Saalax

"Berbera Corridor" aka existing road reconstruction halted

Recommended Posts

mashruucii dhismaha wadada berbera coridor oo qabyoobay"WARBIXIN"
 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qawda maqashii waxna habu qaban waa iska sheeko baraleey lagu yaqaano munaafuqa Reer Imaaraadka. Dad iska marqaansan, Muuse Muqayil ka koow yahay, ayee rabaan filinkaan ka gadaan.

It was also obviously hastily arranged after dowladda Qadar dhagax dhigtay dhisida jidka isku xiro Jowhar-Xamar-Afgooye oo ku baxeyso $200 million.

  • Thanks 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hello Folks,

Waxaan mar-marka aan akhriya nac-nacda halkan lagu soo qoro aan is idhaahdaa:

“.......Tacaacdu iyo Tawaawiicdu waa u "tusan-togan" darbi-laga-hel toban kale ku murantey iyo af-qushuushle tashan kari waayey…….”

Taana waxa aan uga jeedaa marka la tuso dadka qaarkii dagaddii Berbera oo la dhisayo, waa cararaan sidii lagu yiqiin wixii “fuley” iyo "Ilma-Gumeed" ah, oo xataa doodoodii odhaneysay waxba laga dhisimaayo Berbera waa ka cararaan in ay difaacaan marka la tuso iyada oo shaqadii socoto.

Tan wadada ahina sidaas ayey ku dambayneysaa oo dhismaheedu waa uu dhici doonaa sida aan u hubo wadkeyga.

Idaacadahan badan ee iska "tabloid-ka" ahi ee “sensationalism story” raadinayaa, ama soo gudbinaya wixii war ay u arkaan iyaga oo aan soo wareysan hayadihii ku shaqo lahaa wadadan dhismaheeda, oo aan xataa soo wareysan waxa ku dhacay bilaabistii dhismaha wadadan oo iska odhanaya waxa labilaabi lahaa 15 March lamana bilaabin sidaa daraateed waa "qorsho-fashil-ah" waa arin ka turjumeysa aqoon la-aanta heysata "TV-yadan" badan.

Oo ah idaacaddo iyo war-tabiyayaal aan xataa garaneynin sida wax loo soo ogaado ama loo baadho warka ay soo gudbinayaan.

In other words, they don't even know how to do a proper "investigative journalism".

Sidaa daraateed, dhismaha wadadan - Berberra Corridor - ma aha wax si fudud ku fashilmaya, ee ninkii sugayow arin fashil ah aan kuu sheegaa waxa fashil ah, Col. Caare iyo hawaawigiiisii uu iska dhaadhiciyey isaga oo Qardho jooga ee ku aadan gobolka Sanaag.

Waxaa kaloo fashil ah Villa Somalia iyo "Af-ka-awdanka" dhex-fadhiya ee "higaada-afka-hooyo iyo ku hadalkeeda ku marganaya" ee Ina Farmaajo la yidhaahdo. Oo ah nin xataa "Laba-Kilometer" oo wareeg ku ah Villa Somalia hubin kari waayey in uu nabad-galyadeeda sugo. 

Laakiin waxa aan hubaa marka dhismaha jidkaas ee "Berbera Corridor" la yidhaahdo bilowdo sanadkan, oo aan dabadeedna doodan aan soo celiyo, mar-labaad, si aan u tuso wixii “Ilma-Gumdeed” ahaa ee iska dhaadhiciyey in aan wadadan la dhisi doonin oo ay "qorsho-fashil-ah" tahay, in aaney "wadne" ama "ragganimo" ay ku difaacaan waxa ay maanta ku tanac-tanac leeyihiin aaney yeelan doonin.

Ee bal aanu sugno bilo yar oo wakhti la tirinayo ah.  

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:

Qawda maqashii waxna habu qaban waa iska sheeko baraleey lagu yaqaano munaafuqa Reer Imaaraadka. Dad iska marqaansan, Muuse Muqayil ka koow yahay, ayee rabaan filinkaan ka gadaan.

It was also obviously hastily arranged after dowladda Qadar dhagax dhigtay dhisida jidka isku xiro Jowhar-Xamar-Afgooye oo ku baxeyso $200 million.

 

ha qofkasta wu iska fahanyahay inay ariintan khiyaali tahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^^^

Barwaaqooy, tolow, Inaadeer, ma is tidhi dadka qaarkii lma-Gumeednimadda sheegatanimadda ah ee ay leeyihiin, ama ta ah in nin dhulkiisii la xukumo uu dad kale ku haraado, waxa usii dheer xishood-la'aanta aaney ka xishoonneynin in ay ka hadlaan wax aaney waxba ka-ogeyn.

Laakiin, waa halkii deggadda Berbera oo markii ay arkeen daggaddii oo la dhisayo "afkoodiiba baa juuqda gabey", oo waa carareen. Tana waan hubaa in ay ka carari doonaan. Ee bal aan eegno.😎 

Share this post


Link to post
Share on other sites
3 hours ago, Barwaaqo said:

Beeni raad ma leha 

 

 

 

Buundo la dhisayo maxay sheegaysa? there is no work on the rest of the road.

Share this post


Link to post
Share on other sites
12 minutes ago, Saalax said:

 

Buundo la dhisayo maxay sheegaysa? there is no work on the rest of the road.

Warkaaganni waa saambuuse laga adimaye; miyaan wali laguu soo dhiibin waxaad ka sheegi lahayd Madaxdda meeqaamka sare leh ee Mujaahidka qasrigiisa ku soo booqday?  Ma diyaaradii Waftiga Eretariyiinta ah Muqdisho u waday baa la soo khaldantay buu cinwaankaagu  noqon?

