Saalax

Somaliland region MP: The talks between Sland and Federal Government are about unity

Recommended Posts

galbeedi   

Useless talks won't produce anything.

The only hope for unity is for the Somaliland army to  take over the south and bring peace. Then , the capital must be relocated to Hargeisa.

We can't do the same thing. We need new tough measures.

Corrupt southern politicians must be disbanded and coerced .  

#0 sanadood ayaa la sugayey waxna kama soo naasa cadda. Waar Budhcadan dawlada sheeganaysa aynu dalka ka dhacsano.

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

OOdweyne, 

I agree. He has no bearing at all.

Laakiin Saaxiib, Are you ever thought of helping the innocent people dying everyday with hands of Al-shabaab while the weak and corrupt politicians take turns with no way out?

Remember, Somaliland have the capacity to change things.

Waxan ma sidaas uun baynu u daawanaa?. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dowladda dhexe iyo maamulka Waqooyiga ee Soomaaliya wey mideysanyihiin oo Soomaaliya ka wada tirsanyihiin. Haddee hadlaayaana sida maamul goboleedyada loola hadlaaye ayaa loola hadlaa. Midownimo iyo waxaas meesha ma yaalaan. Soomaaliya waa dal mideysan laakiin dagaalo sokeeye ka jiro.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
19 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Dowladda dhexe iyo maamulka Waqooyiga ee Soomaaliya wey mideysanyihiin oo Soomaaliya ka wada tirsanyihiin. Haddee hadlaayaana sida maamul goboleedyada loola hadlaaye ayaa loola hadlaa. Midownimo iyo waxaas meesha ma yaalaan. Soomaaliya waa dal mideysan laakiin dagaalo sokeeye ka jiro.

Wa sidaas aad sheegtay. Aduunka hal Somalia bu aqoonsanyahay, wixi hoos yimadana wa mamuul goboleedyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
1 hour ago, galbeedi said:

Useless talks won't produce anything.

The only hope for unity is for the Somaliland army to  take over the south and bring peace. Then , the capital must be relocated to Hargeisa.

 We can't do the same thing. We need new tough measures.

Corrupt southern politicians must be disbanded and coerced .  

#0 sanadood ayaa la sugayey waxna kama soo naasa cadda. Waar Budhcadan dawlada sheeganaysa aynu dalka ka dhacsano.

 

 

Somaliand region politicians are generally too naive for the cutthroat politics of  the south. They could have absorbed  power way back by making Hargeisa the capital instead of Mogadishu but now it is too late they wasted almost 30 years of "ictraaf" nonsense that will never come.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
Just now, Saalax said:

Wa sidaas aad sheegtay. Aduunka hal Somalia bu aqoonsanyahay, wixi hoos yimadana wa mamuul goboleedyo.

Xataa Eritareeya wax laga raadiyey, thinking Afwerki of all people would help them. Afwerki Soomaaliya iyo dadkeeda mahad gooni ah ayuu u haayaa, if only the prostituting wretched secessionist knew that. They have so far prostituted to Xabashis, to Ingiriis, to Imaaraad, to Kiikuuyo, all neglecting, xataa dib uma soo fiirinayaan. Ileen ceeb looma dhinto.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
55 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Xataa Eritareeya wax laga raadiyey, thinking Afwerki of all people would help them. Afwerki Soomaaliya iyo dadkeeda mahad gooni ah ayuu u haayaa, if only the prostituting wretched secessionist knew that. They have so far prostituted to Xabashis, to Ingiriis, to Imaaraad, to Kiikuuyo, all neglecting, xataa dib uma soo fiirinayaan. Ileen ceeb looma dhinto.

Some of them realize that fact.  Ali Gurey posted on his facebook page that the case of Somaliland region and Eritrea is very different and that Sland supporters should not be wasting their time hoping for a Eritrean miracle to rescue them. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

I got busy after my early post. 

OOdweyne,

Since the social contract of Somaliland,  despite some  economic and other institutional problems had produced a peace and functioning albeit unrecognized  state  among the citizens , is there any mechanism to copy and apply in the south.

The southern  Somalis seem to act always as shrewd politicians who know the game better than anybody else, yet state building and social contracts need patience, consensus and trust. 

When the Carta , Djibouti government was proclaimed in 2000, I met one  southern guy who was HG and I congratulated him since one of them become the first recognized president since the collapse of 1991. To my surprise , he said, " Dagaalka Muqdisho waxa uu dhexeeyey Caydiid Jufadiisa (Sa) and Unaka., C/qaasim was the wrong guy" I told him that I am from the North and all I know is a HAG guy been selected as a president, and I have no interest within the  internal squabble  of your clan. I thought he would address the big picture.

So, how would you proceed to create a social contract while you have foreign backed groups controlling some regions, the presence of Amisom and the presence of Al-shabaab? 

Please go ahead and try.

