadaalad helin 

Aqoontayda reer mudug jufo yar iyo mid kalaba dilidda in nin gabar loo dilo way ku yar tahay ama maba dhicin

Taasna waxaa keenaya colaadaha aysan ka bixin waligood dagaaladana "rag" bay ku xisaabtamaan dumar kuma xisaabtamaan

Dhacdadaan way ka duwan tahay wixii horay uga dhici jiray mudug waa arrin ku cusub

Marka hore gabadhu waa saqiir aan qaan gaarin

marka labaadna qaar ka mida dadka dhibka u gaystay rixim dhaw bay la ahayd sidaan maqlay waana qiso kaloo la yaab leh.

Tan sadexaadna jir dil, kufsi iyo naf goyn bay isugu dareen.

See loo wajihi karaa

Aragtidayda waxaa loo dili karaa ninkii dilay oo nafteeda gooyay, kuwa kalana xabsi dheer waa sida ugu dhaw aragtidayda allena raali ka noqon karo.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.