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 minute ago, Barwaaqo said:

Warkaaganni waa saambuuse laga adimaye; miyaan wali laguu soo dhiibin waxaad ka sheegi lahayd Madaxdda meeqaamka sare leh ee Mujaahidka qasrigiisa ku soo booqday?  Ma diyaaradii Waftiga Eretariyiinta ah Muqdisho u waday baa la soo khaldantay buu cinwaankaagu  noqon?

Are you saying Somaliland region media is lying? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Illiteracy is really a curse, particularly when one wishes to discuss affairs he or she has no tangible scintilla of a facts about it.

And by that I mean, one should have actually read what this "Berbera Corridor" is all about and have the facts about it before one detains others with his take of it.

For it's a major artery of high-way, and two dozens of a "by-pass bridges" intended to pass Hargesa, so that the road (i.e. the Corridor) can connect directly from Berbera to Wajaale, whilst bypassing Hargeisa urban areas completely.

Currently the road goes from Berbera to Hargeisa and then to Gabiley on it's way to Wajaale. However, a large-truck and container-carrying-trailers needs direct connection from the port city of Berbera to all the way to Wajaale without going through Hargeisa at all.

Hence the need for a "multiple connecting bypassing bridges" that allows the corridor road to "circumvent" Hargeisa out-of-the-loop altogether, particularly when the road comes from Berbera on it's way to Wajaale. 

So as I said it, that it would be best for those who wants to comments on "Berbera Corridor" to actually know what this "massive project" entails and know it in detail sort of sense, before they exposed themselves (as usual) as a bunch of a hair-brain cretins who have no idea what on earth they ought to be talking about in any way.

But that, I suppose, is really a forlorn hope on my part in here. Given that some folks are basically "constitutionally incapable" of not talking about what they lack, both in-terms of lacking the "innate intelligence" to know things of that sort, and also lacking the sheer back-ground information about the subject matter that is at hand in which they wish to discuss others with.

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Barwaaqo said:

miyaan wali laguu soo dhiibin waxaad ka sheegi lahayd Madaxdda meeqaamka sare leh ee Mujaahidka qasrigiisa ku soo booqday?

Barwaaqo,

How true that is, you have no idea, my dearest, In other words:

Nimankan Villa Somalia fadhiya ee "Naxli iyo Nabar" (aanu u bixiney), waxa ay "urursadeen" wixii losers ahaa. Wixii nolosha ku saaqidey. Wixii welfare scroungers qurbaha ku ahaa. Wixii vagabond mustaqbal iyo nolol ka ahaa.

Markaasay yidhaahdeen, twitter account, Face-books, iyo social media account kale sameysta, halkaasna naga amaana, waliba dad kalena ka caaya.

Intaasna waxa aad ku dartaan ayey yidhaahdeen in aad "Fake-News" aad sameysaan, oo dabadeed-na You-Tube-ka soo dhigtaan oo aad soo galisaan. Waxooga mushahaar ahna waa u qoreen shaqaalahoodan. 

Waakaas, kuwa badan oo halkan SOL ah nala jooga, shaqada-maalmeedku waxa ay tahay. Oo intaas ayey noloshoodu ku soo banjartey.

Qaar koodna waaba "sheegato" reero kale isku xoqaya, sida mid halkan ka tanac-tanac leeya, oo xataa garan waayey reerka uu sheeganayo cidda suldaan u ah. 

Markaas, hala yaabin waxyaabaha "ugubka" ku ah dhaqanka-siyaasadeed ee ummadda Soomaaliyeed oo ay nimankan Villa Somalia fadhiya ee "Naxli iyo Nabar" ku soo kordhiyeen ama ay soo alifeen.

Sababta oo ah mar-mar waxaan is idhaahdaa bal may Xamar oo qudha oo kaliya nabadeeda ka shaqeeyaan, intay "Welfare losers" qurbaha ku wareeray ay lacag siinayaan, oo ay ku leeyihiin anaga na amaana, dadka kalana caaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

I hope this is not true. The Emarati Arabs perfected the art of qawda maqashiin. This is not their first time playing games with Somalis. 

  • Like 1

Share this post


Link to post
Share on other sites
1 hour ago, Holac said:

I hope this is not true. The Emarati Arabs perfected the art of qawda maqashiin. This is not their first time playing games with Somalis. 

Yes, do you  remember  Sh Zayid hospital in Mogadishu fiasco?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Holac and Maakhir1,

Saaxiibayaal, dhareerka iska duwa rag waaweyn ayaad tihiine.

In other words, there is a way to show your innate disapproval of any good things that could ever happen to Somaliland. And there is a desperate way to do it. Hence, what you two fellows are doing is nothing short of a contemptible sort of desperation, really.

And by that I mean, it was only a year ago when both of you have hold (sincerely hold it, no less) that this "DP World deal" will be cancel by Villa Somalia and therefore it will not happen at all.

And when you a year later have finally been proven glaringly so wrong as a matter of fact, you simply run away from your old arguments, whilst at the same time, having your tails between your legs, or mighty eggs-on-your-collective-faces.

However now you are back into your old "specious acts", which was that of talking-both-side of your mouths, along the lines of being desperate enough and at the same time secretly praying for this "Berbera Corridor" not to be build, even if you are pretending as if the Emaratis are playing "games".

So my argument to you folks is this: will you be willing to put your hands up and say that you will bet everything you hold dear, that, this Corridor road will not be build and the Emeratis are, as usual, "playing games" as you two fellows seems to be suggesting in here?

If not, which means you chaps are not willing to do that, then, please niggers, spare us your unbecoming desperation of hoping for the worse for Somaliland. It's getting rather tiresome to behold, day after day in here of SOL, really.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead