Sign in to follow this  
Deeq A.

Dhageyso: Hadal Jeedinta Madaxweyne Geelle Ee BFS

Recommended Posts

Deeq A.   

Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka hor jeediyey Labada gole ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Waxa uu muhiimadda ku saaray ka hadalka arrimaha midnimada, ka shaqeynta dib u dhiska dalka iyo arrimo kale.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/03/KHUDBAD-GEELLE.mp3

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this