Personally , I do believe that A strong leader who looks solutions within the Somali people while removing foreign power inside the country  would have more chances of succeeding than  those expecting to pacify the country with the foreign muscle. 

If the mindset of the leader is pacify Somalia with money, military and muscle of other won't go anywhere.After 18 years, Americans in  Afghanistan have decided to sit down with the Taliban. Why not talk to Al-shbaab? It has been already 13 years with no success. 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
5 hours ago, galbeedi said:

Useless talks won't produce anything.

The only hope for unity is for the Somaliland army to  take over the south and bring peace. Then , the capital must be relocated to Hargeisa.

We can't do the same thing. We need new tough measures.

Corrupt southern politicians must be disbanded and coerced .  

#0 sanadood ayaa la sugayey waxna kama soo naasa cadda. Waar Budhcadan dawlada sheeganaysa aynu dalka ka dhacsano.

 

Galbeedi I just realized you are as delusional as the secessionst whose sole raison d'etre is the breakup of Somalia and supremacy of jeegaanta in a barren clan fiedom constant at war in Sool and now another clan war in Sanag. Their supporters even here in SOL support the wicked and evil shabaab causing destruction and mayhem in the south. No group of Somalis other than the jeegaanta ever harbored so much  hatred for their fellow citizens. They enjoy every shabaab bombing in Mogadishu as if that will help them.

The current politicians in the north identified as jeegaanta are weak and unable to compete for high office in Somalia so the fall back is to rule clan fiedom  which will never become a country. Qabiil Qaran Ma Noqdo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Holac   
Quote

Galbeedi I just realized you are as delusional as the secessionst whose sole raison d'etre is the breakup of Somalia and supremacy of jeegaanta in a barren clan fiedom constant at war in Sool and now another clan war in Sanag. 

Galbeedi proposed a great plan. Why is it that you all want to continue the status quo while you all live in comfortable lives in the West. Innocent people are suffering.  We need radical changes and a different way of thinking about Somali unity.  How does it help you personally to have Mogadishu as the Capital and the President to be from your clan all the time? Why not try new things?

Saxib, don't be blinded by clannish bias. The people of the North are your fellow Somalis and they would do a better job running the country than those in Mogadishu today. How do I know that? Just have a look at how things are today. 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Holac are you getting delusional as well? Advocating and conspiring with foes and friends day night  does not lead to unity. Those who advocate such evil ideas do not deserve to lead Somalia. Somalis will choose who will lead them whether they are from the South, North or Central. You are wrong the haters are not in Mogadishu. Despite its current difficulties, Mogadishu is melting pot compared to other cities. What is needed is either try to help or at least refrain from causing discord.

Share this post


Link to post
Share on other sites
galbeedi   

PeaceAction,

Of course from time to time we could all be delusional , yet sometimes , the line between genius and  madness becomes very blurry.

We really do care about our brothers in Mogadishu and no one in the world can sustain these games of changing shirts and presidents 16 years consecutive which brings deadly results every four years. 

We do believe that we northerners have been always more serious than the southerns in many issues including approach to state issues, patriotism, Soomaaliniom, culture and even Somali literature. Certainly we are more tribal than the south and the melting pot of Mogadishu , yet we would never had sat there watch the carnage.  we don't consider these things " Caadi Waaye ". 

If there is a way to bring  Somaliland to come back to the Somali family including ruling others and change of capital, I would do in heart beat.  For those of us in the diaspora, the biggest dream of all dreams is a united , peaceful Somalia.

Waar, Illaah baan idinku dhaarshee Turubka baandheeye oo dhhiga ummada joojiya. 

The day five hundred Somalis were murdered in one place should have been a D Day for any Somali leader with conscience.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Galbedi

Maamulka snm ciidamo ha u diro koonfurta iyo sidaanu wax la fiirsan karo ma'ahan waa kaftan, laga yaabee inaad oodweyne buur uusan kasoo degi kari saarayso.

Snm labo jufo oo ceel afwayn ku dagaalaanta ama meel kalaba ciidan ku filan uma hayso, xaqiiqda kursiga jilicsan fadhigiisa iyo kan looxa ka samaysan waa kala labo.

Snm waxaa lagu tuhmi karaa caqli maadaama ay ku noolaayeen nabad galyo mudo fara badan balse xoog iyo ciidan meesha haba keenin.

Waxaa u furnaa albaab aad u wayn oo ay ku oran kareen war dalka aan u talino iyo hargaysa ha noqoto madaxii dalka waan hubaa in wax un kasoo noqon lahaayeen

Balse nasiib wanaag caqligoodii iyo maalkoodii waxay isugu geeyeen fuusto daloosha buuxinteed.

Tan dhiig joojinta koonfurta.

Aragtidayda lagama yaabo in xagjir  iyo dawlad, maxkamad leh, oo kii qarax gaysta  ku sheegaya ina caasho raage, ku dhashay ceel-juqow, una furantahay rafcaan, taasu dagaal ma'ahan waa dhiiri gelin aragtidayda.

Dagaalka fikirka waxaa baabi'in kara fikir kale sida ciraaq, oo niman maro cagaaran madaxa loogu xiray laga horgeeyay, maantana askatoodu jidkay seexataa aysgoon wax baqdin ah qabin.

Somaaliya iyo Afghanistan waxaa loo sheegay inay xaquuqul insaanka dhawraan dadkii ka dhintana ay aas qarran u sameeyaan.

Waxaa kuusoo haray siyaasiyiinta reer gurceel haddii loo dhiibo talada dalka waan hubaa inaysan waxba soo kordhinayn aan ka ahay dhul boob iyo suuq madaw.

Wakhtigii qabiilku awoodda lahaa waa laga gudbay reer (mundul) haday waxay toosin karaan sodon sano yaa la ag fadhiyay.

Arrinta ugu muhiimsan waxaa weeye dal dagaal ku jira haddii aad qabiil kusii kala qaybiso intee buu fogaan karaa?

Wayna muuqataa sida qoraxda shayga kaliya oo qalbiga snm iyo usc farxad gelin kara waa inay arkaan dad dhintay oo laamiga daadsan, si dawladda loo dhaliilo

Qaybta usc, gar bay leeyihiin, waxay ku doodayaan ratigaan sodon sano aan ku kicin waynay macquul ma'ahan inuu labo sano ku istaago.

Qaybta snm waxay ku doodayaan aqoonsigaan ku tiir iyo tacab beelnay markaan is lahay mirihiisii gurta yaa naloo sheegay inaan gal-mudug ag fadhiisano.

Warka marka lasoo xooriyo saaxiib arrintu waa qabiilaysi, qabiilna iskama celin karo fikir mayal adag ha u fadhiyin.

Maanta handbrake ii jiid aniguna beri, waa xaqiiqda taal soomaaliya iyadoon korka laga salaaxayn.

Tusaale

C/lahi yusuf wuxuu doorbiday inuusan beel marti ugu noqon muqdisho taa badelkeedana uu itoobiyaan walaal ka dhigto (u fiirso halista meeshaas ku jirta)

Farmaajo wuxuu doortay beel ka baxsan xayndaabka muqdisho ootay waxaadna ka garan kartaa cabaadka ka baxaya ayagoo dhamaantood afhayeen u wada noqday shabaab.

Warkayga akhriso saaxiib maxay tahay D'irta 2019 boodhka laga jafayo ayadoo bishii ramaadaan soo dhawdahay?

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Aqoonsiga iyo buunka qiyaamuhu isku mar buu dhacayaa sida muuqata, saaxiib aad baana uga xumahay inaan idin niyad jabiyo balse waa sida uu muuqata.

Koonfurta oo dhib ka jiro iyo ayadoo hagaagta kee aqoonsiga u roon?

Berigii ay snm  siyaad barre la dagaalamayeen, maxay u qarsadeen inay doonayaan gooni isu taag?

Soo macno fiican maanta ma samayseen dhanka aqoonsiga ama looma arkeen dad xoriyad usoo dagaalamay, haday horay u sheegi lahaayeen ajandaha dagaalkooda?

Macquul ma noqon kartaa in dagaalkii lagu diidanaa siyaad barre loo badelo xoriyad gooni isu taag 90kii ka dib?

MP hadlaya waa nin wayn wuxuu ogyahay xaqiiqda jirta, nin wayn wadkiisa waa yaqaan.

Waligiin inta shir qabsateen culumada beesha siyaasiyiinta, qurba joogta haweenka iyo dhalaanka ma ducaysateen?

Talo iga gaarsii dadka wax garadkaa iyo ciddaan waxba garan labadaba.

Ducadu waa muhiim waxaad ku ducaystaan inta beesha laysugu yeero,

ilaahow haddii khayr noogu jiro koonfurta naga furfur, haddii uusan khayr noogu jirina nala midee.

Xaqiiqdii ducadaas way ka fiicantahay inaad yuhuud iyo nasaaro hoos galgalataan sodon sano iyo dheeraad. 

Dr.biixi wuxuu ku qudbeeyay dawladaha aan saaxiibka nahay yaa kuwa tunka wayn nagala hadli doona si naloo aqoonsado. 

Sheekadaas intee habeen baa la qayili karaa aragtidaada? Halkaas soo quus kaagana muuqato?

War ninyahow ma doonayo inaan ku daaliyo iyo inaad ii jawaabto midna waxaan doonayaa oo kaliya inaad shaydaanka iska naarto caadina iska dhigto riyadaan sicir barar baa laga qaadayaa

Jid ama waddo markaad qaado oo aad ku daasho, geesaha la fiiryaa waxaa laga yaabaa inaad aragto geed hoos macaan oo aad ku nasato iyo dad fiican oo ka ag dhaw, kuuna sheega wado ka dhaw midaad kusoo daashay, lamasii maqiiqnaado.

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.